Dawaa'u Diin Herbal Academy

Dawaa'u Diin Herbal Academy ku soo dhawaw Xarunta DAWAAU DIIN HERBAL CENTER Maxaan kaa caawinaa wall . Nagala soo xidhiidh number hoose ku xusan:
0634469120

Barnaamijka   Guriga waxaynu ku Soo qaadan Doonaa Maanta Daaweynta xanuunka caadada (dhiiga biile ee dumarka xanuunka Ku...
24/03/2026

Barnaamijka Guriga waxaynu ku Soo qaadan Doonaa Maanta
Daaweynta xanuunka caadada (dhiiga biile ee dumarka xanuunka Ku keena)
Waxaa lagu daaweeyaa xanuunka caadada iyadoo la karkariyo caleenta baqduunaska (parsley) qiyaas ahaan hal sacab oo lagu daro hal litir oo biyo ah muddo shan daqiiqo ah. Kadibna waa la daayaa si ay u degto (u milanto) muddo rubuc saac (15 daqiiqo), ka dibna waa la sifeeyaa.
Waxaa laga cabbaa koob dhexdhexaad ah subax, duhur iyo ka hor hurdada. Waxaa lagu macaanayn karaa malab ama sonkor.
Waxa kale oo ay faa’iido u leedahay:
Nadiifinta kaadi mareenka
Kordhinta kaadida (kaadi-bixinta)
Ka saarista sunta iyo wasakhda jirka
Waxay ka caawisaa in suntaas lagu saaro kaadida
Waa jilciye fudud
Waxay ka saartaa gaaska caloosha iyo mindhicirka
Waxayna dejisaa xanuunka
Alle ayaa ah kan wax bogsiinaya.
karaamo Herbalist
Tell: +252634469120

Ka faaidayso qiimo dhimista bishan Ramadaan ee Sanad kasta Aanu Samayno.
16/03/2026

Ka faaidayso qiimo dhimista bishan Ramadaan ee Sanad kasta Aanu Samayno.

Barnaamijka   Guriga waxaynu ku Soo qaadan Doonaa Maanta.Nadiifinta kalayaha.Habka Diyaarinta.Qaado xidhmo geedka baqduu...
12/03/2026

Barnaamijka Guriga waxaynu ku Soo qaadan Doonaa Maanta.
Nadiifinta kalayaha.
Habka Diyaarinta.
Qaado xidhmo geedka baqduuniska Ah(parsley) oo qiyaastii 200 garaam ah, kadib jarjar. Ku shub 1 litir biyo la karkariye ah oo aad ku riddo baqaduunaaka. Ka dib u daa inuu ku qooyo ilaa 2 saacadood.
Markaas ka dib shaandhee oo cab hal koob 3 jeer maalintii.
Habkan ku celi maalin kasta muddo 1 toddobaad ilaa 2 toddobaad. 🌿
Waxaad ka dareemi Doontaa kalyahaaga sifayn waxaana Soo Raaci doona qashin farabadan kaadidaada.
Saed Herbalist
+252634469120

Barnaamijka   Farmasiiga Guriga waxaynu ku Soo qaadan Doonaa Maanta.Nadiifinta kalayaha.Habka Diyaarinta.Qaado xidhmo ge...
12/03/2026

Barnaamijka Farmasiiga Guriga waxaynu ku Soo qaadan Doonaa Maanta.
Nadiifinta kalayaha.
Habka Diyaarinta.
Qaado xidhmo geedka baqduunaska Ah(parsley) oo qiyaastii 200 garaam ah, kadib jarjar. Ku shub 1 litir biyo la karkariye ah oo aad ku riddo baqaduunaaka. Ka dib u daa inuu ku qooyo ilaa 2 saacadood.
Markaas ka dib shaandhee oo cab hal koob 3 jeer maalintii.
Habkan ku celi maalin kasta muddo 1 toddobaad ilaa 2 toddobaad. 🌿
Waxaad ka dareemi Doontaa kalyahaaga sifayn waxaana Soo Raaci doona qashin farabadan kaadidaada.
Saed Herbalist
+252634469120

  #  soosaara Ruqyada quraanka lagu qoro #Xaruntu Dawaa u Diin Herbal Academy waxay leedhay qayb kale Oo samaynta Daawoo...
02/03/2026

#
soosaara Ruqyada quraanka lagu qoro #
Xaruntu Dawaa u Diin Herbal Academy waxay leedhay qayb kale Oo samaynta Daawooyinka iyo samaynta saliidaha.
Hadaba waxaa ay xaruntu idiin keentay mishiinka daabaca waraaqaha Quranka casharka ee lacabo ee sacfaraanka lagu qoro.
Quraanka la qoro ee lacabo faaidadiisa.
1: waxa uu raadayn badan ku keenaa xanuunada Ruuxiga.
2: waxa kale Oo raadayn iyo dhib ku keenaa jinka madaxa Adag.
3: waxa kale Oo uu faaido wayn ileeyahay sixirka iyo isha.
4: waxa la tijaabiyey cabidda quraanka lagu qoro waraaqaha casharka Anba looxa lagu qori jiray waxay raadayn wayn ku yeeshaan shifada dhamaan xanuunada.
Haddaba waxaa jiray waraaqo ku qoran quraan Oo dalka la keeno Oo qaaliya Oo laga keeno sucuudiga halka warqada la siiyo 3.5$.
Hadaba waxa ay idiin keentay xarunta Dawaa u Diin Herbal Mishiinka soosaara Ruqyada quraanka Oo kuugu daabici doona qiimo jaban iyo cover leh macluumaadka Xarunta cilaajkaaga meesha uu ku yaalo xaruntaadu loogadaada iyo macluumaadka cilaajkaaga iyo telefoonadaada.
Hadaba haddii Aad Rabtid in laguu Soo daabaco waraaqaha Quranka casharka Nala Soo wadaag.
Waxaanu u soo diraynaa,
Dhamaan gobalada soomaaliya kiiniya Ethiopia iyo dibaddaba waxaanan ku soo gaadhsiin Doonaa meel kasta Oo Aad joogtid.
Waakan xarunta Daarul Baraka Alternative Medicine ee Aanu dhawaan u daabaci Doono waraaqaha casharka Oo Aano macluumaadkiisa ugu qornay.
Tell: +252634469120

Barnaamijka   Guriga waxaynu ku Soo qaadan Doonaa Maanta.Daawaynta fikirka isku buuqa Anba strest iyo hurdo la,aanta.Cal...
23/02/2026

Barnaamijka Guriga waxaynu ku Soo qaadan Doonaa Maanta.
Daawaynta fikirka isku buuqa Anba strest iyo hurdo la,aanta.
Calaamadaha:
1: Cabsi laga qabo wax aan la garanayn
Walbahaar iyo kacsanaan maskaxeed
Feker badan (thinking badan)
2: Dareen raaxo-darro
3: Naxdin fudud marka la maqlo cod lama filaan ah ama la taabto si kedis ah
Diirad-saar la’aan
4: Hurdo la’aan iyo is-rogrogid sariirta saacado badan
Daawada geedaha (daawo-dabiici ah):
Bukaanku ha cabo shaaha miramiya (sage) labo jeer maalintii si joogto ah, muddo toddobaadyo ah.
Habka diyaarinta:
Qaado gacan buuxda oo caleenta miramiya ah
Ku rid hal litir oo biyo kulul (biyo karkaraya)
U daa inay ku dhex milmaan nus saac (30 daqiiqo)
Sifee shaaha
Ka cab hal koob oo lagu macaaneeyay malab dabiici ah
Subaxdii: hal koob
Fiidkii: hal koob, nus saac ka hor hurdada
👉 Sidaas ku wad muddo toddobaadyo ah ilaa uu qofku ka bogsado, idanka Alle.
karaamo Herbalist
+252634469120

Barnaamijka   Guriga waxaynu ku Soo qaadan Doonaa Maanta Daaweynta:   kar  oo sareeya, iyo sonkorowga, xanuunka   sareey...
20/02/2026

Barnaamijka Guriga waxaynu ku Soo qaadan Doonaa Maanta
Daaweynta: kar oo sareeya, iyo sonkorowga, xanuunka sareeya (diabetes).
Habka daawada:
Qaado caleenta saytuunka (olive leaves) iyo caleenta geedka Sacruurka,qalaji
Ka dib shiid oo isku qas si isle’eg labadooda
Isticmaalka:
Ka Qaado hal qaado Oo yar (1 malqacad yar)labada caleen ee la ridqay.
Ku kari hal koob biyo ah muddo 5 daqiiqo.
Ka dibna daa ilaa uu ka uumi Baxaayo Oo biyaha diiran iyo geeduhu is dhex galayaan Oo ay isku dhax milmayaan, biyaha kadibna
Cab koob subax iyo koob fiidkii
Waxaad kalood miirataa saliida toonta,iyo saliida basasha kana qaado min qaado yar subaxa iyo, galabtii.
Waxaad dareemi doontaa dhiigaaga Oo dagay Oo si caadi Ah ku soo Noqday.
karaamo Herbalist
+252634469120

Barnaamijka   Guriga waxaynu ku Soo qaadan Doonaa Maanta!Daaweynta suuxdinta (epilepsy) ee dadka waaweyn iyo carruurta:G...
13/02/2026

Barnaamijka Guriga waxaynu ku Soo qaadan Doonaa Maanta!
Daaweynta suuxdinta (epilepsy) ee dadka waaweyn iyo carruurta:
Geedka Xarmal (Harmal) waa geed daawo caan ah oo la yaqaan tan iyo waqtiyadii h**e, wuxuuna faa’iido u leeyahay daaweynta suuxdinta (qalalka).
Habka koowaad:
Qaado qaaddo yar oo xarmal ah.
Ku kari hal koob oo biyo ah muddo 10 daqiiqo.
Ka qaad dabka, kuna daa inuu uumi baxo nus saac.
Sifee kadib.
Ka qaado qaaddo weyn, kuna dar koob biyo diirran ah, kuna macaanee malab.
Cab subax, duhur, iyo ka hor seexashada.
Sii wad daaweynta hal bil.
Habka labaad (uunsi):
Qaado gacan buuxda oo ah abuurka xarmalka.
Ku tuur dhuxul kulul (gubasho).
Marka uu gubto wuxuu soo saaraa qiiq la mid ah qiiqa sigaarka.
Haddii qiiqaas si dhexdhexaad ah loo neefsado, wuxuu caawiyaa daaweynta suuxdinta, xitaa haddii ay tahay mid daba-dheer (chronic).
⚠️ Digniin: Isticmaalka xarmalka waa in lagu sameeyaa xaddidnaan iyo taxaddar, waayo wuxuu leeyahay awood daawo oo xooggan, wuxuuna noqon karaa mid waxyeello leh haddii si xad-dhaaf ah loo isticmaalo. Waxaa fiican in lala tashado dhakhtar ama khabiir daawo-dhaqameed ka hor isticmaalka joogtada ah.
karaamo Herbalist
+252634469120

Barnaamijka   Guriga waxaynu ku Soo qaadan Doonaa Maanta.Kaadi-istaag iyo caabuqa kaadi-mareenka Anba infakshanka ku yim...
13/02/2026

Barnaamijka Guriga waxaynu ku Soo qaadan Doonaa Maanta.
Kaadi-istaag iyo caabuqa kaadi-mareenka Anba infakshanka ku yimaada marinada kaadi mareenka.
Soo qaado soona diyaarso
1 qaado weyn oo saliidka ah .
1 qaado weyn oo iniinta shamar .
1 qaado weyn oo iniinta xulbadda Ah
1 qaado weyn oo iniinta bocorka Anba midha Aaraa dubbaha.
Dhammaantood waxaa lagu kariyaa 1 litir biyo muddo 5 daqiiqo ah, kadibna waa la daboolaa 15 daqiiqo. Markaas waa la miiraa.
👉 Waxaa laga cabbaa hal koob dhexdhexaad ah:
subax
duhur
ka hor hurdada
isticmaalkeeda waa la sii wadayaa ilaa bogsasho dhamaystiran laga gaadhayo.
karaamo Herbalist
+252634469120

Barnaamijka Farmasiiga Guriga waxaynu ku Soo qaadan Doonaa Maanta.  Nisaaga xiddidika la yidhaahda (Sciatica) ee qabta q...
10/02/2026

Barnaamijka Farmasiiga Guriga waxaynu ku Soo qaadan Doonaa Maanta.
Nisaaga xiddidika la yidhaahda (Sciatica) ee qabta qofka.
Caleemaha geedka khuruuc (castor plant) waxaa loo isticmaalaa daaweynta:
xanuunka jilibka
bararka jilibka
xanuunka kala-goysyada
xanuunka murqaha ee daba-dheeraada
iyo xanuunka Neerfaha (sciatica / عرق النسا)
Habka loo isticmaalo: Caleemaha khuruucda waa la soo qaadaa, si fiican ayaa loo dhaqaa, dabadeedna waxaa lagu kululeeyaa uumiga (steam) ilaa ay ka jilicdo caleentu
Kadib waxaa lagu saaraa meesha xanuunku ka jiro iyagoo weli diirran , waxaana lagu duubaa maro.
Waxaa lagu daayaa sidan habeenkii ilaa subaxda.
Tani waxay dejisaa xanuunka si dhakhso Ah meeshana Ka saartaa!!!
Sead karaamo Herbalist
0634469120

Barnaamijka Farmasiiga Guriga waxaynu ku Soo qaadan Doonaa Maanta.  Gaastariga Nabarka Keena Cabista casiirka baradhada ...
06/02/2026

Barnaamijka Farmasiiga Guriga waxaynu ku Soo qaadan Doonaa Maanta.
Gaastariga Nabarka Keena
Cabista casiirka baradhada caadiga ee Aan galin dab qaydhiin ah ama tan macaan waxay si degdeg ah u yareysaa xanuunka boogta caloosha, ee ay keento gaastariga.
diyaarinta:
Baradhada si fiican u dhaq, u jarjar, ka dibna ku rid qalabka shiida ( koob Shiidka) adigoo ku daraya casiirka karootada. Casiirkaas ka cab nus koob subaxdii, duhurkii, iyo fiidkii muddo hal maalin, waxaana la sii wadaa ilaa bogsasho buuxda laga gaaro boogta caloosha ee gaastarigu keentay.
karaamo Herbalist
+252634469120

Address

Down Town
Hargeisa

Telephone

+252634469120

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dawaa'u Diin Herbal Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share