Gayisom medical institute

Gayisom medical institute welcome

Life is healthy 😌
02/02/2022

Life is healthy 😌

Waxan soo kordhiinay barashada culunta pharmacology taas oo aad ku baran doonto hab online ah adiga oo joga guurigaga am...
16/01/2022

Waxan soo kordhiinay barashada culunta pharmacology taas oo aad ku baran doonto hab online ah adiga oo joga guurigaga ama gobtada shaqo.πŸ‘©β€πŸ”¬πŸ‘¨β€πŸ”¬πŸ‘¨β€πŸŽ“πŸ§¬πŸ’‰

Ogeysiis muhiim ah:  Ma rabtaa isbeedel cafimaad & Jired  haday jawaabtu tahay Haa.hadaba waxan soo kordhiinay course cu...
24/08/2021

Ogeysiis muhiim ah:
Ma rabtaa isbeedel cafimaad & Jired haday jawaabtu tahay Haa.
hadaba waxan soo kordhiinay course cusub oo kusaabsan nutrition-ka oo free ah soconaayana muddo 3 bilood ah.
Nutrition nafaqo.
waa barashadda cuntadda iyaado la tixraacyo sida jirku uu burburiyo,una qato cilmigan naftaqada waxa lagu bartaπŸ‘‰Diest| iyo yaranta cudurada (Deficiency diseases) Cuntada nafaqada leh waa mid leh waxa jirku u baahan yahay si uu u koro, Cafimaad u helo ulana dagaalamo cudurada.

Mal-nutrition nafaqadaro:
waa isku dheeli tiirnaan la'aan u dhexeysaa, waxa qofku cuno iyo wiixi laga bahana inu cuno
wiixi Fahfaahin ah πŸ‘‰WhatsApp

Ogeysiis waxa dhamaanba laa ogasiinaya ardayda jecel barashadda cuulunta cafimaadka inaan uu hayno qaybihisaa kala duuwa...
19/08/2021

Ogeysiis
waxa dhamaanba laa ogasiinaya ardayda jecel barashadda cuulunta cafimaadka inaan uu hayno qaybihisaa kala duuwan.

Courses
>> First aid : soconaaya 7 bilood.
>> anatomy : soconaaya 7 bilood.
>> pharmacology : soconaaya 7 bilood.
>> medical parasitology : soconaaya 7 bilood.
>> nutrition : soconaaya 7 bilood.
>> fundamental of nursing and medical ethics : soconaaya 7 bilood.
>> CDC : soconaaya 7 bilood.

waa free haddaba ka fa'iidaysii wacan πŸ’‰πŸ’ŠπŸ‘¨β€βš•οΈπŸ‘©β€βš•οΈ

Address

Laascanod
Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gayisom medical institute posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Gayisom medical institute:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram