Horyaal Stadium and Sports Center

Horyaal Stadium and Sports Center best service for sports come for us with flexible and low price and confidence

Horyaal Academy
01/11/2025

Horyaal Academy

01/11/2025
guulaystaha sadashii ciyaartii xalay el classico. Ibnu Said
27/10/2025

guulaystaha sadashii ciyaartii xalay el classico. Ibnu Said

26/10/2025
Ciyaartii ugu xamaasada badnayd Bahda Horyaal stadium.Halkan uga wac zxp  reer barca oo caawa loo dhiibay.Halkeed ka daa...
26/10/2025

Ciyaartii ugu xamaasada badnayd Bahda Horyaal stadium.
Halkan uga wac zxp reer barca oo caawa loo dhiibay.
Halkeed ka daawatay caawa

Sadaali MINUTE ka la dhalin doono goolka Kobaad Ciyaarta Barcelona  VS Real Madrid  oo ku guuleyso $10 .Shuruudaha:1. Li...
26/10/2025

Sadaali MINUTE ka la dhalin doono goolka Kobaad Ciyaarta Barcelona VS Real Madrid oo ku guuleyso $10 .
Shuruudaha:
1. Like/ Follow saar page ka
2. Share garee post gan
3. ku mention garee 4 qof oo asxabtaadaa
4. Comment ga ku soo qor MINUTE KA GOOLKA
FG. Saadaalintu Waxeey Ku Egtahay Marka Ciyaartu si toos ah u Bilaabanto. Hadi dhowr qof isku Jawab noqdaan waxa ku gulaysanaya halka qof ee ugu soo horeeya xaga wakhtiga, Sharuudaha mid ka mid ah hadaa ka tagto wax abaal marin ah malihid

Sadaali MINUTE ka la dhalin doono goolka Kobaad Ciyaarta PSG VS BARCELONA oo ku guuleyso $10 2 gulayste ayaa jiridoona.S...
01/10/2025

Sadaali MINUTE ka la dhalin doono goolka Kobaad Ciyaarta PSG VS BARCELONA oo ku guuleyso $10 2 gulayste ayaa jiridoona.
Shuruudaha:
1. Like/ Follow saar page ka
2. Share garee post gan
3. ku mention garee 4 qof oo asxabtaadaa
4. Comment ga ku soo qor MINUTE KA GOOLKA
FG. Saadaalintu Waxeey Ku Egtahay Marka Ciyaartu si toos ah u Bilaabanto. Hadi dhowr qof isku Jawab noqdaan waxa ku gulaysanaya halka qof ee ugu soo horeeya xaga wakhtiga, Sharuudaha mid ka mid ah hadaa ka tagto wax abaal marin ah malihid.

Sadaali Ciyaarta Caawa dhex mari doonto ARSENAL VS MAN CITY  oo ku guuleyso $10Sharuudaha:1. Like/ Follow saar page ka 2...
21/09/2025

Sadaali Ciyaarta Caawa dhex mari doonto ARSENAL VS MAN CITY oo ku guuleyso $10
Sharuudaha:
1. Like/ Follow saar page ka
2. Share garee post gan
3. ku mention garee 3 qof oo asxabtaadaa
4. Comment ga ku soo qor saadaasha natiijadda ciyaarta
FG. Saadaalintu Waxeey Ku Egtahay Marka Ciyaartu si toos ah u Bilaabanto. Hadi dhowr qof isku Jawab noqdaan waxa ku gulaysanaya halka qof ee ugu soo horeeya xaga wakhtiga, Sharuudaha mid ka mid ah hadaa ka tagto wax abaal marin ah malihid.

02/07/2025

Horyaal Academy and Sports Center
Location: New hargiesa gaar ahaan Hotel Maamuus area
63-4277836
63-4000855
63-40411112
63-4401795

Address

Down City
Somaliland

Telephone

+252634181169

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horyaal Stadium and Sports Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Horyaal Stadium and Sports Center:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram