Bulsho General Hospital

Bulsho General Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bulsho General Hospital, Hospital, Jalalaqsi.

Dhamaan Muslimiinta, gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed, waxaan ugu hambalyeynayaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan 14...
28/02/2025

Dhamaan Muslimiinta, gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed, waxaan ugu hambalyeynayaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan 1446H.

Ramadaan Kareem.

01/01/2025
Baaq deg-deg24saac ee la soo dhaafay Bulsho General Hospital    Waxaa la keenay 15 qof oo iskugu jiro dad waaweyn iyo Ca...
11/01/2024

Baaq deg-deg

24saac ee la soo dhaafay Bulsho General Hospital Waxaa la keenay 15 qof oo iskugu jiro dad waaweyn iyo Caruur kuwaasoo soo ritay shuban biyood oo laga keenay deegaanka oo hoos taga degmada Jalalaqsi/Hiiraan, sidoo kale waxaa la xaqiijiyey in ay ku geeriyoodeen deegaankaas 12qof oo isku jiro dad waaweyn iyo caruur 24saac ee la soo dhaafay.
Hadaba Maamulka degmada jalalaqsi, dad weynaha ku nool degmada jalalaqsi iyo nawaaxigeeda waxaa ka codsaneynaa in loo gurmado dadka Ku nool degaankaas .
Sidoo kale Wasaarada Caafimaad soomaali Ministry of Health- Somalia wasaarada Caafimaadka Hirshabelle Ministry of Health, Hirshabelle, Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed Medical Association and WHO Somalia iyo dhamaan intii gacan ka geysan karto in la caawiyo dadka degaankaas .
Bulsho Hospital wuxuu u taagan yahay in la caawiyo dadka deegaan, waxaana diyaar u nahay 24saac in aan qaabilno dadka deegaan ka imaanaa.

Address

Jalalaqsi
252

Telephone

+252612298640

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bulsho General Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Bulsho General Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category