Dr Hassan Mohammed

Dr Hassan Mohammed Doctor

Tababarka Kor u qaadista Aqoonta Maamulka Caafimaadka oo Si Habsami Leh noogu socda maalinkii labaad magaalada burco.
07/08/2025

Tababarka Kor u qaadista Aqoonta Maamulka Caafimaadka oo Si Habsami Leh noogu socda maalinkii labaad magaalada burco.

Gobolkii SaaxilIsuduwaha Caafimaadka G/SaaxilAgaasimha Cisbitaalka BerberaAgaasimaha Cisbitaal Maanka BerberaAgaasimahaa...
06/08/2025

Gobolkii Saaxil
Isuduwaha Caafimaadka G/Saaxil
Agaasimha Cisbitaalka Berbera
Agaasimaha Cisbitaal Maanka Berbera
Agaasimahaa Ciabitaalka Sheekh

03/08/2025

Booqashadii Xarunta Caafimaadka ee Karasharka iyo Wasiir Dr Huseen Bashiir.

03/08/2025

Booqashadii wasiir caafimaadka Dr Huseen Bashiir ee Karasharka MCH ee tuulada karasharka ee degmada sheekh.

03/08/2025

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr Huseen Bashiir. iyo booqashadii hospital ka sheekh.

03/08/2025

Deegaan Dhooba-Wayn ee degmada madheera ee Gobolka saaxil waxaa ay miino qaac kula qaraxday laba caruur, wax teelo badan may soo gaadhin caruurta wayna caafimaad qabaan.

Caruurta waxaanu u soo qaadaynaa dhinacaa iyo hargeisa hospital.

Waxaa Berbera ka dhacay shil baabuur, kaasi oo ay ku dhaawacmeen 9 qof 1 qofna ku geeriyooday”.Ilaahay ha u boogi dhayo ...
03/08/2025

Waxaa Berbera ka dhacay shil baabuur, kaasi oo ay ku dhaawacmeen 9 qof 1 qofna ku geeriyooday”.

Ilaahay ha u boogi dhayo inta dhaawacmatay, qofka ku dhintayna alle ha u naxariisto, qoyskii iyo qaraabadiina alle samir iyo imaan ha ka siiyo.

Ka wasaarad Caafimaad ahaan dhaawaca intii karaakayaga ah waxaanu kula tacaalaynaa Hospitalka Berbera.

03/08/2025

Tacsi: ilaahay ha u naxariisto Farxaan Ahmed Shide, Gaar ahaan waxaa u tacsiyaday ahmedkayse Farxaan, Amina ahmed shide, iyo dhamaan ilma maxamed dheere ( farduus M dheere, abdikhatar M dheere, mowliid M dheere, Hodan M dheere, Abdirisaaq M Dheere, Hamda M Dheere, Abdixakiin M dheere) oo u ahaa abtigood.

Ilaahay marxuunka ha i naxariisto, janatul fardow rabi ha ku abaal mariyo

Tacsi: Ilaahay ha u naxariisto, taliyihii h**e Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Adeero admiral Aadan Axmed Mooge (Ka...
02/08/2025

Tacsi: Ilaahay ha u naxariisto, taliyihii h**e Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland Adeero admiral Aadan Axmed Mooge (Kanadi) oo ku geeriyooday dalka Hindiya maanta.

Ilaahay ha u naxariisto, samir iyo imaan saadiqa alle ha ka siiyo dhamaan ilmaaderaday, iyo asxaabtii iyo qaraabadii, iyo guud ahaan umada somaliland.

Dhagax dhiga dhiska xarunta caafimaadka ee Kalwaraabe.
01/08/2025

Dhagax dhiga dhiska xarunta caafimaadka ee Kalwaraabe.

01/08/2025

Ka wasaaradda Caafimaad ahaan waxaanu dib u furnay xarunta caafimaadka ee godayar, taas oo in mudo labo sano ah aan shaqayn, ka dib markii Haayada HPA mashruuceedii istaagay.

Furitaanka Xaruntan caafimaad ayaa daba socotay balanqaadkii wasiirka caafimaadka oo 7baad ka hor soo booqday xarunta.

Dhagax dhiga dhiska bar caafimaad oo ay yeelan doonto tuulada Kalwaraabe/Kalbarwaaqo.
01/08/2025

Dhagax dhiga dhiska bar caafimaad oo ay yeelan doonto tuulada Kalwaraabe/Kalbarwaaqo.

Address

Rd No. Hargeisa
Hargeisa

Telephone

+252634000000

Website

http://www.drmataan.com/

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Hassan Mohammed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Hassan Mohammed:

Share

Category