Shaafi Hospital Las'anod

Shaafi Hospital Las'anod Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shaafi Hospital Las'anod, Hospital, Sayidka District Main Road, Near Kaamil Fuel Station, Laascaanood.

SHAAFI HOSPITAL wuxuu ku yaal Magalada Laascaanood,waa Isbitaal u adeega Bulshada waxaana kuugu diyaara Taqasusaad kala duwa, wuxu ku yaala wadada wayn ee laamiga Dhanka bari Xcontrol. .๐Ÿฅ.

Isbitaalka Shaafi: ๐Š๐€๐Œ๐ˆ๐ˆ๐’๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐‰๐”๐Œ๐‚๐€๐‡๐€ ๐–๐€๐€ ๐ƒ๐ˆ๐˜๐€๐€๐‘ ๐ƒ๐‡๐€๐๐€๐“๐€๐‘๐Š๐ˆ๐ˆ ๐–๐€๐ƒ๐๐€๐‡๐€ ๐ƒ๐‘ ๐€๐๐ƒ๐ˆ๐–๐„๐‹๐ˆ.============Maamulka Isbitaalka Shaaf...
31/03/2026

Isbitaalka Shaafi: ๐Š๐€๐Œ๐ˆ๐ˆ๐’๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐‰๐”๐Œ๐‚๐€๐‡๐€ ๐–๐€๐€ ๐ƒ๐ˆ๐˜๐€๐€๐‘ ๐ƒ๐‡๐€๐๐€๐“๐€๐‘๐Š๐ˆ๐ˆ ๐–๐€๐ƒ๐๐€๐‡๐€ ๐ƒ๐‘ ๐€๐๐ƒ๐ˆ๐–๐„๐‹๐ˆ.
============

Maamulka Isbitaalka Shaafi Laascaanood ayaa shaaciyey in uu shaqada bilaabayo asbuucan dhakhtarki ku takhasusay cudurrada wadnaha,kaasoo isticmaalaya Qalab CasrI ah ee iman jiray khamiista iyo jumcaha 02/04/ 2026.

Dhakhtarku wuxuu daweyn doonaa cudurro ay ka mid yihiin dhiig karka, xidhnaanta xididdada wadnaha, carruurta ku dhalata wadnaha daloolan, iyo wadne-garaaca aan joogtada ahayn, isagoo adeegsanaya qalab casri ah sida Echocardiography iyo ECG si loo helo baaritaan sax ah.

๐Ÿ“ Goobta: SHAAFI QAYBTA 2AAD โ€“ Kaalinta Bootaanka Bariga Laascaanood
๐Ÿ“ž Telesom: 063 464 6299
๐Ÿ“ž Golis: 090 452 6565

Isbitaalka Shaafi: ๐๐„๐‘๐‘๐ˆ ๐Ž๐Ž SABTI 28/๐ŸŽ๐Ÿ‘/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ6   ๐–๐€๐—๐€๐€ ๐’๐‡๐€๐๐€๐ƒ๐€ ๐’๐ˆ๐ˆ ๐–๐€๐ƒ๐ˆ ๐ƒ๐Ž๐Ž๐๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐๐“๐€๐‘๐Š๐ˆ๐ˆ๐๐€๐‹๐‹๐ˆ๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐Š๐”๐–๐€ ๐‚๐€๐’๐‘๐ˆ๐†๐€ ๐€...
27/03/2026

Isbitaalka Shaafi: ๐๐„๐‘๐‘๐ˆ ๐Ž๐Ž SABTI 28/๐ŸŽ๐Ÿ‘/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ6 ๐–๐€๐—๐€๐€ ๐’๐‡๐€๐๐€๐ƒ๐€ ๐’๐ˆ๐ˆ ๐–๐€๐ƒ๐ˆ ๐ƒ๐Ž๐Ž๐๐€ ๐ƒ๐‡๐€๐๐“๐€๐‘๐Š๐ˆ๐ˆ๐๐€๐‹๐‹๐ˆ๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐Š๐”๐–๐€ ๐‚๐€๐’๐‘๐ˆ๐†๐€ ๐€๐‡ ๐๐ซ๐จ๐Ÿ.๐ƒ๐ซ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐-๐๐š๐š๐ฌ๐ก๐ž (๐€๐›๐ฎ -๐’๐ก๐š๐š๐Ÿ๐ข).
===========
Maamulka Shaafi Hospital wuxuu ku wargelinayaa dhammaan bulshada in uu Sabtida 28/03/2026 in uu shaqada sii wadi doono
๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ Dhaqtarka Qalliimada Guud iyo Qalliimada Casriga ah (Laparoscopic Surgery)๐๐ซ๐จ๐Ÿ.๐ƒ๐ซ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐-๐›๐š๐š๐ฌ๐ก๐ž(๐€๐›๐ฎ-๐’๐ก๐š๐š๐Ÿ๐ข),
Waxa ka tala bixinayaa isla markaana dawaynayaa

๐Ÿ”น Qalliimada guud
๐Ÿ”น Qalliimada caloosha iyo mindhicirka
๐Ÿ”น Qalliimada xameetida
๐Ÿ”น Eernada
๐Ÿ”น qabsinka
๐Ÿ”น Qalliimada lagu sameeyo
๐Ÿ”น Burooyinka
๐Ÿ”น Babaasiirta.
qalabka casriga ah (Laparoscope)
๐Ÿฅ Adeeg tayo leh, qalab casri ah, iyo daryeel bukaan oo heer sare ah.
๐Ÿ“ Kaalaya Shaafi Hospital si aad u heshaan adeeg caafimaad oo lagu kalsoonaan karo.

๐Ÿ“ Goobta: SHAAFI QAYBTA 2AAD โ€“ Kaalinta Bootaanka Bariga Laascaanood
๐Ÿ“ž Telesom: 063 464 6299
๐Ÿ“ž Golis 0904526565

Isbitaalka Shaafi: ๐๐„๐‘๐‘๐ˆ ๐Ž๐Ž ๐‰๐”๐Œ๐‚๐„ ๐€๐‡ ๐Ÿ๐Ÿ•/๐ŸŽ๐Ÿ‘/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ6  ๐–๐€๐—๐€๐€ ๐’๐‡๐€๐๐€๐ƒ๐€ ๐‡๐€๐‹๐Š๐ˆ ๐Š๐€๐’๐ˆ๐ˆ ๐–๐€๐ƒ๐ˆ ๐ƒ๐Ž๐Ž๐๐€ ๐ˆ๐๐’๐‡๐‹๐‡  ๐ƒ๐‡๐€๐๐“๐€๐‘๐Š๐ˆ๐ˆ  ๐๐€๐‹๐‹๐ˆ๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ๐€ ๐†๐”๐”...
26/03/2026

Isbitaalka Shaafi: ๐๐„๐‘๐‘๐ˆ ๐Ž๐Ž ๐‰๐”๐Œ๐‚๐„ ๐€๐‡ ๐Ÿ๐Ÿ•/๐ŸŽ๐Ÿ‘/๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ6 ๐–๐€๐—๐€๐€ ๐’๐‡๐€๐๐€๐ƒ๐€ ๐‡๐€๐‹๐Š๐ˆ ๐Š๐€๐’๐ˆ๐ˆ ๐–๐€๐ƒ๐ˆ ๐ƒ๐Ž๐Ž๐๐€ ๐ˆ๐๐’๐‡๐‹๐‡ ๐ƒ๐‡๐€๐๐“๐€๐‘๐Š๐ˆ๐ˆ ๐๐€๐‹๐‹๐ˆ๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ๐€ ๐†๐”๐”๐ƒ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐Š๐”๐–๐€ ๐‚๐€๐’๐‘๐ˆ๐†๐€ ๐€๐‡ ๐๐ซ๐จ๐Ÿ.๐ƒ๐ซ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐-๐๐š๐š๐ฌ๐ก๐ž (๐€๐›๐ฎ -๐’๐ก๐š๐š๐Ÿ๐ข).
===========
Maamulka Shaafi Hospital wuxuu ku wargelinayaa dhammaan bulshada in uu berri oo jumce ah 27/03/2026 ay shaqadi 2da gelinka si toosa uga sii socon doonto isbitaalka shaafi laascaanod ayadoo uu dardar gelinayo adeegayada uu bulshada u hayo
๐Ÿ‘จโ€โš•๏ธ Dhaqtarka Qalliimada Guud iyo Qalliimada Casriga ah (Laparoscopic Surgery)๐๐ซ๐จ๐Ÿ.๐ƒ๐ซ ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐-๐›๐š๐š๐ฌ๐ก๐ž(๐€๐›๐ฎ-๐’๐ก๐š๐š๐Ÿ๐ข),
Waxa ka tala bixinayaa isla markaana dawaynayaa

๐Ÿ”น Qalliimada guud
๐Ÿ”น Qalliimada caloosha iyo mindhicirka
๐Ÿ”น Qalliimada xameetida
๐Ÿ”น Eernada
๐Ÿ”น qabsinka
๐Ÿ”น Qalliimada lagu sameeyo
๐Ÿ”น Burooyinka
๐Ÿ”น Babaasiirta.
qalabka casriga ah (Laparoscope)
๐Ÿฅ Adeeg tayo leh, qalab casri ah, iyo daryeel bukaan oo heer sare ah.
๐Ÿ“ Kaalaya Shaafi Hospital si aad u heshaan adeeg caafimaad oo lagu kalsoonaan karo.

๐Ÿ“ Goobta: SHAAFI QAYBTA 2AAD โ€“ Kaalinta Bootaanka Bariga Laascaanood
๐Ÿ“ž Telesom: 063 464 6299
๐Ÿ“ž Golis 0904526565

Ka Faaโ€™iidayso Qalliimada Carruurta FaruuranIlmahaaga ha lumin kalsoonida dhoolla-caddayntiisa ๐Ÿ˜ŠQalliin casri ah oo bad-...
24/03/2026

Ka Faaโ€™iidayso Qalliimada Carruurta Faruuran
Ilmahaaga ha lumin kalsoonida dhoolla-caddayntiisa ๐Ÿ˜Š
Qalliin casri ah oo bad-baado leh ayaa lagu saxaa faruuryaha kala furan (cleft lip).

1:Daryeel gaar ah oo carruurta loogu talagalay
Dhakhaatiir khibrad leh
2:Natiijooyin muuqda oo qurux badan.

Booqo shaafi specialist hospital laascaanood si ilmahaagu u helo nolol cusub!

23/03/2026

Waxaan bulshada ku wargelinaynaa in
Dr Axmed Baashe (Abu Shaafi)
uu saaka si rasmi ah shaqadii uga bilaabay
Shaafi Specialist Hospital laascaanood.

Adeegyada caafimaad waxay u socdaan si habsami leh,
dhakhtarkuna wuxuu diyaar u yahay qaabilaadda bukaannada.
Ku soo dhawoow Shaafi Specialist Hospital laascaanood

22/03/2026

OGAAYSIIS
Shaafi Hospital Las'anod
Wuxuu ogaysiin bulshada ku dhaqan magalada laascaanood in uu yimi
Dr. Axmed Baashe (Abu-Shaafi)
Oo ah Khabiir ku takhasusay Qaliimada Guud iyo Kuwa Casriga ah
sida:
โœ”๏ธ Qalinka Burooyinka
โœ”๏ธ Qalinka Xameetida
โœ”๏ธ Qalinka Bogdillaaca (Hernia)
โœ”๏ธ Qalinka Caloosha & Mindhicirada
โœ”๏ธ Qalinka Kaadi-haysta iyo kuwo kale.

Ka faaโ€™iidayso fursadan oo la kulan dhakhtar khibrad leh

๐Ÿ“Goobta: Shaafi โ€“ Qaybta 2aad, kasoo horjeedka Kaalinta Bootaanka Bariga Laascaanood.
Https://wa.me/+25263 464 6299 /090 452 6565

Ciid WanaagsanShaafi Specialist Hospital waxay farxadda ciida la wadaagaysaa umadda Soomaaliyeed meel kastay joogaan.
19/03/2026

Ciid Wanaagsan
Shaafi Specialist Hospital waxay farxadda ciida la wadaagaysaa umadda Soomaaliyeed meel kastay joogaan.

๐Ÿฅ OGAYSIIS MUHIIM AH โ€“ Shaafi Specialist Hospital Laascaanood๐Ÿ“… 22 / 03 / 2026 Isbitaalka Shaafi Laascaanood waxaa ka haw...
15/03/2026

๐Ÿฅ OGAYSIIS MUHIIM AH โ€“ Shaafi Specialist Hospital Laascaanood
๐Ÿ“… 22 / 03 / 2026 Isbitaalka Shaafi Laascaanood waxaa ka hawl gelayaa
Prof. Dr. Axmed Baashe (Abu-Shaafi) Khabiir ku takhasusay Qaliimada Guud iyo Qaliimada Casriga ah (Laparoscopy).
Waxana laga fulinayaa qaliimo kala duwan sida:
โœ”๏ธ Burooyinka
โœ”๏ธ Xameetida
โœ”๏ธ Bogdillaaca (Hernia)
โœ”๏ธ Caloosha & Mindhicirada
โœ”๏ธ Kaadi-haysta iyo kuwo kale.
๐Ÿ“ Goobta: Shaafi โ€“ Qaybta 2aad, kasoo horjeedka Kaalinta Bootaanka Bariga Laascaanood.
๐Ÿ“ž Isdiiwaangelin: Kala xiriir Https://wa.me/+25263 464 6299 /090 452 6565

LAASCAANOOD: Cusbitaalka Shaafi Hospital ayaa shaaciyey fursad shaqo oo bannaan, isagoo raadinaya Maamule cusub oo ka sh...
06/03/2026

LAASCAANOOD: Cusbitaalka Shaafi Hospital ayaa shaaciyey fursad shaqo oo bannaan, isagoo raadinaya Maamule cusub oo ka shaqeeya maamulka iyo hagidda hawlaha cusbitaalka.

Shaafi Hospital Las'anod qofka uu u baahan yahay wuxuu ku dooranayaa khibrad u leeyahay maamulka, awoodna uu u leeyahay inuu maareeyo shaqaalaha iyo hawlaha maalinlaha ah ee cusbitaalka, isla markaana ka shaqeeya hagaajinta adeegyada loo fidiyo bukaanka.

Qofka codsanaya shaqadan waa inuu haystaa shahaado la xiriirta maamulka ama caafimaadka, sida Business Administration, MBBS, Hospital Management ama Public Health, isla markaana leh ugu yaraan 3 sano oo khibrad maamul ah.

Dadka danaynaya fursaddan shaqo ayaa CV-gooda ku diri kara shaafihospital525@gmail.com ama si toos ah ugu gudbin kara xafiiska shaqaalaysiinta ee Shaafi Hospital (qaybta Xabiib).

10-ka Maarso 2026 ayaa ah maalinta ugu dambaysa ee la aqbalayo codsiyada.

25/02/2026

Isbitaalka Shaafi: ๐Š๐€๐Œ๐ˆ๐ˆ๐’๐“๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐‰๐”๐Œ๐‚๐€๐‡๐€ ๐–๐€๐€ ๐ƒ๐ˆ๐˜๐€๐€๐‘ ๐ƒ๐‡๐€๐๐€๐“๐€๐‘๐Š๐ˆ๐ˆ ๐–๐€๐ƒ๐๐€๐‡๐€ ๐ƒ๐‘ ๐€๐๐ƒ๐ˆ๐–๐„๐‹๐ˆ.
============

Maamulka Isbitaalka Shaafi Laascaanood ayaa shaaciyey in uu shaqada bilaabayo asbuucan dhakhtarki ku takhasusay cudurrada wadnaha,kaasoo isticmaalaya Qalab CasrI ah ee iman jiray khamiista iyo jumcaha 26 & 27 Feb 2026.

Dhakhtarku wuxuu daweyn doonaa cudurro ay ka mid yihiin dhiig karka, xidhnaanta xididdada wadnaha, carruurta ku dhalata wadnaha daloolan, iyo wadne-garaaca aan joogtada ahayn, isagoo adeegsanaya qalab casri ah sida Echocardiography iyo ECG si loo helo baaritaan sax ah.

๐Ÿ“ Goobta: SHAAFI QAYBTA 2AAD โ€“ Kaalinta Bootaanka Bariga Laascaanood
๐Ÿ“ž Telesom: 063 464 6299
๐Ÿ“ž Golis: 090 4526565

18/02/2026

OGEYSIIS OGEYSIIS
Waxaan si rasmi ah u ogeysiinaynaa bulshada Waqooyi Bari in
Prof. Dr. Axmed Baashe (Dr. Abu-Shaafi)
uu si buuxda shaqqada uga bilaabay 12-ka Febraayo 2026
Isbitaalka Shaafi Laascaanood.
Dhakhtarku wuxuu bixinayaa adeegyo caafimaad oo tayo sare leh,
gaar ahaan qalliimada guud
Dhakhtarka qaliimada Guud
iyo Kuwa Casriga ah ๐‹๐š๐ฉ๐จ๐ซ๐จ๐ฌ๐œ๐จ๐ฉ๐ž ๐š๐ฆ๐š ๐ฅ๐ž๐ž๐ฌ๐š๐ซ๐ค๐š Qaliimada uu Samaynayo waxa kamida qalliimada (๐—๐š๐ฆ๐ž๐ž๐ญ๐ข๐๐š, ๐๐ฎ๐ซ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š, ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ๐š๐š๐ง๐ญ๐š, ๐ฆ๐ข๐ง๐๐ก๐ข๐œ๐ข๐ซ๐š๐๐š, ๐Š๐š๐ง๐ฌ๐š๐ซ๐ค๐š ๐๐จ๐ ๐๐ข๐ฅ๐š๐š๐œ๐š, ๐๐š๐š๐›๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐š , ๐ˆ๐–๐Œ).
oo bulshada si weyn uga faaโ€™iideysan doonto.
wixii faahfaahin ah kala xidhiidh numberada shaashaada kaga muuqda.
๐Ÿ“ž Tel/Whatsapp: 0634496863
๐Ÿ“ž Tel/Whatsapp: 0634498805
๐Ÿฅ Shaafi Hospital
โœ… Baadhitaan xirfadaysan
โœ… Adeegyo casri ah
โœ… La-talin caafimaad oo dhamaystiran
โœจ Shaafi Hospital โ€“ Daryeel lagu kalsoonaan karo*

Address

Sayidka District Main Road, Near Kaamil Fuel Station
Laascaanood

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaafi Hospital Las'anod posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Shaafi Hospital Las'anod:

Share

Category