31/03/2026
24 sacadood gudahood ayuu ku socday πΆββοΈπͺ
Waa bukaan 55 jir ah oo ka jabay lafta misigta midig (femoral neck fracture) β waa dhaawac xanuun badan oo saameeya socodka iyo madax-bannaanida qofka β οΈ
Waxaan u sameeyay qalliinka beddelka misigta oo dhammaystiran (Total Hip Replacement) si uu dib ugu helo dhaq dhaqaaqii π¦΄βοΈ
Waqtiyadan qiirada leh ayaa mar walba i xusuusiya sababta aan shaqadan adag u doortay π€β¨