Candidate Dr Jimale Haibe Jama Jiir

Candidate Dr Jimale Haibe Jama Jiir “I Am Humanitarian Staff Who Dedicated To Work For Vulnerable ,Disabled ,Old ,Poor People And Child.”

10/09/2025

_________‏حفظ الله قطر___________

09/09/2025
Maanta Waxaan Joga Addis Ababa Ethiopia Aan ku siiyo war kooban Ka Siiyo :Biyo-xidheenka Weyn ee Itoobiya (GERD – Grand ...
09/09/2025

Maanta Waxaan Joga Addis Ababa Ethiopia

Aan ku siiyo war kooban Ka Siiyo :
Biyo-xidheenka Weyn ee Itoobiya (GERD – Grand Ethiopian Renaissance Dam):

mashruuca ugu weyn ee koronto-dhalinta Afrika, ku yaalla wabiga Niil Buluug.

awoodi doontaa in ay soo saarto koronto ka badan 5,000 MW, taas oo Itoobiya ka dhigaysa xarun weyn oo tamar koronto ah.

ugu weyn waa horumar dhaqaale, koronto siin gudaha iyo dhoofinta tamar dalalka dariska ah.

XAALADA SIYASADEED IYO AMNI:

gudaha: Damacu wuxuu kor u qaaday kalsoonida qaranka, balse khilaafaadka siyaasadeed iyo dagaalladii sokeeye (Tigray, Oromiya iwm) ayaa saamayn ku yeeshay mashruuca iyo amniga guud.

: Masar iyo Suudaan waxay ka walaacsan yihiin saamaynta biyaha Niilka ee beeraha iyo biyaha la cabbo. Tani waxay dhalisay xiisado diblomaasiyadeed oo culus.

: Waxaa jiray cabsi ah weerarro ama iska hor imaad ku saabsan biyo-xidheenka, inkasta oo Itoobiya si adag u difaacday in uusan halis ku ahayn dalalka kale.

XAALADDA DHAQAALE:

GERD waxaa lagu maalgeliyey inta badan dadka Itoobiyaanka ah (lacag ururin iyo bonds gudaha).

laga filayaa inuu wax weyn ka tari doono:
*KORONTO LOO AWOODI KARO:gudaha dalka.
*DhOOF KORONTO oo lacag soo geliya Itoobiya.

*HARUMAR WARSHADEED IYO GANACSI.

kastaba ha ahaatee, dhaqaalaha Itoobiya wali wuxuu wajahayaa caqabado: sicir-barar, lacagta birta Itoobiya oo liidata, iyo deyn caalami ah.

👉 Gunaanad: GERD waa il muhiim ah oo horumar dhaqaale iyo mid siyaasadeed u ah Itoobiya, laakiin waxay ka dhalisay khilaaf diblomaasiyadeed iyo walaac amni oo gobolka oo dhan saameeyay.

Hon Jim'ale Haibe Chama

______HOGAAMIYE IYO HORJOOGE_________"Nina Ugaaski Xabadka Ayuu Geliyey Nin Xabad Ayuu La Dhacay"Hogaamiyaha Wanaagsani ...
08/09/2025

______HOGAAMIYE IYO HORJOOGE_________

"Nina Ugaaski Xabadka Ayuu Geliyey Nin Xabad Ayuu La Dhacay"

Hogaamiyaha Wanaagsani Waa Ka
Cadaalad sameeya.
Shacabka u noqda adeege, ee aan u noqon sayid.
Talada La tashada dadka (shura).
Dadka xaqooda ilaaliya, dulmiga ka fogaada.
Ummadda ku hoggaamiya caddaalad, nabad iyo horumarka .
Daliil Qur’aan kareemka
إِنَّ اللَّهَ يَأْمُرُكُمْ أَنْ تُؤَدُّوا الْأَمَانَاتِ إِلَىٰ أَهْلِهَا وَإِذَا حَكَمْتُمْ بَيْنَ النَّاسِ أَنْ تَحْكُمُوا بِالْعَدْلِ ۚ
(النساء: 58)

Macnaheedu waa: “Ilaahay wuxuu idin farayaa inaad amaanada dadka u dhiibtaan ehelkeeda, markaad xukunka ka dhex dhaxaysaan dadka, inaad ku xukuntaan caddaalad.”

Hogaamiyaha Xun Waa Ka
Dulmiya Dadkiisa Iyo Falkiisa musuqaa Sameeya.
Shacabka xuquuqdooda ku tunta.
Isagu kali ku noqda talada, dadka Aan La tashan.
Xisbiggiisa ama qabiilkisa Ama Naftiisa Uun U adeega, shacabka intiisa kale ka taga Kuna Tunta Baaqiga .
Ummadda ku hoggaamiya dagaal, qabyaalad iyo kala qaybsanaan.
Daliil Qur’aan ah;
وَلَا تَرْكَنُوا إِلَى الَّذِينَ ظَلَمُوا فَتَمَسَّكُمُ النَّارُ ۖ
(هود: 113)
Macnaheedu waa: “Ha u janjeerinina kuwa dulmiga sameeya, dabkana wuu Idin taaban doonaa.”

Sadaqa Laahul Cadiim.
Hon Jim'ale Haibe Chama

إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَAllah Haw Raxmado Amina Dirie Eidle  oo maanta ku geeriyootay Gargaar Hospita...
31/08/2025

إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
Allah Haw Raxmado Amina Dirie Eidle oo maanta ku geeriyootay Gargaar Hospital Haragaysa Ilahay Samir Iyo Imaan Haynaga Siiyo Janadiisa Hawgu Deeqo

Hon Jim'ale Haibe Chama

Japan
27/08/2025

Japan

Soo dhawaada saaxiibayaal! Muuqaalkan waxaan kuugu soo koobay afkaaga hooyo Waxaan dadaal badan u galay in muuqaalka uu kugu soo gaadho af-soomaali nadiif ah...

25/08/2025
Siyaasigu Waa Ugaadhsade Raba Inuu Helo Dhegaha Dhaayaha Iyo Dhamaan Dareenka Bulshadiisa.Kwrn Ugaadhsade Is Ugaadhsanay...
20/08/2025

Siyaasigu Waa Ugaadhsade Raba Inuu Helo Dhegaha Dhaayaha Iyo Dhamaan Dareenka Bulshadiisa.

Kwrn Ugaadhsade Is Ugaadhsanaya Wali U Ugaadhaya Ninkii Ay Loolamayeen Ninku Wngsana.

Subax Wngsan Dhamaantiin
Hon Jim'ale Haibe Chama

Dream, Plan , Action And Successful Now Action I Will Successful Insha Allah(100%)Hon Jim'ale Haibe Chama
27/01/2025

Dream, Plan , Action And Successful
Now Action I Will Successful Insha Allah(100%)
Hon Jim'ale Haibe Chama

____________Long Walk To Freedom___________
04/01/2025

____________Long Walk To Freedom___________

Glb Wngsan Damal_Hargaisa_Somaliland
30/12/2024

Glb Wngsan
Damal_Hargaisa_Somaliland

Address

Sh Bachier
Hargeisa

Opening Hours

Monday 17:45 - 22:30
Friday 09:00 - 17:00

Telephone

+252634392942

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Candidate Dr Jimale Haibe Jama Jiir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Candidate Dr Jimale Haibe Jama Jiir:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram