Al-ihsan medical center

Al-ihsan medical center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Al-ihsan medical center, Hospital, Isgoyska xaaji jaamac, Kismayo.

🩺 Peptic Ulcer Disease (Boog Caloosha & mindhicir/Duodenum-ka)Peptic ulcer waa boog ku samaysanta xuubka caloosha ama du...
16/11/2025

🩺 Peptic Ulcer Disease (Boog Caloosha & mindhicir/Duodenum-ka)

Peptic ulcer waa boog ku samaysanta xuubka caloosha ama duodenum-ka. Waxay dhacdaa marka acid-ka calooshu dhaawaco xuubka difaaca.

⚠️ Calaamadaha ugu badan:
• Xanuun gubasho oo ku dhaca caloosha sare (epigastric pain)
• Xanuunka oo ka sii dara marka calooshu madhan tahay
• Lalabbo & matag
• Calool fadhiga ama gaas badan
• Haddii dhibaato jirto: matag dhiig ah ama saxaro madow (melena)

🦠 Sababaha ugu waaweyn:
• H. pylori infection
• NSAIDs sida ibuprofen, diclofenac, aspirin
• Sigaar cabis & cabitaanada caffeine badan
• Stress & cuntooyin xanaajiya caloosha

🧪 Baaritaanka:
• H. pylori test (stool antigen / breath test)
• Endoscopy haddii calaamado culus jiraan
• CBC haddii dhiig bax laga shakiyo

💊 Daaweynta:

Haddii H. pylori Positive:
• PPI (Omeprazole 20mg BID)
• Amoxicillin 1g BID
• Clarithromycin 500mg BID
→ 14 maalmood

Haddii H. pylori Negative:
• PPI oo keliya 4–8 isbuuc

🚫 Ka fogaaw:
• NSAIDs
• Caffeine & sigaar
• Cuntooyinka dufanka iyo basbaaska badan.

AL-IHSAN MEDICAL CENTER – Kismayo
📍 Haji Jama Intersection
📞 +252615605090 / 617 841 010

14/11/2025

Address

Isgoyska Xaaji Jaamac
Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al-ihsan medical center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share