
22/02/2024
Avocado Soap Body and Face.
Waa Saabun ka samaysan Avacado oo loogu talagalay jidhka iyo wajigaba, wana mid 100% Natural ah.
- waxay ka dhigaysa maqaarka mid qurux badan, nadiifa, jilicsan oo dhalalaya
- sidoo kale waxay u fiican tahay dadka Xasasiyada maqarka ku leh
Macmiil Nagu soo bookho Deeq Allah Nutrition Center oo ah meel aad ka helaysid Dawooyin Dabiici ah oo tayadoda laga soo Hubiyay, Sido kalana uu ku fadhiyo dhakhtarki.
Location: Hargeisa, Masalaha beri, Agagaarka Hotel Adams📌
✅️WHATSAPP = 0634427653
SOO DHAWOOW MACMIIL 🙏🙏🙏