06/01/2024
Dood wadaagii 2aad ee kuliyada cuntada iyo nafaqada jaamacada Hargeisa oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka,macalimiinta iyo ururka ardayda nafaqada ee jamacada Hargeisa {SNA-uoh} isamarkaana ay kaalin mug weyn leh ka qaaden haayadaha xidhiidhka la leh kuliyada nafaqada iyo cuntada ayaa si baaxad weyn uga dhacay xarunta jaamacada Hargeisa.waxa shirkaas kasoo qayb galay madaxa da kala duwan ee ka kala socda jaamacada Hargeisa,haayadaha qaramada midoobay,ururada aan dawliga ahyn,ardayda jaamacda Hargeisa , ardaydi h**e eek a baxaday kuliyada nafaqada iyo cuntada ee jaamacada Hargeisa iyo qaar ka mid ah Ardayda jamacdaha dalka dhigata ee kuliyada nafaqada.
Waxa goobtaas hadalo kala duwan ka jeediyey,gudoomiye ku xigeenka jamacda Hargeisa dr mustafe khadar.hormuudka kuliyada sayniska mr. cabdifataax mahamuud,madaxa xidhiidhka bulshada jaamacda Hargeisa axmed goolcade,dr sakariye oo ka socday xafiiska madaxweyne ku xigeenka isla markaana ah madaxa scaling up nutrition {SUN} ,Dr fuaad oo ka socday haayda FOA/FSNAU iyo Dr nawaal oo ka socotay haayda WHO waxa kale oo dhankooda ka hadaly macaliin iyo arday.
Ujeedad guud oo ahyd in lagu soo bandhigo xaalada nafaqo iyo sugnaanshaha guud ee Somaliland islamarkaana haayada FAO/FSNAU ay ardayda kula wadaagay warbixino ku saabsan heerka cuntada iyo nafaqada ee Somaliland.Ardayda kuliyada nafaqada iyo cuntada ayaa iyaguna dhankood kula wadaagay sualo iyo riwaayado wacyigalin ah oo ku saabsan cuntada iyo nafaqada.
The second nutrition symposium of the faculty of Food and Nutrition science at the University of Hargeisa .organized by the administration, teachers and the nutrition students' association of the University of Hargeisa {SNA-UOH} .
while they played vital role organizations departments related to the faculty of nutrition and food science, took in grade maner. The meeting was attended by various heads from the University of Hargeisa, the United Nations, non-governmental organizations, students of the University of Hargeisa and alumni of the Faculty of Nutrition and Food at the University of Hargeisa.
Various speeches were made at that place by the vice president of Hargeisa University, Dr. Mustafa Khadar.the dean of applied science Abdifatah Mahmoud, Head of Public Relations of Hargeisa University Ahmed Golcade, Dr. Sakariye from the Office of the Vice President and Head of Scaling Up Nutrition {SUN}, Dr. Fuad from FOA/FSNAU and Dr. Nawal from WHO.
Teachers and students spoke on their behalf.
The general purpose is to introduce the nutritional status and general food security of Somaliland and office FAO/FSNAU shared information with the students about the food and nutrition status of Somaliland. about food and nutrition also The students of the faculty of Nutrition and food science shared questions and awareness drama about food and nutrition.