15/02/2020
Maanta waxaa xuruntan qudus noogu timid, hooyo aan ultrasound ka saaray,
December, 5 teedii 2019.
Oo umushy wiil, sidaan h**e ugu sheegny
Hooyadani waxay ka faa iideysaty maalimihii free ga, uu ahaa ee khamiisaha.
Taasoo aanu ugu tallo galay inaanu tabarucaad ugu samyno hooyooyinka uurka leh.
Haddaba ilmaha uurka ku jirey markaan eegay, waxaan ku arkay xiniinyaha oo biyo kaga jiraan biyo (Hydrocele).
Wan usheegy oo wxn ku idhi igu soo celi ilmaha mrkaad afartan baxdid.
Maanta waa waatan noo keenty, markaan kumbuyuutrka ku eegayna waatan uu leehay isla ciladdii (hydrocele) inkastoo sidey sheegso uu ka yaraaday biyihii xiniinyaha kaga jirey mrku dhashy.
Lakin sidey iisheegty, mrky ku Tidhi dumarkii iyo umulisooyinkiiba horaa la iigu sheegy, waxay ku yidhaahden dumarki sidee loogu arki karaa ilmaha uurka ku jiraa ciladn aadka uyar ee uu qabo.