Alla Wakiil Pharmacy & Clinic

Alla Wakiil Pharmacy & Clinic Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Alla Wakiil Pharmacy & Clinic, Medical and health, Kasoo Horjeedka Sariibada Qudhac Dheer, Hargeysa.

17/12/2018

Bushaaro……Bushaaro…..Bushaaro
Bushaaro…. Bushaaro Bulshooy waxaa la ogaysiinayaa dhammaan dadwaynaha ku dhaqan magalada Hargeisa in Alla Wakiil Pharmacy, Clinic & Laboratory uu kusoo kordhiyay saddex Dhakhtar oo Ajaanib ah, kuna takhasusay xanuunadan soo socda:
 Dhakhtarka ku takhasusay Xanuunadada ku dhaca cunaha, sanka iyo dhagaha.
 Dhakhtar ku takhasusay Xanuunadada ku dhaca hab dhiska taranka ee durmarka iyo uur ku jirta kaas oo sita qalab casri ah Sida computer ka uur ku jirta iyo xubnaha taranka.
 Dhakhtar ku tashasusay Xanuunada ku dhaca caruurta.
Intaa waxaa kuu dheer dawo japan oo tayo leh iyo adeegyo ku raali galiya.

Tilmaam: Alla wakiil Pharmacy, clinic & Laboratory waxaa ku yalaa kasoo horjeedka sariibada Qudhac dheer.

Address

Kasoo Horjeedka Sariibada Qudhac Dheer
Hargeysa
252

Telephone

+252 63 4088128

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alla Wakiil Pharmacy & Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share