Fahad Gocondhe

Fahad Gocondhe May name is Fahad Gocondhe iam medical student muslim ' Somali pan africanist like Reading -

30/08/2025

Markale mudane na hogaamisaye dawladaadu maamul daadajin fiican hasamayso -

Oo waliba gobolka together ee xaruntiisu tahay buhoodle ka bilaw maadaama kootadaadii h**e aanay sifiican dawladu ugaarin .

Eegaa la eegayaa shaqada aad kaqabanayso gobolada & degmooyinka laamiga kadegsan insha-alaah -
Fahad Gocondhe Ducaale
Fahad Gocondhe

Hambalyo madaxwaynaha cusub 5ta sanee soo socota Ee dawlad goboleedka waqooyi bari Ex SSC-Khatumo .Cabdiqaadir ahmed awc...
30/08/2025

Hambalyo madaxwaynaha cusub 5ta sanee soo socota Ee dawlad goboleedka waqooyi bari Ex SSC-Khatumo .

Cabdiqaadir ahmed awcali & madaxwayne ku xigeen Cabdirashiid yuusuf jibriil -
Fahad Gocondhe Ducaale
Fahad Gocondhe -

Doorashada lagalaayo waxaan rabbigeen kabaryaynaa in uu masuul wanaagsan inagu hagaajiyo idan-ale .waa halkaa kursi nink...
29/08/2025

Doorashada lagalaayo waxaan rabbigeen kabaryaynaa in uu masuul wanaagsan inagu hagaajiyo idan-ale .

waa halkaa kursi ninkii calaf kuyeesha ' rabbi haku xafido inagana mid ina xifdiya Rabbi hakayeelo dhamaan reer waqooyi Bari Ex- SSC-khaatumo
Fahad Gocondhe Ducaale
Fahad Gocondhe -

" اللهم ولي أمورنا خيارنا ،
ولا تولي أمورنا شرارنا
اللهم ولي علينا من يخافك و يرحمنا

و لا تولى علينا من لا يخافك ولا يرحمنا
يارب ولي علينا من يصلح يارب
اللهم احفظ الصومال كل سوء ومكروه

25/08/2025

Marka erayga isbadal doon lagahadlaayo , eraygaas waxa uu kuhaboonyahay oo sharci ahaan lagu dhihi karayaa masuul mudo xileed rasmiya hayay ama loo dhaariyay 4sanno ama 5sano .

Hogaamiye firdhiye iyo xukuumadiisu ma ahyn mudo xileed rasmiya hawlbaa loodiray kumeel gaadha waxay qaban karayeena way soo qabteen -

Waxbadan oo loogafadhiyay inay qabtaana may qaban , haday is sharaxan iyo hadii kalaba iyagaa xaq uleh -

Balse eraybixintaas sharrci ahaan inaan loo adeegsanbaan qabaa hogaan kumeel gaadha .

Degalkaygan lawyers " sharci-yaqaanin " majoogan ?

Dadkeenu erayo maamule kale ayay copy-past ksoo dhaheen ayay adeegsadaan iyagoo macnaha rasmigaa fahmin -🤔😂

Fahad Gocondhe Ducaale
Fahad Gocondhe -

25/08/2025

Masha alaah

Anigoo salaada duhur kasoo baxay oo jooga dawn-townka magaalada oo gaadhigayga aan barking kalasoo baxayo '

Ayaan maanta waxaan lakulmay dhacdo aad icajabgalisay oo ah in gaaladii ay kayaabeen dilka iyo dhibaatada lagu hayo walaalaheen Falastin .

Markaa waxaan iswaydiiyeey haday galadii aragtay dilka arxandarada ah ee laguhayo falastiin inteebay aadeen damiirkii & islaanimadi iyo bini aadinimadii muslimiintu -
Fahad Gocondhe Ducaale
Fahad Gocondhe -

18/08/2025

Intaad noqon lahayd qof calaa-cal badan waxaad noqotaa qof shukri badan -

waa sir🫡
Fahad Gocondhe Ducaale
Fahad Gocondhe -

Diinta islaamku waa meesha kaliya ee aan isleeyahay horumar ayey ka samaysay soomaalidu -haddii 1981 hargeysa sidan la a...
17/08/2025

Diinta islaamku waa meesha kaliya ee aan isleeyahay horumar ayey ka samaysay soomaalidu -

haddii 1981 hargeysa sidan la ahaa maantana ay adagtahay inaad aragto gabadh timo qaawan oo suuqa maraysa dadkuna uu iska caadi u arka ama la iskala qabsaday waa alxamdulilah .

Qaar baa odhan doona waa beri samaadkii, sidani beri samaad ma ahe, waa beri fasaadkii runtii-😭
Fahad Gocondhe Ducaale
Fahad Gocondhe -

15/08/2025

Hello 👋
Fahad Gocondhe Ducaale
Fahad Gocondhe -

08/08/2025

Soomalidu waxa weeye duul u xaraysan dugaag -
Fahad Gocondhe Ducaale
Fahad Gocondhe -

03/08/2025

Qofka soomaaliga ah marka uu taariikhda halyeyga reerkooda kaaga sheekaynayo ka dhagayso uun .

Kaliya waa siduu isagujecel-yahaye-😂😁
Fahad Gocondhe Ducaale
Fahad Gocondhe -

Address

Laascaanood
AB

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00

Telephone

+252907889770

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Fahad Gocondhe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram