Al Ihsan Medical Center

Al Ihsan Medical Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al Ihsan Medical Center, Medical and health, Branch 1: M. Mooge , Branch 2: Siinay , Branch 3: Kilelka, Hargeisa.

Sawirro||Xafladii daahfurka qaybta cusub ee dhakhtarka caalamiga ah ee al ihsan medical center xaruuntiisa xaafada sheek...
04/03/2026

Sawirro||Xafladii daahfurka qaybta cusub ee dhakhtarka caalamiga ah ee al ihsan medical center xaruuntiisa xaafada sheekh nuur-kilidhka

🌙 Ramadaan Kariim!🎉 Fursad Qaali ah oo loogu talagalay bulshada!Bisha barakaysan ee Ramadaan waxaa BILAASH lagaaga dhiga...
03/03/2026

🌙 Ramadaan Kariim!

🎉 Fursad Qaali ah oo loogu talagalay bulshada!

Bisha barakaysan ee Ramadaan waxaa BILAASH lagaaga dhigay Kaadhka Dhakhtarka ee
📍 Xaafadda Sheekh Nuur

👨‍⚕️👩‍⚕️ Ka faa’iidayso adeeg caafimaad oo kuu fudud, adigoo aan wax kharash ah ka bixin kaadhka diiwaangelinta.

⏳ Ha seegin fursaddan gaarka ah ee Ramadaanka!

📞 Wixii faahfaahin ah kala xiriir:
063 8882006

💚 Caafimaadkaagu waa mudnaanteena!

Waydiimaha Ramadaanta🌙✨D.12
01/03/2026

Waydiimaha Ramadaanta🌙✨D.12

Waydiimaha Ramadaanta🌙✨D.11
28/02/2026

Waydiimaha Ramadaanta🌙✨D.11

Waydiimaha Ramadaanta🌙✨D.10
27/02/2026

Waydiimaha Ramadaanta🌙✨D.10

🌙🤍 JUMCA MUBARAK 🤍🌙Maamulka iyo shaqaalaha Al Ihsan Medical Center waxay idiin rajaynayaan Jumco barako leh.🩺 Adeegyo Ca...
26/02/2026

🌙🤍 JUMCA MUBARAK 🤍🌙
Maamulka iyo shaqaalaha Al Ihsan Medical Center waxay idiin rajaynayaan Jumco barako leh.
🩺 Adeegyo Caafimaad oo Tayo Sare leh
👨‍⚕️ Dhakhaatiir Khubaro ah
🔬 Baadhis iyo La-socoshada Bukaanka
👁️ Cabiraadda Indhaha
✨ Caafimaadkaagu waa mudnaanteenna koowaad.
📞 Nala soo xidhiidh: 063 8881038
📍 Adeeg hufan • Kalsooni • Daryeel joogto ah
Alle ha inaga aqbalo camalka suuban 🤲
Jumco Wanaagsan

Waydiimaha Ramadaanta🌙✨D.8
25/02/2026

Waydiimaha Ramadaanta🌙✨D.8

Waydiimaha Ramadaanta🌙✨D.7
24/02/2026

Waydiimaha Ramadaanta🌙✨D.7

🏥 AL IHSAN MEDICAL CENTERWaxaan ku wargelinaynaa dhamaan bulshada in munaasibada bisha barakaysan awgeed 🎉✅ KAADHKA DHAK...
24/02/2026

🏥 AL IHSAN MEDICAL CENTER
Waxaan ku wargelinaynaa dhamaan bulshada in munaasibada bisha barakaysan awgeed 🎉
✅ KAADHKA DHAKHTARKA LAGU QAADANAYO BILAASH !
Fursad qaali ah ha moogaanin 🙌
Ka faa’iidayso adeeg tayo leh iyo daryeel caafimaad oo hufan.
📞 Nagala soo xiriir: 063 8881038
📍 Al Ihsan Medical Center – Adeeg Caafimaad oo Lagu Kalsoonaan Karo

Waydiimaha Ramadaanta🌙✨D.6
23/02/2026

Waydiimaha Ramadaanta🌙✨D.6

Waydiimaha Ramadaanta🌙✨D.5
22/02/2026

Waydiimaha Ramadaanta🌙✨D.5

Waydiimaha Ramadaanta🌙✨D.4
21/02/2026

Waydiimaha Ramadaanta🌙✨D.4

Address

Branch 1: M. Mooge , Branch 2: Siinay , Branch 3: Kilelka
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Ihsan Medical Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram