Dr.Mohamed Amin Abdi Mussa

Dr.Mohamed Amin Abdi Mussa My Page is about Radiology Services to improve healthcare, Sharing Cases for the purpose of Learning

Fariin cafimaad : Dhiig-karku waa mid ka mid ah Xanuunada Wadnaha waa dilaageena koobaad ee sabab Faaliga (stoke) iyo wi...
26/06/2025

Fariin cafimaad : Dhiig-karku waa mid ka mid ah Xanuunada Wadnaha waa dilaageena koobaad ee sabab Faaliga (stoke) iyo wixi la mid ah .

• Remote Image Interpretation • Emergency and STAT reporting • Night-time and after-hours Coverge• Second Opinion Consul...
20/06/2025

• Remote Image Interpretation
• Emergency and STAT reporting
• Night-time and after-hours Coverge
• Second Opinion Consultations
• Multi-Specialty collaboration.

Hargeisa Group Hospital
26/04/2025

Hargeisa Group Hospital

02/10/2024
Waxa ka baro calaamadaha lagu garto hoos-u-dhac iyo kor-u-kaca shaqada qanjidhka teyroodhka.
24/07/2024

Waxa ka baro calaamadaha lagu garto hoos-u-dhac iyo kor-u-kaca shaqada qanjidhka teyroodhka.

Calaamadaha digniinta ah ee Xinjirta DVT.
20/06/2024

Calaamadaha digniinta ah ee Xinjirta DVT.

waxa kabaro xinjirta dilaaga ah.1- In ka badan 60,000 oo qof ayaa u dhinta DVT sanadkii .2- Dumarka  ayaa uga badan ragg...
18/06/2024

waxa kabaro xinjirta dilaaga ah.
1- In ka badan 60,000 oo qof ayaa u dhinta DVT sanadkii .
2- Dumarka ayaa uga badan ragga
3- In ka yar 50% ayaa calaamado yeesho dadka laga helo DVT
4- 1000ba 1 gabadha ayaa yeelata DVT xiligga Uurka
5- Daqiiqada kast addunka hal qof ayaa laga hela DVT noqon karta dilaa.

03/06/2024

Bisha June oo ku Astaysan wacyi-gelinta caafimaadka ragga , dhakhtarka Gargaar1 Multispeciality and Teaching Hospital oo kugu diyaar yahay Dr.Mohamed Abdi Musse, in aad iska baadhi kartid Varicocele (farikoseel) oo ah xaalad la soo darsa ragga (qaan-gaadhka ah) iyada oo loo adeegsanyo computerka ultrasoundka.
waa maxay varicocele (Farikoseel) ?
Varicocele (Farikoseel) waa xaalad ku dhacaysa xididdada arooryaasha (dhiigga ka celiya xinaanta pampiniform and/or cremasteric venous plexus ) oo keenaysa in ay weynadan dhumuc ahaan xididdadaasi . waa sababah ugu badan ee keena dhalamo la'aanta
Calamadaha lagu garto
1- damaqasho xiniinta ah.
2- barar xiniinta oo aad gacanta ku dareemayso.
3- Dhalmo la'aan.

Spinal Neuroarthropathy  SNA the  six DsDensity (preserved bone density andsclerosis)Debris (osseous fragments)Disorgani...
02/05/2024

Spinal Neuroarthropathy SNA the six Ds
Density (preserved bone density andsclerosis)
Debris (osseous fragments)
Disorganization (altered articular contour with incongruityof the intervertebral joint)
Dislocation (spondylolisthesis)
Destruction (endplate and facet erosions)
Distention (soft-tissue-mass)

Address

Hargeisa

Telephone

+252638090008

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr.Mohamed Amin Abdi Mussa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr.Mohamed Amin Abdi Mussa:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram