Ukhtie banaat

Ukhtie banaat Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ukhtie banaat, Medical and health, Asmaalimohamed95 asmaalimohamed95 asmaalimohamed 95, Laascaanood.

22/10/2024

A loving heart 🐎💕

ؤفي صباح يوم الجمعة لاتنسون ان تحمدو الله برز قكم يوما جديد لاتنسو كهفكم والصلاة علي نبيكم❤🌸
11/10/2024

ؤفي صباح يوم الجمعة لاتنسون ان تحمدو الله برز قكم يوما جديد لاتنسو كهفكم والصلاة علي نبيكم❤🌸

Noloshu ka  k**a baahan inad qof ku xidhiid faraxda Ogow wax walbo ku adag haddad kalsooni ku darto inay ku fududanyaan ...
07/12/2021

Noloshu ka k**a baahan inad qof ku xidhiid faraxda
Ogow wax walbo ku adag haddad kalsooni ku darto inay ku fududanyaan insha allah. Ha niyad jabin wad guulaysan
Ducayso ilaahayna isku xidh adkaartan badso❤🥀

Caafimad ayaan Idin rajanaya I.a my fans❤

Post love isaar pls 🙏💕🥺

Nolosha k**a baahan  inad  qof ku xidhiid farxada Ogow wax walbo ku adag hadad kalsooni ku dartid inay ku fududanyaan  ....
07/12/2021

Nolosha k**a baahan inad qof ku xidhiid farxada
Ogow wax walbo ku adag hadad kalsooni ku dartid inay ku fududanyaan . Insha allah ha niyad jabin
Ducayso ilaahayana isku xidh waad guulaysan I.a

Caafimad ayan idin rajenaya my fans ❤one love
Post love ta isar pls🙏💕

Habeenka jimacaha iyo bilowaga  bil cusub ❤ Ilaahow khaatumada noo wanaaji sharkaana naga xijaab wax kasta oo noo qorona...
01/10/2021

Habeenka jimacaha iyo bilowaga bil cusub ❤
Ilaahow khaatumada noo wanaaji sharkaana naga xijaab wax kasta oo noo qorona nagu arsaaq ❤

Asc  Talo🦋🦋Abayo  intaad  ku mashquuli lahayad TikTok  🦋Ku mashquul qur,aan akhris iyo  ducooyin🦋Abayo  intaad  mushquul...
01/10/2021

Asc Talo🦋

🦋Abayo intaad ku mashquuli lahayad TikTok
🦋Ku mashquul qur,aan akhris iyo ducooyin
🦋Abayo intaad mushquul hebalaye video iska duubtay
🦋Intaad ku daaysan lahayd wax xun ku dayso gabdhah story wax ficaan soo geliya
🦋Abayo intaad adduunka la joogaye waa wax yar ee wax ficaan shaqayso akhiro 🦋adduun lagu waari maaye addunka wax ficaan ushaqayso
🦋Gabadh wax barta hadaa tahayna mashquul wax kufilan waxbarashadada
Ku Daadal akhriska.
🦋Ku Daadal sida heer u gaadhi lahayd oo aad asaga udhaafi lahayd.
🦋gabadh hadad tahay cadowaaga wuu badan yahay dheeg haw dhigin waxay ku leeyihin.
🦋Naftadah kalsooni sii oo dhiirigeli
Post like taa saar hayga bakhaylin ♥️plz

Yaa Allah dareenkeeda na waafaji 🥺♥️
10/09/2021

Yaa Allah dareenkeeda na waafaji 🥺♥️

Ha siniin dhacdad waxay muteysatay  wax ka sarreeya ha raadinin .haka raadin  qiimahaaga dadka indhoohda  waxaase  ka do...
08/07/2021

Ha siniin dhacdad waxay muteysatay wax ka sarreeya ha raadinin .haka raadin qiimahaaga dadka indhoohda waxaase ka doonota damiirkagu
Haduu ku qaanco qiimo ayaad yeelanaysaa

Muhiim m,ahaan in hadalkayga  la aqblo  balse  wax muhiim ah  m,ahaan  in hadalkayga la aqbalo balse wax muhiim ah inuu ...
30/06/2021

Muhiim m,ahaan in hadalkayga la aqblo balse wax muhiim ah m,ahaan in hadalkayga la aqbalo balse wax muhiim ah inuu run noqdo🌺

Hadalku qiimo malah hadaan ficil la raaci🌻

Kahor intaadan sare uqaadin raajada,  waxa ka fican inaad ogaata halka aad tagaan tahay noloshdu👇
29/06/2021

Kahor intaadan sare uqaadin raajada, waxa ka fican inaad ogaata halka aad tagaan tahay noloshdu👇

Kali  nimadu  inta badan  saaxiibka  waxay ka kaalmaysa inuu fakaro,  maskaxdiisu  ay yeelato wax soo saar aad usareeyaU...
24/06/2021

Kali nimadu inta badan saaxiibka waxay ka kaalmaysa inuu fakaro, maskaxdiisu ay yeelato wax soo saar aad usareeya

Ukhtie banaat #

Saaxiibtinimadu  ma ahaan in waqti   badan  la sheekhaysto, in mar kasta la kulmo oo la farxasanado,balse  waa  dareen w...
23/06/2021

Saaxiibtinimadu ma ahaan in waqti badan la sheekhaysto, in mar kasta la kulmo oo la farxasanado,balse waa dareen walal nimo is jacayl iyo is dareemid ku dhisan

Waxaad   xambaartaa  hal  hami  oo  ah  sidaa  ilaah   U  raalli  gelin  laheed,  hadaad  ilaah   raalli geliso   waxa  ...
21/06/2021

Waxaad xambaartaa hal hami oo ah sidaa ilaah U raalli gelin laheed, hadaad ilaah raalli geliso waxa ka raali noqonayaa, isaga ku filan kuna deeqi doona.

Dhawac ka xun ma soo garaa  qofnimadaada,oo aan ahayan in lagugu  jeclaado ama lagu naco wax  aadan  aheynba.
21/06/2021

Dhawac ka xun ma soo garaa qofnimadaada,oo aan ahayan in lagugu jeclaado ama lagu naco wax aadan aheynba.

Address

Asmaalimohamed95 Asmaalimohamed95 Asmaalimohamed 95
Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ukhtie banaat posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share