GUUL ALLA Herbal

GUUL ALLA Herbal Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from GUUL ALLA Herbal, Medical and health, idaacada, Hargeisa.

20/05/2025

Qaar ka mida dad waynaha la dhibanaa xanuunada cancer ka ee alle caafimaad ka siiyay isticmaalka dawooyinka aanu bixino oo ka war bixinaya sida ay ugu caafimaadeen dawooyinka
Waa gabadh la dhibanayd xanuunka cancer ka ee ku dhaca naasaha hadana alle ka caafiyay

Cidii kale ee la dhiban xanuunadan fadlan hala soo xidhiidhaan numbers ka hoosta ku qoran

63 4414300
+252634158249

13/05/2025

Mid kamida bukaanadii ku dawoobay dawooyinka ay ka qaateen xarunta isku daawaynta dhirta dabiiciga ah ee guul alla oo inala wadaagaya sida ay ugu bogsadeen iyo daawooyinka ay qaateen

12/05/2025

Bushaaro bushaaro , dhamaan dad waynaha la dhiban ama ehelkoodu la dhiban yihiin xanuunanadan waxaan ugu bushaaraynaynaa in dawadooda la idiin hayo cudurada hoos ku xusan
1. Cancer ka noocyadiisa kala duwan
2. Babaasiirta
3. Gaangerida
Iyo kuwa aanu video ka ku xusnay

25/07/2023

Bushaaro bushaaro
Umada somaliyeed meelkasta oo ay joogaan waxaan idiinku bushaaraynaynaa inaan ugu danbayn ku guulaysanay Daawooyinkii dabiiciga ahaa ee aanu mudo badan tijaabada ku wadnay kuwaasi oo dawo ka ahaa cuduradan
1. Cancer ka noocyadiisa kala duwan
2. Babaasiirta
3. Fiixaha
4. Gaan garida
Hadii aad mudo la dhibanayd cuduradan waxaan idiin diyaarinay dawo mudo kooban soconaysa oo haduu alle idmo rajaynayno inaa ku caafimaado

Wixii faahfaahin dheeraada nagala soo xidhiidh numbers ka hoos ku lifaaqan
No : +252 63 4158249

Waxaad noogu soo hagaagi doontaan daawaynta cudurada anagoo ula tacaalaynta hab dabiiciya Cudurada kala ah 1. Cancerka n...
07/05/2022

Waxaad noogu soo hagaagi doontaan daawaynta cudurada anagoo ula tacaalaynta hab dabiiciya
Cudurada kala ah
1. Cancerka noocyadiisa marla laga reebo midka beerka ku dhaca
2. Babaasiirta
3. Fiixda
4. Gaangerida
5. Gasteric ga noocyadiisa
Iyo xanuuno kale oo badan

07/05/2022

Address

Idaacada
Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when GUUL ALLA Herbal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share