Sophro Organisation

Sophro Organisation Sophro is nonprofit organisation which is open all somaliland youngesters those tudy health

Ururka Cilmi Baadhista iyo Caafimaadka Guud ee Somaliland  (SOPHRO ORGANIZATION) waxa uu hambalyo u dirayaa Agaasimaha g...
05/09/2024

Ururka Cilmi Baadhista iyo Caafimaadka Guud ee Somaliland (SOPHRO ORGANIZATION) waxa uu hambalyo u dirayaa Agaasimaha guud ee Ururka SOPHRO Maxamed Cabdiqaadir Oday oo ka qalin beddeshey Jaamacadda New Generation University ee magaalada Hargeysa Waxbarashada heerka labaad ee Masterta qaybta "Master of Art in Global Studies & International Relations". Iyo Sidoo Kale Master of Law in International Law (LLM)
Dhammaan xubnaha ururku waxay kuleeyihiin hambalyo hambalyo Rabbi hakugu anfaco cilmiga aad baratay

24/08/2024

Ururka Cilmi Baadhista iyo Caafimaadka Guud ee Somaliland (SOPHRO ORGANIZATION) waxa uu hambalyo u dirayaa Agaasimaha guud ee Ururka SOPHRO Mohamed Abdiqadir Oday oo kamid ah ardayda ka qalin beddelan doonta Jaamacadda New Generation University ee magaalada Hargeysa maalinta Axadda soo socota bishuna tahay 1, September, 2024, Waxbarashada heerka labaad ee Masterta qaybta "Master of Art in Global Studies & International Relations".
Dhammaan xubnaha ururku waxay kuleeyihiin hambalyo hambalyo Rabbi hakugu anfaco cilmiga aad baratay

Shalay oo ay bishu ahayd 30 November 2023 waxa dalka zambia lagusoo xidhay shirweynihi 3aad ee Caafimadka Guud ee Africa...
01/12/2023

Shalay oo ay bishu ahayd 30 November 2023 waxa dalka zambia lagusoo xidhay shirweynihi 3aad ee Caafimadka Guud ee Africa (3rd conference of public Health in Africa) oo afartii maalmood ee u danbeeyey ka socdey dalkaas, Kaasoo sannad kasta la qabto.
Iyada oo uu Ururka cilmi-baadhista iyo caafimadka guud ee Somaliland (Somaliland Public Health and Research Organization) uu kaga qayb qadanayey qaabka fogaan aragga (Online).
Shirweynahaas oo lagu gorfeeyey sidii kor logu qaadi laha doorka Caafimadka Guud ee Africa (Role of Public Health in Africa) oo isagu ah laf dhabarta caafimadka bulshada.
Sidoo kale waxa lagu doortay shirweynahaas hogaanka ururka caafimadka guud ee Africa(African Federation public Health Associations) kaas oo aanu ka urur ahaan hanbalyeynayno xubnaha hogaanka cusub loo doortay dhammaantood.

Hal-ku dhiga sanadkan:

"The theme of this year underscores a fundamental truth: that health is not only a matter of medical science but also of policy, equity, and global cooperation"

Ururka Caafimaadka iyo Cilmi-baadhista Somaliland (SOPHRO) ayaa ka mid noqday Ururrada Caafimaadka Guud Afrika ee lagu c...
09/11/2023

Ururka Caafimaadka iyo Cilmi-baadhista Somaliland (SOPHRO) ayaa ka mid noqday Ururrada Caafimaadka Guud Afrika ee lagu casuumay shirweyne uu qaban qaabadiisa leeyahay Ururka Caafimaadka Guud ee Afrika (AFPHA), kaas oo qaban doona shirweynihii 3aad ee caalamiga ah ee Caafimaadka Guud ee Africa, kana qabsoomi doona magaalada Lusaka, Zambia bisha November 27-30, 2023.

Somaliland Public Health and Research Organization (SOPHRO) become one of the Public Health organizations in Africa those invited to the conference which will be held by the African Federation of Public Health Association (AFPHA) which will be held the 3rd international conference on Lublic Health in Africa which will take place in Lusaka, Zambia on November 27-30, 2023

Somaliland Public Health Research Organizaton (SOPHRO) is an organizaton established in 2017 which owned by the Somalila...
06/11/2023

Somaliland Public Health Research Organizaton (SOPHRO) is an organizaton established in 2017 which owned by the Somaliland youth health community that serves the development of public health in
Somaliland. This organizaton is not religious, politcal or personal interest, but in general, it is
an organizaton that stands for the development of social issues, especially health issues,
according to the mission and vision of this organizaton (SOPHRO) it was established to deal with and work with the basic needs of the Somaliland community.
The main reasons for the establishment of this organizaton are:
After we saw the need to have a center in the country to gather health research in the
country.
 After we saw that the role of public Health in our society is empty such as awareness,
hygiene and preventon of infectous diseases.
After we saw the need for health service delivery to the entre community from rural to
urban.

The Sophro Organization is a member of Word Federation of Public Health Associations which is international, nongovernmental organization composed of multidisciplinary national public health associations and It is the only worldwide professional society representing and serving the broad field of public health.
SOPHRO has been approved at the last General Assembly on 2nd May within this year 2023.

The SOPHRO is a nonprofit organization which are generally founded to serve a Public Health, Humanitarian and Environmental need
The SOPHRO organization is open all Somaliland people those study fields of health.

Sophro organization is for stand all these purposes:

-- To act as the directing and coordinating authority on international health work;
-- To promote technical cooperation;
-- To assist Governments, upon request, in strengthening health services;
-- To furnish appropriate technical assistance and, in emergencies, necessary aid, upon the request or acceptance of Governments;
-- To stimulate and advance work on the prevention and control of epidemic, endemic, and other diseases;
-- To promote, in cooperation with other
specialized agencies where necessary, the improvement of nutrition, housing, sanitation, recreation, economic or working conditions, and other aspects of environmental hygiene;
-- To promote and coordinate biomedical and health services research;
-- To promote improved standards of teaching and training in the health, medical and related professions;
-- To establish and stimulate the establishment of international standards for biological, pharmaceutical, and similar products, and to standardize diagnostic procedures;
-- To foster activities in the field of mental health, especially those activities affecting the harmony of human relations.

Ururka Cilmibaadhista Caafimaadka ee Somaliland "SOPHRO" waxa uu si toos ah uga mid noqday Hay'adda World Federation of ...
30/05/2023

Ururka Cilmibaadhista Caafimaadka ee Somaliland "SOPHRO" waxa uu si toos ah uga mid noqday Hay'adda World Federation of Public Health Associations (WFPHA) kaasoo uu fadhigoodu yahay magaalada Geneva ee dalka Swetzerland.
Farxad weyn iyo guul ayay ururka u tahay Xaqiijinta ay xaqiijiyeen ka mid noqoshada xubinnimada Ururka lagu ansixiyay Shirweynihii u dambeeyay ee bishii Shanaad ee sanadkan 2023.

WFPHA waa Hay'ad Caalami ah oo aan macaash raadis ahayn isla markaana ah kaalinta koobaad ku hogaamisa hay'adaha caalamiga ah ee aan dawliga ahayn ee fuliya adeegga caafimaadka bulshada.

WFPHA waxaa la aasaasay sannadkii 1967kii waxana ilaa hadda ku bahoobey 130 xubnood Ururo aan dawli ahayn ka kala shaqeeya Adduun weynaha.

Ururka SOPHRO iyo WFPHA waxay u taaganyihiin u adeegidda xirfadlayaasha caalamiga ah ee matasha una adeegta caafimaadka guud ee bulshada si ay wax uga bedelaan caafimaadka dadka ku nool dunidan.

Ururka Cilmibaadhista Caafimaadka ee Somaliland "SOPHRO" waxa uu si toos ah uga mid noqday Hay'adda World Federation of ...
30/05/2023

Ururka Cilmibaadhista Caafimaadka ee Somaliland "SOPHRO" waxa uu si toos ah uga mid noqday Hay'adda World Federation of Public Health Associations (WFPHA) kaasoo uu fadhigoodu yahay magaalada Geneva ee dalka Swetzerland.
Farxad weyn iyo guul ayay ururka u tahay Xaqiijinta ay xaqiijiyeen ka mid noqoshada xubinnimada Ururka lagu ansixiyay Shirweynihii u dambeeyay ee bishii Shanaad ee sanadkan 2023.

WFPHA waa Hay'ad Caalami ah oo aan macaash raadis ahayn isla markaana ah kaalinta koobaad ku hogaamisa hay'adaha caalamiga ah ee aan dawliga ahayn ee fuliya adeegga caafimaadka bulshada.

WFPHA waxaa la aasaasay sannadkii 1967kii waxana ilaa hadda ku bahoobey 130 xubnood Ururo aan dawli ahayn ka kala shaqeeya Adduun weynaha.

Ururka SOPHRO iyo WFPHA waxay u taaganyihiin u adeegidda xirfadlayaasha caalamiga ah ee matasha una adeegta caafimaadka guud ee bulshada si ay wax uga bedelaan caafimaadka dadka ku nool dunidan.

Somaliland Public Health Research Organizaton (SOPHRO) is an organizaton established in 2017 which owned by the Somalila...
29/05/2023

Somaliland Public Health Research Organizaton (SOPHRO) is an organizaton established in 2017 which owned by the
Somaliland youth health community that serves the development of public health in
Somaliland. This organizaton is not religious, politcal or personal interest, but in general, it is
an organizaton that stands for the development of social issues, especially health issues,
according to the mission and vision of this organizaton (SOPHRO) it was established to deal
with and work with the basic needs of the Somaliland community.
The main reasons for the establishment of this organizaton are:
After we saw the need to have a center in the country to gather health research in the
country.
 After we saw that the role of public Health in our society is empty such as awareness,
hygiene and preventon of infectous diseases.
After we saw the need for health service delivery to the entre community from rural to
urban.
The Sophro Organization is a member of Word Federation of Public Health Associations and has been approved at the last General Assembly on 2nd May within this year 2023.

The SOPHRO is a nonprofit organization which are generally founded to serve a Public Health, Humanitarian and Environmental need
The SOPHRO organization is open all Somaliland people those study fields of health.

On the other hand, WFPHA is an international, nongovernmental organization composed of multidisciplinary national public health associations. It is the only worldwide professional society representing and serving the broad field of public health. WFPHA's mission is to promote and protect global public health. It does this throughout the world by supporting the establishment and organizational development of public health associations and societies of public health, through facilitating and supporting the exchange of information, knowledge and the transfer of skills and resources, and through promoting and undertaking advocacy for public policies, programs and practices that will result in a healthy and productive world."

The Sophro Organization is a member of Word Federation of Public Health Associations.The SOPHRO is a nonprofit  organiza...
25/05/2023

The Sophro Organization is a member of Word Federation of Public Health Associations.
The SOPHRO is a nonprofit organization which are generally founded to serve a Public Health, Humanitarian and Environmental need
The sOPHRO organization is open all Somaliland people those study fields of health.

On the other hand, WFPHA is an international, nongovernmental organization composed of multidisciplinary national public health associations. It is the only worldwide professional society representing and serving the broad field of public health. WFPHA's mission is to promote and protect global public health. It does this throughout the world by supporting the establishment and organizational development of public health associations and societies of public health, through facilitating and supporting the exchange of information, knowledge and the transfer of skills and resources, and through promoting and undertaking advocacy for public policies, programs and practices that will result in a healthy and productive world."

SOPHRO and WFPHA both are mutually exclusive representing and serving the broad field of publuc health internationally to mske a difference in the health of the people in the world.

We are very glad to have received the certification from WFPHA. This is the proof of membership
25/05/2023

We are very glad to have received the certification from WFPHA.
This is the proof of membership

Address

Hargeisa

Telephone

+252634990577

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sophro Organisation posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Sophro Organisation:

Share