Dr. Farxaan Cali Cumar

Dr. Farxaan Cali Cumar Farxaan Cali Cumar waa dhakhtar, halabuur iyo akhriste deggan Hargeysa, Somaliland.

22/12/2024

Xanuunada iyo sida la isku qaadsiiyo

04/08/2024

Barnaamijyo Caafimaad oo taxabe ah kala soco Dr. Farxaan Cali Cumar

RAMADAN KARIIN
17/03/2024

RAMADAN KARIIN

810 Followers, 104 Following, 2783 Likes - Watch awesome short videos created by Dr Farxaan Calidhuux

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خيرWaxa aan hanbalyo meher waxan la wadaagayaa sxbkay Drabdiaziiz Muse iyo ma...
28/09/2023

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

Waxa aan hanbalyo meher waxan la wadaagayaa sxbkay Drabdiaziiz Muse iyo marwadiisa xamdi oo maanta meherkoodu qabsoomay.
Sxb hanbalyo 1000 jeer. Alle ha idin barakeeyo.

Caqliga iyo garashadu waa waxyaabaha ilaahay ku manaystay dadka, sidoo kale caqliga iyo garashadu waa waxa ay dadku ku k...
08/03/2023

Caqliga iyo garashadu waa waxyaabaha ilaahay ku manaystay dadka, sidoo kale caqliga iyo garashadu waa waxa ay dadku ku kala duwan yihiin. Waxyaabaha siyaadiya garashada waxa ka mid ah waayo aragnimada iyo inta uu qofku jiray laakiinse caqliga qofka wax siyaadiya ilaa hada lama ogga.
Si ay garaadkaaga iyo maankaaguba u koraan, kaalay badda illa soo arag—si aad umuurta ilaahay ugu cibro qaadato. Mawjadaha iswaydaaranaya ee aan midina mid dhaafayn ayaa garasho kuu kordhin doona sidoo kale biyaha aad arkayso xawaaraha ay ku socdaan hadana aan dhaafayn halkii ilaahay ugu talo galay—cajiib!!!!!.
Si aad waxbadan ula socoto kaalay—ku xidhnow page-kaygan.
Dr. Farxaan Cali Cumar

11/01/2023

Asthma (Xiiq) Dr. Farxaan Cali Cumar

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr. Farxaan Cali Cumar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr. Farxaan Cali Cumar:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram