23/03/2026
Dhakhaatiir Xirfad Leh oo Lagu Kalsoonaan Karo
Ma u baahan tahay daryeel caafimaad oo tayo sare leh? Waxaa isbitaalka guud ee kismayo kuu jooga dhakhaatiir leh khibrad dheer iyo aqoon casri ah, kuna dadaala inuu si naxariis leh kuu daryeelo.
✅ Baaritaan sax ah
✅ La-talin caafimaad oo faahfaahsan
✅ Daryeel joogto ah oo lagu kalsoonaan karo
Caafimaadkaaga waa mudnaanteenna koowaad 💙
📞 Ballan sameyso..