Hal abuur cabdishakuur

Hal abuur cabdishakuur Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hal abuur cabdishakuur, AIDS Resource Center, Hargeisa.

04/09/2024

Dardaaran walaalnimo

05/06/2024

Ciise muuse midhihii abwaan seceed
Xaqaytegi wax ka dheh abwaan

13/01/2024

Ninbaa helay maalu laa
Midigta mudanbuu ku dhigay
Wuxuu miles aday garbaa
Intuu maankii rogrogay
Ayuu guur meel la yimi
Afarbuu maanku rabay
Inuu ku mideeyo guri
Wuxuu mutihiyay gayaan
Markuu baryo mooganaa
Afarna aanu midh arag
Ayuu maqlay erey wax Tara
Milgaa odaygii ka go,ay
Markaasu maqiiq is ganay
Masuu yidhii maansaneey
Aniga ma igaran walaal
Waxaan ahay doob mugwayn
Maskaxda afartii ku haya
Nin wayn uu maaganaa
Adigu mudan maad u noqon
Minwayntii uumilayd
Meelaan ku nagaado Rays
Waxay tiri maxamedoow
Midane horta soo dhawoow
Inagoon meel dheer kadayin
Walaalkay mahadintiis
Muraad raalaan ka ahay
Meherka jaw noogasii
Durataba maxamed tagyo
Tolkiibuu soo meersaday
Wuxuu soo maray wadaad
Intay marayeen jidkii
Ragii maanka Sare lahaa
Ayaa yiri meel samoow
Cadadka ma u joojinaa
Markaa kadib ma u tagnaa

More

06/01/2024
04/01/2024

Maanso dhaqankeeni wuxulaa
Hal abuur cabdishakuur

Address

Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hal abuur cabdishakuur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share