Ugas Abdirahman Abdullah Muhumed

Ugas Abdirahman Abdullah Muhumed Sheekooyinka gaagaaban

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير
31/10/2024

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير

Waxaan halkan Hambalyo meher wacan uga dirayaa walaalkay  C/risaq Mohamed Obsiiye iyo Marwadiisa Mawaahib Axmed Xasan oo...
20/08/2024

Waxaan halkan Hambalyo meher wacan uga dirayaa walaalkay C/risaq Mohamed Obsiiye iyo Marwadiisa Mawaahib Axmed Xasan oo maanta meherkoodu kadhacay ama ka qabsoomay Caasimadda Jahmuuriyadda Soomaaliland,Hargaysa gaar ahaan Masaajidka Sheekh Bashiir ee kuyaal Dugsiga Sheekh Bashiir.
Waxaan leehay Alleh Swt ha idinkayeelo kuwii aqalgalkoodda kugaadha caafimaad qab bashbash iyo barwaaqo.
Waxaanan ugu ducaynayaa ducaddii guurka
بارَكَ اللّهُ لَك، وَبارَكَ عَلَـيْك، وَجَمَعَ بَيْـنَكُما في خَـيْر
Aamiin................Aamiin...............Aamiin

  gaabanWaxaa, dhacay barri baryaha kamid ah. dagaal dhexmaray nin soomali ah oo marti ugu soo hooday nin orroma subaxni...
20/07/2023

gaaban
Waxaa, dhacay barri baryaha kamid ah. dagaal dhexmaray nin soomali ah oo marti ugu soo hooday nin orroma subaxnimaddii markii laqureecanayey.
Orromaddu, markay qureecanayso ninka reerka ama odayga reerka waxaa lookeenaa qurreec aanay afar qof haday cunaan aanay dhamaynayn.
Balse, markii ninkii orromkii qureecdii loo keenay ayuu ninkii soomaaligii soo dulfadhiistay qureecdii dabadeena ninkii orromkii ayaa kuyidhi naa dabaqaa usoo dhiibo oo hasoo meertii oo macneheedu tahay hasoo dawarsadee.
Dabadeena, ninkii soomaaligii waa diiday wuxunu ku yidhi ninkii soomaaligii qureecdan ayaan kula cunayaa.
ninkii orromkiina waa udiiday in uu lacuno qureecdda ninkan soomaaliga ah. balse waxaa dhexmaray dagaal labadii nin oo waa laysqabsaday,ninkii soomaligii ayaa ninkii orromkii xuurto kuqabtay lugna wuu kutabceeyey oo waa gigay ama wuu qalaxay dabadeena ninkii orromkii ayaa yidhi isagoo lahadlaya xaaskiisii naa lugta fuji fajaajin gale lugna wuu maraan maray lugna waa qottomajoojiyeye dabadeena waxay ugu jawaabatay mafujinkaraayo.
Ninkii orromkii ayaa yidhi isagoo kabaqaaya in qureecdu daadato ayuu yidhi kolka waan dhawaadee kahoosqaad qureecda

Address

Street One
Hargeisa

Telephone

+252634419809

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ugas Abdirahman Abdullah Muhumed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Ugas Abdirahman Abdullah Muhumed:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram