Al ihsan Medical Center

Al ihsan Medical Center Ku Soo Dhowaada Alihsan Medical Center oo ah Xarun Caafimaad oo Casri ah oo Ku Taalla Xaafadda Mahamed Mooge, Hargeysa.

𝐀𝐋-𝐈𝐇𝐒𝐀𝐍 𝐌𝐄𝐃𝐈𝐂𝐀𝐋 𝐂𝐄𝐍𝐓𝐄𝐑𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐌𝐎𝐎𝐆𝐄 𝐖𝐀𝐗𝐀 𝐃𝐈𝐘𝐀𝐀𝐑 𝐊𝐔𝐔𝐆𝐔 𝐀𝐇 𝐀𝐃𝐄𝐄𝐆𝐘𝐀𝐃𝐀𝐍:1. Dhakhtarka indhaha.2. Dhakhtarka xanuunada guud ...
07/10/2025

𝐀𝐋-𝐈𝐇𝐒𝐀𝐍 𝐌𝐄𝐃𝐈𝐂𝐀𝐋 𝐂𝐄𝐍𝐓𝐄𝐑
𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐌𝐎𝐎𝐆𝐄 𝐖𝐀𝐗𝐀 𝐃𝐈𝐘𝐀𝐀𝐑 𝐊𝐔𝐔𝐆𝐔 𝐀𝐇 𝐀𝐃𝐄𝐄𝐆𝐘𝐀𝐃𝐀𝐍:
1. Dhakhtarka indhaha.
2. Dhakhtarka xanuunada guud iyo dumarka.
3. Kombiyuutarka uur-ku jirta.
4. Shaybaadhka iyo muraayadaha oo qiimo dhimis kuugu jirta.
5. Qaliinka indhaha oo Dr shiine sameynayo.
6. Kombuyuutarka indhaha.
7. Cabirka biyaha(eye care).

Al-ihsan Medical Center xaruntiisa Maxamed Mooge ee casriga ah waxa ay bixisaa daryeel tayo sare leh, adeegyo caafimaad oo dhameystiran, waxaana diyaar kuugu ah dhaqaatiir khibrad leh.

Hadda kasoo dalbo:-
WhatsApp:- +252 63 8881038
☎️ 063-8881038
📍 Maxamed Mooge Area star Fuel Station, Hargeisa


Address

Maxamed Mooge Area Star Fuel Station
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al ihsan Medical Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram