Maax Medical

Maax Medical Maax Medical and Diagnostic Center

17/07/2025
14/04/2025

DAAWO: Dr. Ardaale oo ku takhasusay xanuunada Dhalmada oo ku soo biiray dhakhaatiirka ka hawl gela Maax Medical ee magaaladda Hargaysa

30/03/2025

DAAWO: Qaybtii 2aad Dr. Jibriil Colaad, oo ku takhasusay xanuunada Gaasteriga iyo Caloosha ku dhaca.

Dr. Jibriil, wuxuu ka hawl galaa Maax medical and Diagnostic Center, oo ku yaalla Isgoyska Xero-Awr ee magaaladda Hargaysa.

24/03/2025

DAAWO: Dr. Jibriil Olad, oo ku takhasusay xanuunada uurku jirta ee Gastro entrero Logist Endoscopist.

Dr. Jibriil, wuxuu ka hawl galaa xarunta Maax Medical And Diagnostic Center, oo lagaaga furay magaaladda Hargaysa gaar ahaana is-goyska Xero-Awr.

Qaybta 1aad.

20/03/2025

Maamulaha guud ee Maax Medical and Diagnostic Center Dr. Maxamed Muxumed Maax, oo sharaxaya addeegyadda ay u qabtaan bulshadda.

17/03/2025

MAAX Medical and Diagnostic Center...

Address

Isgoyska Xero Awr Ee U Dhaw Dahabshiil Branch
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maax Medical posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share