Gawaan General Hospital

Gawaan General Hospital Gawaan General Hospital Waxaad ka heleysaa adeegyo Caafimaad oo Tayo,

30/09/2024

Warbixin Kusaabsan Dhagax Dhigii isbitaalka Gawaan General Hospital oo Uu Dhagax Dhigay Allaha Unaxariistee Madaxwenihii H**e Ee Galmudug Dan Jireen Maxamad Axmad Caalin Taariiqduna Aheyd 19/11/ 2017

29/09/2024

Waxaa Hada oo Saacadu Tahay 3pm Ama 9ka Galabnimo Lakeenay isbitaalka Gawaan General Hospital Lagana Keenay Deegaanka Qararow Cunug Yar oo Uu Hayo Cudurka
( Boro Meniya ) Waxaana Latacaalaya Dr Cumar Bile

20/09/2024

Waxaa Shalay oo Aheyd Taariiqda 19/9/24 Lakeenay Abaarihii Halsaac oo Habeenimo isbitaalka ( Gawaan General Hospital)
Wiil Yar oo Uu Jug Culus Kasoo Gaartay Dhabarka Qaybta Sinaha Kuaadan Wiilkaas Oo Aad Lagula Tacaalay Waxaana Halkaas Loogu Sameeyay Awalan Raajo Siloo Ogaado inuu Jabanyahay iyo inkale Waxaana isla Markiiba Lagu ogaaday Raajadii in Uusan Jabneyn . Waxaana Loofidiyay Gargaar Caafimaad oo Dagdag Ah isagoo Markii H**e Aan Nuuxsan Karin Hadase Alle Mahadii Wuu Caafimaad Qabaa .

Waxaana isbitaalka Kugu Diyaara Dr Cumar M Cilmi Bulaale ( Dr Cumar Bile ) iyo Tiimkiisa . Kusoo Dhawaada Gacma Furan.
(Hiigsigeenu Waa Helida Daryeel Caafimaad oo Ayhelaan Bukaanadeena .
Hadii Rabi idmo )
Wabilaahi Towfiiq

12/09/2024

War Bixin kooban oo Kusaabsan
( Qayta Sheybaarka )
( Gawaan General Hospital)

Qaybta Sheybaarka oo Laguugu Diyaariyay Qalab Casriya Sida ( C B C )( Biochemistry ) iyo Qalab Kale Waxaana Kaga Bogan Kartaa Warbixintaan.
Waxaana isbitaalka Kugu Diyaara Dr Cumar M Cilmi Bulaale ( Dr Cumar Bile ) iyo Tiimkiisa . Kusoo Dhawaada Gacma Furan.
(Hiigsigeenu Waa Helida Daryeel Caafimaad oo Ayhelaan Bukaanadeena .
Hadii Rabi idmo )
Wabilaahi Towfiiq

05/09/2024

War Bixin kooban oo Kusaabsan Qayta Saalada QaliinKa isbitaalka.
( Gawaan General Hospital)
Qaybta Qaliinka oo Lagu Qalabeeyay Qalab Qaliin oo Casriya Looguna Talagay Qaliima Waawen .
Sida Dhaawacyada Culus. Burooyinka. Hooyada Uurka Leh.Eernada.iyo Dhamaan,Qaliimada Culus .
Waxaana isbitaalka Kugu Diyaara Dr Cumar M Cilmi Bulaale ( Dr Cumar Bile ) iyo Tiimkiisa . Kusoo Dhawaada Gacma Furan.
(Hiigsigeenu Waa Helida Daryeel Caafimaad oo Ayhelaan Bukaanadeena .
Hadii Rabi idmo )
Wabilaahi Towfiiq

02/09/2024

Waxaa Shalay oo Taariiqdo Aheyd 1/9/24 isbitaalka Gawaan General Hospital loogu Sameeyay Qaliin Casriya Hooyo 4 Bilood Kahor umushay.
Hooyadaas oo Lasoo Gudboonaatay isku Furan markay dhalaysay
Waxaa qaliinkaas Hooyada Lagu sameeyay Ku Guuleystay.Mahadi Haka Gaartee .
( Dr Cumar Bile ) iyo Tiimkiisa

30/08/2024

War Bixin kooban oo Kusaabsan Qayta ultrasound Ka Yaala isbitaalka.
( Gawaan General Hospital)

Ultrasound Waa computer Casriya oo Lagu ogaado Dhamaan Uur Kujirka .
Hadey Ahaan Laheyd Hooyada Uurka Leh Cunuga Kujira Caloosha in Uu Caafimaad Qabo. inta Bilood Uu Jiro. iyo Dhamaan Qofkasta oo Baahi Guud Uqaba inuu Wax Kaogaado Kalyihiisa Calooshiisa iyo Dhamaan Wax Alaale oo Kusaabsan Uur Kujirka Waxaana isbitaalka Kugu Diyaara Dr Cumar Cilmi Bulaale ( Dr Cumar Bile ) iyo Tiimkiisa . Kusoo Dhawaada Gacma Furan iyo Daryeel Caafimaad oo Tayadiisu Sareysa .
(Hiigsigeenu Waa Helida Daryeel Caafimaad oo Ayhelaan Bukaanadeena .
Hadii Rabi idmo )
Wabilaahi Towfiiq

27/08/2024

War Bixin Kooban oo Kusaabsan Qaybta Raajada
Gawaan General Hospital.
Ee Gobalka Mudug .
Waxaa Lagu Soo Kordhiyay isbitaalka Gawaan Raajo Casriya oo Awoodeedu Tahay ( 300 ML Per ) oo Lasaari Karo Qofkasta. Micneheeduna Uu Yahay in Ay Xamili Karto Culeykasta Uu Leeyahay Qofka Bini Aadanka Waa Arin Lagu Farxo. Raajadaas oo Ah Mid Casriya. Waxaa Halkaas Kugu Diyaara Raajiista isbitaalka Gawaan .
Mr. ilyaas Xasan Wehliye .
Waxaana Sitafa Tiran Kuula Sacondoona Howshaada Agaasimaha Guud Ee isbitaalka Gawaan General Hospital Dr Cumar Cilmi Bulaale ( Dr Cumar Bile ) iyo Tiimkiisa oo Kugu Soo Dhawayn Doona Gacma Furan . Wabilaahi Towfiiq .

Warbixinta Wiiklaha Ah Ee                               isbitaalka  Gawaan General Hospital .Gabal Dhicii khamiista oo A...
26/08/2024

Warbixinta Wiiklaha Ah Ee
isbitaalka
Gawaan General Hospital .

Gabal Dhicii khamiista oo Ay Taariiqdu Kubeegneyd 22/08/2004 ayaa lagu Umuliyay Gawan General Hospital Hooyo Laheyd Uur 2 cunug oo mataano ah.

kuwaas oo lagu ogaaday kadib markii lasaaray Ultrsound hooyadii uurka lahayd.
Sicadiya ayey udhashay iyada iyo labadii cunug waa ay caafimaad qabaan.
Waxaa dhaliyey Midwife ( Ruqiyo ) iyo
( Dr Cumar Cilmi Bulaale Dr Cumer Bile ) waxaana caawiyey Kalkaaliyayaasha Guud Ee isbitaalka .
Waana Horumarka Uu Kutilaabsaday isbitaalka Gawaan ( G H ) Mahad Gaara Waxaan Ucelineynaa Allaah ( S W C ) Bacdallaahi Dr Cumar Bile iyo Tiimkiisa oo Had iyo Jeer Uhagar Baxa Bulshada Kudhaqan Guud Ahaan Galmudug Gaar Ahaana Gobalka Mudug .
Alxamdulillaah

11-𝒇𝒆𝒃𝒓𝒖𝒂𝒓𝒚 𝒘𝒂𝒙𝒂𝒂 𝑮𝒂𝒘𝒂𝒏 𝑮𝒂𝒘𝒂𝒂𝒏 𝑮𝒆𝒏𝒆𝒓𝒂𝒍  𝑯𝒐𝒔𝒑𝒊𝒕𝒂𝒍 𝒌𝒐𝒓𝒎𝒆𝒆𝒓 𝒌𝒖 𝒚𝒊𝒎𝒊𝒅 𝑬𝒏𝒈𝒊𝒏𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝒊𝒚𝒐 𝒒𝒖𝒃𝒂𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑫𝒂𝒌𝒂𝒅𝒂 𝒉𝒐𝒃𝒚𝒐 𝑾𝒂𝒔𝒊𝒊𝒓𝒐 𝒉𝒐𝒓𝒆, 𝑴𝒂𝒎...
12/02/2024

11-𝒇𝒆𝒃𝒓𝒖𝒂𝒓𝒚 𝒘𝒂𝒙𝒂𝒂 𝑮𝒂𝒘𝒂𝒏 𝑮𝒂𝒘𝒂𝒂𝒏 𝑮𝒆𝒏𝒆𝒓𝒂𝒍 𝑯𝒐𝒔𝒑𝒊𝒕𝒂𝒍 𝒌𝒐𝒓𝒎𝒆𝒆𝒓 𝒌𝒖 𝒚𝒊𝒎𝒊𝒅 𝑬𝒏𝒈𝒊𝒏𝒆𝒓𝒂𝒅𝒂 𝒊𝒚𝒐 𝒒𝒖𝒃𝒂𝒓𝒂𝒅𝒂 𝑫𝒂𝒌𝒂𝒅𝒂 𝒉𝒐𝒃𝒚𝒐 𝑾𝒂𝒔𝒊𝒊𝒓𝒐 𝒉𝒐𝒓𝒆, 𝑴𝒂𝒎𝒖𝒍𝒂𝒅𝒂 𝑯𝒐𝒃𝒚𝒐 𝒊𝒚𝒐 𝑮𝒂𝒘𝒂𝒏.

𝑾𝒂𝒙𝒂𝒂 𝒉𝒂𝒍𝒌𝒂𝒏 𝒌𝒖𝒔𝒐𝒅𝒉𝒂𝒘𝒆𝒚𝒆𝒚 𝑨𝒈𝒂𝒔𝒊𝒎𝒂𝒉𝒂 𝑰𝒔𝒃𝒊𝒕𝒂𝒂𝒂𝒍 𝑷𝒓𝒐𝒇;𝒅𝒓 𝑶𝒎𝒂𝒓 𝒃𝒊𝒍𝒆. 𝑾𝒂𝒇𝒅𝒊𝒈𝒂 𝒂𝒚𝒂𝒂 𝒃𝒐𝒈𝒂𝒂𝒅𝒊𝒚𝒆𝒚 𝒂𝒅𝒆𝒆𝒈𝒚𝒂𝒅𝒂 𝒉𝒐𝒔𝒑𝒊𝒕𝒂𝒍𝒌𝒂 𝒌𝒂𝒔𝒐𝒄𝒅𝒐, 𝒊𝒚𝒂𝒈𝒂 𝒐𝒐 𝒂𝒂𝒅 𝒖 𝒎𝒂𝒉𝒂𝒅𝒄𝒆𝒍𝒊𝒚𝒆𝒚 𝒃𝒖𝒍𝒔𝒉𝒂𝒅𝒂𝒂𝒔 𝒊𝒚𝒐 𝑴𝒂𝒂𝒎𝒖𝒍𝒌𝒊𝒊 𝒅𝒂𝒅𝒂𝒂𝒍 𝒉𝒂𝒈𝒂𝒓 𝒍𝒂,𝒂𝒂𝒏𝒕𝒂 𝒍𝒆𝒉 𝒆𝒆 𝒆𝒚 𝒘𝒂𝒅𝒂𝒂𝒂𝒏,

𝒔𝒊𝒅𝒐𝒐𝒌𝒂𝒍𝒆 𝒘𝒂𝒙𝒆𝒚 𝒎𝒊𝒅𝒎𝒊𝒅 𝒖 𝒃𝒐𝒐𝒒𝒅𝒆𝒆𝒏 𝒅𝒉𝒂𝒎𝒎𝒂𝒏 𝑸𝒆𝒚𝒃𝒂𝒉𝒂 𝒉𝒐𝒔𝒑𝒊𝒕𝒂𝒍𝒌𝒚 𝒌𝒂𝒃𝒐𝒐𝒃𝒂𝒏𝒚𝒂𝒉𝒆𝒚 𝒔𝒊𝒅𝒂

1. 𝑸𝒆𝒚𝒃𝒕𝒂 𝑸𝒂𝒍𝒊𝒊𝒏𝒌𝒂
2.𝑸𝒆𝒚𝒃𝒕𝒂 𝑮𝒂𝒓𝒈𝒂𝒂𝒓𝒌𝒂 𝒅𝒂𝒈𝒅𝒂𝒈
3. 𝑸𝒆𝒚𝒃𝒕𝒂 𝒉𝒐𝒐𝒚𝒐𝒅𝒂 𝒊𝒚𝒐 𝑫𝒉𝒂𝒍𝒂𝒂𝒏𝒌𝒂
4.𝑸𝒆𝒚𝒃𝒕𝒂 𝒔𝒉𝒆𝒚𝒃𝒂𝒓𝒌𝒂 𝒄𝒂𝒔𝒓𝒊𝒈𝒂 𝒂𝒉
5. 𝑸𝒆𝒚𝒃𝒕𝒂 𝑹𝒂𝒂𝒋𝒂𝒅𝒂
6.𝑸𝒆𝒚𝒃𝒕𝒂 𝒃𝒖𝒌𝒂𝒂𝒏 𝒔𝒐𝒄𝒐𝒅𝒌𝒂

𝑼𝒈𝒖𝒅𝒂𝒏𝒃𝒆𝒚: 𝒌𝒐𝒓𝒎𝒆𝒆𝒓 𝒌𝒂𝒅𝒊𝒃 𝒘𝒂𝒇𝒅𝒊𝒈𝒂 𝒂𝒚𝒂𝒂 𝒌𝒖𝒍𝒂𝒏 𝒍𝒂𝒒𝒂𝒂𝒕𝒆𝒚 𝑴𝒂𝒎𝒖𝒍𝒌𝒂 𝒊𝒚𝒐 𝒔𝒉𝒂𝒒𝒂𝒂𝒍𝒂𝒉𝒂, 𝑾𝒂𝒙𝒂𝒂𝒏 𝒘𝒂𝒓𝒃𝒊𝒙𝒊𝒏 𝒆𝒚 𝒌𝒂𝒅𝒉𝒂𝒈𝒆𝒚𝒔𝒕𝒆𝒆𝒆𝒏 𝑴𝒂𝒂𝒎𝒖𝒍𝒌𝒂 𝒊𝒔𝒃𝒊𝒕𝒂𝒂𝒍 𝒊𝒔𝒂𝒈𝒐𝒐 𝒖𝒔𝒉𝒆𝒆𝒈𝒆𝒚 𝒊𝒔𝒃𝒊𝒕𝒂𝒂𝒍 𝒃𝒂𝒂𝒉𝒊 𝒃𝒂𝒍𝒂𝒂𝒓𝒂𝒏 𝒌𝒂𝒋𝒊𝒓𝒕𝒐 𝒐𝒐 𝒅𝒂𝒘𝒂𝒅𝒂 𝒊𝒚𝒐 𝒂𝒈𝒂𝒃𝒌𝒂𝒍𝒆 𝒄𝒂𝒂𝒇𝒊𝒎𝒂𝒂𝒅𝒌𝒖 𝒆𝒚 𝒔𝒊𝒊 𝒅𝒉𝒂𝒎𝒂𝒂𝒏𝒂𝒚𝒂𝒂. 𝑺𝒊𝒅𝒐𝒌𝒂𝒍𝒆 𝒘𝒂𝒇𝒅𝒊𝒈𝒂 𝒂𝒚𝒂𝒂 𝒅𝒉𝒊𝒏𝒂𝒄𝒐𝒐𝒅𝒂 𝒃𝒂𝒍𝒂𝒏 𝒒𝒂𝒂𝒅𝒆𝒚 𝒘𝒊𝒙𝒊𝒊 𝒆𝒚 𝒂𝒘𝒐𝒐𝒅𝒂𝒂𝒏 𝒊𝒏 𝒆𝒚 𝒌𝒖 𝒈𝒂𝒓𝒂𝒃 𝒊𝒔𝒕𝒂𝒂𝒈𝒂𝒚𝒂𝒂𝒍 𝒅𝒂𝒅𝒂𝒂𝒍 𝒎𝒂𝒎𝒖𝒍𝒌𝒂 𝒊𝒚𝒐 𝒔𝒉𝒂𝒒𝒂𝒍𝒂𝒉𝒖 𝒖𝒈𝒖 𝒋𝒊𝒓𝒂𝒂𝒏 𝒏𝒂𝒇 𝒃𝒂𝒅𝒃𝒂𝒂𝒅𝒊𝒏 𝒃𝒖𝒍𝒔𝒉𝒂𝒅𝒂 𝑮𝒐𝒃𝒐𝒍𝒌𝒂 𝒎𝒖𝒅𝒖𝒈.

𝑩𝒆𝒕𝒕𝒆𝒓 𝒉𝒆𝒂𝒍𝒕𝒉

Address

8863+QXQ, Gawaan
Hobyo
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gawaan General Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram