Ethiopian Clinic And Pharmacy

Ethiopian Clinic And Pharmacy Adress:- idacada, wadada ina garaw istaanka basaska kililku kabaxan.

06/11/2025

Iska talaal xanuunka jooniska, si bilaashana iskaga baadh ethiobest care clinic.

Xanuunka joonis B, waa dilaa qarsoon haduu qofka ku dhacana daawo kaxaysa malaha.
Waxaa kali ah aad 99% kaga badbaadi kartaa waa talaalka.

Kaalay iskaga baadh si bilaash ah oo qaado talaalka adi iyo qoyskaakuba.

Iska diwaangali +252637558201
Kader Abdilahi Yusuf

In aad hesho Dakhtar kuu sameeya latalin caafimaad oo ku tusa sida sax da ah ee aad u qaadanayso dawada waa kuu muhiim.h...
03/11/2025

In aad hesho Dakhtar kuu sameeya latalin caafimaad oo ku tusa sida sax da ah ee aad u qaadanayso dawada waa kuu muhiim.
hana mo'gaan in adeegyada aan bixino qaar kamid ah yihiin bilaash.

Adeegyada Bilaashka ah.
✔SHAYBAADHADA AAS-AASIGA AH
✔ KOMBUTERKUNA WAA BILAASH (HOOYADA IYO DHALAANKA).
Goobta : wuxu ku yaalaa Idaacada,istaanka basaska kililka ee agagaarka ina garow
☎️Wixii Faahfaahin Dheeriya Nagala Soo Xidhiidh 063 7832688 ama 0637558201
Waxaad sidoo kale fariimaha waxa aad noogu reebi kartaa whats Appka 0637558201
KA FAA IIDAYSI WACAN.

Ka digtoonow xumadda oo iska war hay Caafimaadkaaga.Sidoo kale waxa aan kuu haynaa adeegyo free ah.Adeegyada Bilaashka a...
02/11/2025

Ka digtoonow xumadda oo iska war hay Caafimaadkaaga.
Sidoo kale waxa aan kuu haynaa adeegyo free ah.
Adeegyada Bilaashka ah.
✔SHAYBAADHADA AAS-AASIGA AH
✔ KOMBUTERKUNA WAA BILAASH.
Goobta : wuxu ku yaalaa Idaacada,istaanka basaska kililka ee agagaarka ina garow
☎️Wixii Faahfaahin Dheeriya Nagala Soo Xidhiidh 063 7832688 ama 0637558201
Waxaad sidoo kale fariimaha waxa aad noogu reebi kartaa whats Appka 0637558201
KA FAA IIDAYSI WACAN.

Ma tahay Hooyo Xaamilo ah oo u baahan latalin iyo daryeel caafimaad hada ba h**e u soo gaadh dhakhtarka Ethiopian clinic...
01/11/2025

Ma tahay Hooyo Xaamilo ah oo u baahan latalin iyo daryeel caafimaad hada ba h**e u soo gaadh dhakhtarka Ethiopian clinic oo uu kuu fadhiyo dhakhtar ku takhasusay xanuunada hooyada iyo dhalaanka.

Sidoo kale waxa aan kuu haynaa adeegyo free ah.
Adeegyada Bilaashka ah.
✔SHAYBAADHADA AAS-AASIGA AH
✔ KOMBUTERKUNA WAA BILAASH.
Goobta : wuxu ku yaalaa Idaacada,istaanka basaska kililka ee agagaarka ina garow
☎️Wixii Faahfaahin Dheeriya Nagala Soo Xidhiidh 063 7832688 ama 0637558201
Waxaad sidoo kale fariimaha waxa aad noogu reebi kartaa whats Appka 0637558201
KA FAA IIDAYSI WACAN.

Noogu kaalay Adeeg Caafimaad oo Dhammays tiran iyo Daawo Tayo leh.Sidoo kale waxa aan kuu haynaa adeegyo free ah.Adeegya...
30/10/2025

Noogu kaalay Adeeg Caafimaad oo Dhammays tiran iyo Daawo Tayo leh.
Sidoo kale waxa aan kuu haynaa adeegyo free ah.
Adeegyada Bilaashka ah.
✔SHAYBAADHADA AAS-AASIGA AH
✔ KOMBUTERKUNA WAA BILAASH.

Goobta : wuxu ku yaalaa Idaacada,istaanka basaska kililka ee agagaarka ina garow
☎️Wixii Faahfaahin Dheeriya Nagala Soo Xidhiidh 063 7832688 ama 0637558201
Waxaad sidoo kale fariimaha waxa aad noogu reebi kartaa whats Appka 0637558201
KA FAA IIDAYSI WACAN.

HEPATITIS B VIRUS INFECTION ....Waxaan h**e uga soo hadalay1. Waa maxay joonis ama cagaarshaw2. Waxyaabaha sababaSiyaaba...
29/10/2025

HEPATITIS B VIRUS INFECTION ....

Waxaan h**e uga soo hadalay
1. Waa maxay joonis ama cagaarshaw
2. Waxyaabaha sababa
Siyaabaha la isugu gudbiyo ama lagu qaado waxaa kamda.

Si guud waxa xanunkan lagu qaadi karaa in jidheena meelaha gudaha udaloola ama xunbaha dhareerayda iyo jidhka dhaawacmay ah uu gaadho dhiig, walax ama dareere kayimid ama la soo falgalay qof xanuunkan qaba ay jidhkaaga gudaha ugasho ama maqaarkaaga ka gudubto waxaana kamida
1. Dhiiga la isu shubo
2. Irbadaha, makiinad ku muda ama sarta
3. Galmada
4. Dhunkashada oo dhareerka qofka xanuunka qaba kugaadho
5. Ilmaha dhasha hadii hooyadu xanuunka qabto
6. Salaanta iyo shunkashada hadii gacmaha dhidid leeyihiin iwm
7. Waxaana xuunka loo qaadi karaa si lama filaana sida goobaha xiirashada/timajaraha, cisbitaalada ama walax cudurside ah oo bananka kugu muda iwm
👀 Lasoco sida looga hortago iyo talaalka qaybaha dambe....

✍️NB:- xaruntayadu waxay bixisaa shaybaadhka xanuunka jooniska oo bilaasha iyo talaalka jooniska oo dhamaystiran.

🚶Kaalay iska baadh oo iska talaal Hepatitis B virus

📌Address: wuxu ku yaalaa Idaacada,istaanka basaska kililka ee agagaarka ina garow.

Faahfaahin dheeriya wac 0637558201
KA FAA IIDAYSI WACAN.

La Soco Cabbirka Dhiggaaga Xili Walba.Adeegyada Bilaashka ah.✔SHAYBAADHADA AAS-AASIGA AH ✔ KOMBUTERKUNA WAA BILAASH.Goob...
28/10/2025

La Soco Cabbirka Dhiggaaga Xili Walba.

Adeegyada Bilaashka ah.
✔SHAYBAADHADA AAS-AASIGA AH
✔ KOMBUTERKUNA WAA BILAASH.
Goobta : wuxu ku yaalaa Idaacada,istaanka basaska kililka ee agagaarka ina garow
☎️Wixii Faahfaahin Dheeriya Nagala Soo Xidhiidh 063 7832688 ama 0637558201
Waxaad sidoo kale fariimaha waxa aad noogu reebi kartaa whats Appka 0637558201
KA FAA IIDAYSI WACAN.

Waxa la galay xiligii ay hawadu is badasho taas oo qof walba la kulmo in uu duray iyo xanuun xumad ah la kulmo hada ka w...
25/10/2025

Waxa la galay xiligii ay hawadu is badasho taas oo qof walba la kulmo in uu duray iyo xanuun xumad ah la kulmo hada ka warqab caafimaadkaaga.

Adeegyada Bilaashka ah.
✔SHAYBAADHADA AAS-AASIGA AH
✔ KOMBUTERKUNA WAA BILAASH.

Goobta : wuxu ku yaalaa Idaacada,istaanka basaska kililka ee agagaarka ina garow
☎️Wixii Faahfaahin Dheeriya Nagala Soo Xidhiidh 063 7832688 ama 0637558201
Waxaad sidoo kale fariimaha waxa aad noogu reebi kartaa whats Appka 0637558201
KA FAA IIDAYSI WACAN.

WAX KABARO DILAAGA QARSOON EE SOMALIDA DHEXDEEDANA KU BADANXanuunka loo yaqaano dilaaga qarsoon waa xanuunka CAGAARSHAWG...
18/10/2025

WAX KABARO DILAAGA QARSOON EE SOMALIDA DHEXDEEDANA KU BADAN

Xanuunka loo yaqaano dilaaga qarsoon waa xanuunka CAGAARSHAWGA /HEPATITIS.

Hepatitis waa caabuq beerka ku dhaca oo uu sababo fayras/virus ka loo yaqaano hepatitis oo ka kooban hidaside dahaadhan(enveloped DNA) oo sababa ama keena kanserka beerka iyo inuu beerku dhaawacmo(hepatocellular carcinoma and liver cirrhosis).

Hepatitis virus wuxu ukala baxaa ilaa 7nooc laakin waxaa ugu badan nooca loo yaqaano HEPATITIS B iyo C siiba hepatitis B ga.

Hepatitis B virus wuxu 10jeer ka xunyahay HIV/AIDS, waana xanuunka ugu badan ee keena beer xanuunka,waxaana sanad kasta udhinta 50 ilaa 100kun oo qof.
Waxaana ugu badan geeska afrika siiba somalida sida cilmibaadhisyadu sheegeen.

Waa xanuun hadii uu kugu dhaco aan daawo kaxaysa lahayn lakin looga hortagi karo talaal si fudud.

Waxan idiin soo gudbinaynaa.
1. Sida la isugu gudbiyo
2. Dadka unugul
3. Calaamadaha lagu garto
4. Sida looga hortago
5. Daawayntiisa iwm.
6. Iyo saamaynta uu beerka kaga tago

NB:
Waxaan bixinaa baadhitaanka HEPATITIS B ga oo bilaash ah iyo talaalkiisa oon qiimo dhimis ku samaynay.

Faahfaahin dheeriya wac 0637558201
Waxaad sidookle fariin noogu reebikartaa whats appka 0637558201

KA FAA IIDAYSI WACAN.

Jimce Wanaagsan  alle khayrka ha ina waafajiyo samee ficilada wanaagsan ee maalinta jimce 1.Badi Ku salinta Nabigeena Mu...
17/10/2025

Jimce Wanaagsan alle khayrka ha ina waafajiyo
samee ficilada wanaagsan ee maalinta jimce
1.Badi Ku salinta Nabigeena Muxammed (S.C.W)
2.Badi Tasbiixada
3.Badi Qur'aan Akhriska.

Si aad u hesho Shaybaadh Tayo sare leh iyo Daawayn sax ah oo noogu kaalay xaruntaydayada.Xasuusnow waa kuu bilaash shayb...
14/10/2025

Si aad u hesho Shaybaadh Tayo sare leh iyo Daawayn sax ah oo noogu kaalay xaruntaydayada.

Xasuusnow waa kuu bilaash shaybaadhku.

✔SHAYBAADHADA AAS-AASIGA AH

Goobta : wuxu ku yaalaa Idaacada,istaanka basaska kililka ee agagaarka ina garow
Wixii Faahfaahin Dheeriya Nagala Soo Xidhiidh 063 7832688 ama 0637558201
Waxaad sidoo kale fariimaha waxa aad noogu reebi kartaa whats Appka 0637558201
KA FAA IIDAYSI WACAN.










Ka Warhay Caafimaadkaaga waayo Caafimaadkaagu Waa Shayga Koowaad.✔SHAYBAADHADA AAS-AASIGA AH ✔ KOMBUTERKUNA WAA BILAASH....
13/10/2025

Ka Warhay Caafimaadkaaga waayo Caafimaadkaagu Waa Shayga Koowaad.

✔SHAYBAADHADA AAS-AASIGA AH
✔ KOMBUTERKUNA WAA BILAASH.
Goobta : wuxu ku yaalaa Idaacada,istaanka basaska kililka ee agagaarka ina garow
Wixii Faahfaahin Dheeriya Nagala Soo Xidhiidh 063 7832688 ama 0637558201
Waxaad sidoo sidoo kale fariimaha waxa aad noogu reebi kartaa whats Appka 0637558201

Address

Idacada, Wadada Ina Garaw Istaanka Basaska Kililku Kabaxan
Hargeisa
E-C20021

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ethiopian Clinic And Pharmacy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram