Bache5 health since of GIU

Bache5 health since of GIU Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Bache5 health since of GIU, Medical and health, Bula hawo Gedo international university, Kismayo.

Jaamacadda Gedo International University waxay si gaar ah ugu shaqeysaa sidii ay ardayda deegaanka iyo guud ahaan gobolk...
09/10/2024

Jaamacadda Gedo International University waxay si gaar ah ugu shaqeysaa sidii ay ardayda deegaanka iyo guud ahaan gobolka ugu heli lahayd waxbarasho tayo sare leh oo heer caalami ah. Waxaa halkan lagu bixiyaa barnaamijyo iyo koorsooyin waxtar leh oo idin diyaarinaya inaad noqotaan hoggaamiyaasha berrito iyo kuwa ku fiican xirfadaha kala duwan ee nolosha. Ma aha oo kaliya waxbarasho ee sidoo kale waa goob aad ku kasban kartaan xirfadaha kale ee nolosha sida hal-abuurka, shaqo abuurka, iyo hoggaaminta bulshada Bache5 health since of GIU

04/10/2024

Bache5 health since of GIU
Gedo international university

Hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo Dr shafici cilmigaad baratay Allaha kuu barakeeyo Aduun iyo  Akhirabo
04/10/2024

Hanbalyo hanbalyo hanbalyo hanbalyo
Dr shafici cilmigaad baratay Allaha kuu barakeeyo Aduun iyo Akhirabo

03/10/2024

Gedo international university

Hor dhicii xaflada jamacada gedo international university Ee maanta   health since of GIU
03/10/2024

Hor dhicii xaflada jamacada gedo international university
Ee maanta
health since of GIU

Address

Bula Hawo Gedo International University
Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bache5 health since of GIU posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share