Dr Siciid Cabdullahi Cawke

Dr Siciid Cabdullahi Cawke well come to my official page

27/05/2025

Procrastination is not laziness.
it is a depression response.

17/04/2025

"Listen to your patient, h/she is telling you the diagnosis"

Markasta oo aad udhegeysato, bukaanka waxaa aad u dhowaanaysaa in aad soo saarto ama aad ogaato cilada ama xanuunka/dhibaatada uu bukaankaasi ka cabanaayo.

16/12/2024

if iyo aakhiraba waxaa lagu liibaanaa waxa qalnbigaaga ku jira.

Maah maah soomaliyeey ayaa waxa ay tidhaahdaa ( Haan waxa aad ku shubato un baad ka soo shubataa).

Cidii Guul doonaysa noloshan aduun iyo tan aakhiraba waa in qofku uu qalbigiisa dib ugu noqdaa oo uu hagaajiyaa, xadiisyo faro badana waa ay ku soo aroreen.

Xayawaanka oo idil waxa aynu kaga duwanahay waa:

1: Luuqada iyo
2: Qalbiga

Xigasho: Dhiirigeliye Nololeed.

28/11/2024

*Don't compare your self with others, because comparison is a thief of joy.

" it's wisdom"*

WELIGAA naftaada cid kale ha barbar dhigin, maxaayeelay isbarbardhigu waxa uu kaa xadayaa oo kaa fogeynayaa farxada nolosha.

" tani waa xikmad"

15/10/2024

Noloshu way kula kaftami doontaa, balse aduu noqo kii ka qoslin lahaa.🤣

11/06/2024

Confidence and Hard-work is the best medicine to kill the disease called failure.
it will make you a successful person.

24/09/2023

To***co or smoking is the an other silent killer.

31/08/2023

*BAD HABITS THAT MASKES YOU LESS ATTRACTIVE.*

Address

Hargeisa

Telephone

+252634234486

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr Siciid Cabdullahi Cawke posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dr Siciid Cabdullahi Cawke:

Share

SICIID CAWKE

HI HOW ARE YOU DOING ALL OF THEM