Nasiye modern medical center

Nasiye modern medical center Clinical and pharmaceutical services

 Waxa aad ka helaysaa Vitamin-adan kala duwan oo ah kuwo ugu fiican ee waqtigan dunida laga isticmaalo.Wixiii faahfaahin...
02/02/2023


Waxa aad ka helaysaa Vitamin-adan kala duwan oo ah kuwo ugu fiican ee waqtigan dunida laga isticmaalo.

Wixiii faahfaahin ah nagala so xidhiidh:
☎️+253 63 4231184

13/01/2023

Welcome to NASIYE MODERN MEDICAL CENTER.
⛳️Hargeisa,Somaliland
🏁October road.
☎️ +252 63 4231184

SANAD CUSUB (NEW YEAR)Sanad cusub micnihisu wuxu yahay ayaamo-sanadeed tagto ah oo wax-kasta ee uu la tegey ay yihiin wa...
01/01/2023

SANAD CUSUB (NEW YEAR)

Sanad cusub micnihisu wuxu yahay ayaamo-sanadeed tagto ah oo wax-kasta ee uu la tegey ay yihiin wax dhintay. Waxaa kaloo micnihiisu yahay ayaamo-sanadeed timaaddo ah ee la imanaya arimo aanan horey kuu soo marin.

Waxaa dushaada ku dhamaaday ayaamo 365 ah oo dhabarka kuu jeediyey, waxaa kaloo dushaada ku curtey ayaamo 365 ah oo aadan hureynin haddii ay qadartu kuu saamaxdo. Ogow bilow walba oo cusub in uu yahay illowsiinyo culaabtii ay tagtada lahayd. Waxaa kaloo uu yahay rajo-gelin naruuro iyo nayaayir ka muuqda timaaddada. Wuxuu wataa wax badan oo aadan horey ula kulmin, kuwaas oo u baahan inaad ku soo dhoweyso raja cusub, niyad cusub iyo go´aan cusub.

Haddaba adiga oo calanka rajada lulaya, waajibaadkaaga dusha ku qaado oo la dabaalo 12-ka bilood ee hortaada ah.

Si aad ula noolaato sanadka cusubna, adeegso khibradihii aad ka heshey sanooyinki duugga ahaa ee ku dhaafay.

#2023
.

31/12/2022

Address

October
Hargeisa

Opening Hours

Monday 07:29 - 20:30
Tuesday 07:30 - 20:30
Wednesday 07:30 - 20:30
Thursday 07:30 - 20:30
Friday 16:00 - 20:30
Saturday 07:30 - 20:30
Sunday 07:30 - 20:30

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nasiye modern medical center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category