12/04/2026
Adeegyada lafaha ee aad ka helayso HIRAAL CLINIC waxa ka mid ah:
* Kabista jabniinka
* Daaweynta kala-goysyada
* Daaweynta ACL-ka
* Dhaawacyada ciyaaraha
* Qalliinka lafaha
Hadda soo wac 2933
๐ Ballan ka qabso: 063-8600888
๐ Goobta: Xero Awr, kasoo horjeedka Masjid Nuur.