Arak Medical Centre

Arak Medical Centre Your well-being is a priority. Top-notch healthcare, and cutting-edge services for valued patients.

24/10/2023
Dhakhtarka caruurta ayaa kuugu diyaara xarunta Arak Medical Centre
14/10/2023

Dhakhtarka caruurta ayaa kuugu diyaara xarunta Arak Medical Centre

Fursad Caafimaadka Ilkaha.Goobta: Hargeysa, Xaafda 150ka , Bariga Star Box.
09/10/2023

Fursad Caafimaadka Ilkaha.
Goobta: Hargeysa, Xaafda 150ka , Bariga Star Box.

Fursad Caafimaadka Caruurta.Goobta: Hargeysa, Xaafda 150ka , Bariga Star Box.
09/10/2023

Fursad Caafimaadka Caruurta.
Goobta: Hargeysa, Xaafda 150ka , Bariga Star Box.

Dhaktarka Arak Medical Centre waxa inoogu diyaar ah dhakhaatiir ku takhasustay ilkaha iyo afka qaybihiina kala duwan sid...
08/10/2023

Dhaktarka Arak Medical Centre waxa inoogu diyaar ah dhakhaatiir ku takhasustay ilkaha iyo afka qaybihiina kala duwan sida saarida ilkaha, buuxinta ilkaha , xidhida ilkaha iyo daawaynta xanuunada ilkaha.
Nagusoo booqo xaafda 150ka bariga star box.

Waxaa dhakhtarka Arak Medical Centre idiinku diyaar ah dhakhtarka caruurta ( Dr. Mustafe ), kaas oo ku takhasusay daawey...
07/10/2023

Waxaa dhakhtarka Arak Medical Centre idiinku diyaar ah dhakhtarka caruurta ( Dr. Mustafe ), kaas oo ku takhasusay daaweynta caruurta,la tacaalida cudurada waqtiga dheer qaata ee caruurta iyo ka hortaga xanuunada sida talaalida caruurta.
Dhakhtarkani wuxuu u shaqayn doona caruurta da' doodu u dhaxayso Dhalasho ilaa 15 jir, sidoo kalena wuxuu bixin doona talooyin waalidka ku socota.

Alhamdulilah;Waxa xalay noo suurto gashay munaasibada xadhig ka jarka dhakhtarka, kaas oo ku yaala degmada 26 june gaar ...
23/09/2023

Alhamdulilah;
Waxa xalay noo suurto gashay munaasibada xadhig ka jarka dhakhtarka, kaas oo ku yaala degmada 26 june gaar ahaan 150 ka.

23/09/2023

Alhamdulillah;
Waxa xalay 22/Sep/2023 noo suurto gashay munaasibada xadhig ka jarka dhakhtarka, kaas oo ku yaala degmada 26 june gaar ahaan 150 ka.

23/09/2023
16/09/2023

Address

150, Street
Hargeisa
1212

Telephone

+252638083330

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arak Medical Centre posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram