Kulan Medical Supplies

Kulan Medical Supplies KMS waa shirkad qalabka caafimaadka ka shaqeysa tayadeeduna sareeysa. Soo dhawow oo nala soo xiriir.

Dental 🦷 Equipment all parts
08/02/2025

Dental 🦷 Equipment all parts

08/02/2025
10% Discount Digital X-ray
24/12/2024

10% Discount Digital X-ray

Ophthalmic instruments Best quality and nice price!!!!
24/12/2024

Ophthalmic instruments Best quality and nice price!!!!

06/03/2024

Cunista miraha calool madhan waxay noqon kartaa hab caafimaad leh oo lagu bilaabo maalintaada sababtoo ah guud ahaan way fududahay in la dheefshiido oo waxay bixiyaan tamar degdeg ah oo ay la socdaan fiitamiinnada muhiimka ah, macdanta iyo fiber

Waxaa kamid ah cuntadaas qudaarta muuska iyo tufaaxa:-

1. Muuska waa il wanaagsan oo potassium ah, kaas oo kaa caawin kara dheellitirka elektrolytka iyo taageeridda shaqada muruqa. Sidoo kale way fududahay in la dheefshiido.

2. Tufaaxa waxaa ku badan fiber waxayna kaa caawin kartaa nidaaminta heerarka sonkorta dhiigga. Fiberka milmay ee tufaaxa ayaa kaa caawin kara dheefshiidka oo kor u qaadaya dareenka buuxa.

Haddaba ku bilow subaxdaada qudaarta gaar ahaan muuska iyo tufaaxa!!!
Dr.Dayib Abdulkadir

04/11/2023

Gaari curyaan casri ah ayaa ka Dalban kartaa shirkadda qalabka caafimaadka ee Kulan Medical Supplies

Haddaba waxaa kala xiriiri kartaa Lanbarada kala ah:
0616121481/0907612170/063721960
Whatsapp +905526301495

Order Endoscopy at low prices and good quality
04/11/2023

Order Endoscopy at low prices and good quality

ECG Cheap and Quality is our priority.
22/08/2023

ECG Cheap and Quality is our priority.

Kulan Medical Supplies  Waa shirkad qalabka caafimaadka ka shaqeysa, qalab tayo leh iyo qiimo macquul ah. Waa doorasho h...
02/05/2023

Kulan Medical Supplies Waa shirkad qalabka caafimaadka ka shaqeysa, qalab tayo leh iyo qiimo macquul ah.
Waa doorasho hagaagsan iyo adeeg hufan.
Kala xiriir:
0633273117/ 0907663425/0612354052

Kulan Medical Supplies Waa shirkad qalabka caafimaadka ka shaqeysa, qalab tayo leh iyo qiimo macquul ah. Waa doorasho ha...
25/04/2023

Kulan Medical Supplies Waa shirkad qalabka caafimaadka ka shaqeysa, qalab tayo leh iyo qiimo macquul ah.
Waa doorasho hagaagsan iyo adeeg hufan.
Kala xiriir:
0633273117/ 0907663425/0612354052

Address

Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kulan Medical Supplies posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram