ArZali

ArZali Psychologist and a Certified Life Coach/Councillor Therapeutic & Aromatherapy Massage Home

Xeerka Habar Jeclo iyo Habar Yoonis u dhexeeya xiliga dagaalka ee midkood lagu soo duulo.
17/10/2023

Xeerka Habar Jeclo iyo Habar Yoonis u dhexeeya xiliga dagaalka ee midkood lagu soo duulo.

1251 likes, 109 comments. β€œ πŸ‡±πŸ‡· πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡©πŸ‡ͺ πŸ’šπŸ€β€ πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡ͺ ”

                               πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡©πŸ‡ͺπŸ’ͺπŸΌπŸ€˜πŸ½πŸ¦…
06/01/2023

πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡©πŸ‡ͺπŸ’ͺπŸΌπŸ€˜πŸ½πŸ¦…

22/12/2022

Caadooyinka fiican sida loo samaysto iyo kuwa xunna sida la isaga reebo, buuga atomic habits ayaa ku baraya iyo asiya's tv show waa asiya's book club iyo buu...

Address

Hargeisa

Opening Hours

Monday 09:00 - 14:00
15:00 - 21:00
Tuesday 09:00 - 14:00
15:00 - 21:00
Wednesday 09:00 - 14:00
15:00 - 21:00
Thursday 09:00 - 20:00
Saturday 09:00 - 14:00
15:00 - 21:00
Sunday 09:00 - 14:00
15:00 - 21:00

Website

http://www.asiyaalicoaching.com/

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ArZali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to ArZali:

Share

Category

Our Story

Waxaanu nahay xarun Duugista Daawaysan samaysa, oo saliido 100% pure ah oo dabiici ah u isticmaasha inay customers-keeda duugista loogu sameeyo. Saliido aad u tayyo badan ayaanu macmiishayada uugu shaqayna oo kabadan 70 geed saliidohood. Qaar ka mid ahi saliidahaas xanuunka ayay jabiyaan, qaar waxay u fiican yihiin dhabar xanuunka, lafo xanuunka, madax xanuunka iyo lugo xanuunka. Qaar xubnaha iyo laabatooyinka ayay u fiican yihiin oo baraka iyo inflammation ka ayay ridaan. Qaar wareerka iyo iskubuuqa badan ayay ka yareeyaan qofka iyo qofka hurdo la’aani hayso way ka caawiyaan inuu hurdo fiican helo, saliidaha iyo duugistu waxay aad uugu fiican yihiin oo kale dadka faalidku ku dhacay ee ilaahay ka kiciyay daawo kale malahaa oo aan ahayn duugis, saliiduhu waxay aad u daaweeyaan dadka ciriqu hayyo ama neerfaha ka xanuunsanaya, ama muruq hayyo ama margiyada ka cabanaya . Saliidahani waxay u fiican yahay markay is kaashadaan duugista dadka jabay ama Sports ciyaara oo ku dhaawacmay, duugista daawaysani waxay u fiican tahay dib u dhisidda difaaca jidhka iyo caafimaadka guud ahaan. Dhiig karka way dajisa oo hoos ayay u dhigta.

Qof xanuun sanaya iyo qof caafimaad qababa iyo qof yar iyo qof wayn iyo ilmo yar cid kasta Duugista Daawaysani way u fiican tahay. Shaqaale qualified ah oo Nurses ah isla markaana Physical Therapist ah ayaa noo shaqeeya. Raggu waa Khamiista 2pm ilaa 8pm. Dumarku waa Sabtida ilaa iyo Arbacada 3pm ilaa 8pm balanta uugu danbaysa oo 9pm ayaanu xidhna.

Welcome kusoo dhowaada xaruntayada ku taala Jig jiga yar kasoo hor jeedka Hotel Guuleed suuqa MBC ama Motherland Business Center la yidhaahdo gudihiisa ayay ku taala 063-3012657