๐—๐€๐‘๐”๐๐“๐€ ๐๐”๐‘๐€๐€๐ ๐’๐€๐€๐‘๐Š๐€ ๐„๐„ ๐——๐—”๐—”๐—ฅ๐—จ๐—Ÿ ๐—™๐—œ๐—ฅ๐——๐—ข๐—ช๐—ฆ

  • Home
  • Somalia
  • Laascaanood
  • ๐—๐€๐‘๐”๐๐“๐€ ๐๐”๐‘๐€๐€๐ ๐’๐€๐€๐‘๐Š๐€ ๐„๐„ ๐——๐—”๐—”๐—ฅ๐—จ๐—Ÿ ๐—™๐—œ๐—ฅ๐——๐—ข๐—ช๐—ฆ

๐—๐€๐‘๐”๐๐“๐€ ๐๐”๐‘๐€๐€๐ ๐’๐€๐€๐‘๐Š๐€ ๐„๐„ ๐——๐—”๐—”๐—ฅ๐—จ๐—Ÿ ๐—™๐—œ๐—ฅ๐——๐—ข๐—ช๐—ฆ Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from ๐—๐€๐‘๐”๐๐“๐€ ๐๐”๐‘๐€๐€๐ ๐’๐€๐€๐‘๐Š๐€ ๐„๐„ ๐——๐—”๐—”๐—ฅ๐—จ๐—Ÿ ๐—™๐—œ๐—ฅ๐——๐—ข๐—ช๐—ฆ, Medical and health, Laascaanood.

๐“๐ž๐ฅ๐ฅ & ๐–๐š๐ญ๐ก๐ฌ๐€๐ฉ 25263-7822277
ama Sido kle 252659419930
๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ ๐—ธ๐˜‚๐˜‚ ๐—ฑ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ, ๐–˜๐–,๐€๐›๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š
kuso dhow wll bayjka khyarka badan waxad Ka helaysa muxadroyin baramij diiniya iyo qur'aansaar fallow shere โ˜๏ธ๐Ÿ‘๐Ÿ’ž

12/03/2026
๐Ÿ”ด Shuruudaha Tehran ee xabad joojin shuruudaysan oo lala galo Mareykanka:1. Netanyahu oo loo gacan gelinayo Maxkamadda D...
11/03/2026

๐Ÿ”ด Shuruudaha Tehran ee xabad joojin shuruudaysan oo lala galo Mareykanka:

1. Netanyahu oo loo gacan gelinayo Maxkamadda Dembiyada Caalamiga ah.

2. Ka laabashada xuduudaha Oktoobar 7.

3. Joojinta qorshaha duullaanka Gaza.

4. Ka qaadista cunaqabataynta Iiraan iyo sii deynta hantida la xayiray.

5. Aqoonsiga xuquuqda nukliyeerka Iiraan.

6. Ka bixitaanka ciidamada Mareykanka saldhigyada dalalka Carabta.

7. Raaligelin rasmi ah oo Trump u fidiyay Mojtaba Khamenei.

8. Magdhawga Iiraan ee khasaaraha ka dhashay cunaqabataynta.

9. Ka hortagga joogitaanka Sahyuuniyadda ama Mareykanka ee Imaaraadka iyo joojinta dhammaan is-waafajinta Izraa'i11l.

๐Ÿšจ ninkan wuxu aha raisul wazarihi h**e  iyo wazirka A Dibada Qadar Hamad bin Jassim:Wuxu yiri "Mareykanku wuu ka bixi do...
10/03/2026

๐Ÿšจ ninkan wuxu aha raisul wazarihi h**e iyo wazirka A Dibada Qadar Hamad bin Jassim:
Wuxu yiri

"Mareykanku wuu ka bixi doonaa dagaalka isla marka aan ku dhawaaqno dagaal ka dhan ah Iiraan, isagoo isu beddelaya ganacsade hub iibiya labada dhinac. Waxay daadin doontaa kheyraadkeenna si ay labada dhinac u dumiso, marka labaduba ay dhacaanna, way fududaan doontaa in la gaaro mashruuca 'Israa'iil Weyn'. Danteennu waxay ku jirtaa inaan ka qayb qaadan oo ayaga an Isku firsano ."dhaxdoda yaanan galin..

๐ŸŒ™ ๐‘น๐‘จ๐‘ด๐‘จ๐‘ซ๐‘จ๐‘ต ๐’Ž๐’–๐’ƒ๐’‚๐’“๐’‚๐’Œ....โœจโœจโœจโœจโœจโœจ๐ŸŽ€๐ŸŽ€โœจโœจ๐ŸŒบ๐ŸŒบ๐ŸŒบโ™ฆ๐‘ซ๐‘ฏ๐‘จ๐‘ด๐‘จ๐‘จ๐‘ต ๐‘ผ๐‘ด๐‘จ๐‘ซ๐‘ซ๐‘จ ๐‘บ๐‘ถ๐‘ด๐‘จ๐‘จ๐‘ณ๐‘ฐ๐’€๐‘ฌ๐‘ฌ๐‘ซ ๐‘ฐ๐’€๐‘ถ ๐‘ด๐‘ผ๐‘บ๐‘ณ๐‘ฐ๐‘ด๐‘ฐ๐‘ฐ๐‘ต๐‘ป๐‘จ๐Ÿ”–๐‘ช๐‘จ๐‘จ๐‘ณ๐‘จ๐‘ด๐‘ฒ๐‘จ๐‘ฉ๐‘จ ๐‘น๐‘จ๐‘ด๐‘ด๐‘ซ๐‘จ๐‘จ๐‘ต ๐‘ด๐‘ผ๐‘ฉ๐‘จ๐‘จ๐‘น๐‘จ๐‘ฒ
18/02/2026

๐ŸŒ™ ๐‘น๐‘จ๐‘ด๐‘จ๐‘ซ๐‘จ๐‘ต ๐’Ž๐’–๐’ƒ๐’‚๐’“๐’‚๐’Œ....โœจโœจโœจโœจโœจโœจ๐ŸŽ€๐ŸŽ€โœจโœจ๐ŸŒบ๐ŸŒบ๐ŸŒบ

โ™ฆ๐‘ซ๐‘ฏ๐‘จ๐‘ด๐‘จ๐‘จ๐‘ต ๐‘ผ๐‘ด๐‘จ๐‘ซ๐‘ซ๐‘จ ๐‘บ๐‘ถ๐‘ด๐‘จ๐‘จ๐‘ณ๐‘ฐ๐’€๐‘ฌ๐‘ฌ๐‘ซ ๐‘ฐ๐’€๐‘ถ ๐‘ด๐‘ผ๐‘บ๐‘ณ๐‘ฐ๐‘ด๐‘ฐ๐‘ฐ๐‘ต๐‘ป๐‘จ

๐Ÿ”–๐‘ช๐‘จ๐‘จ๐‘ณ๐‘จ๐‘ด๐‘ฒ๐‘จ๐‘ฉ๐‘จ ๐‘น๐‘จ๐‘ด๐‘ด๐‘ซ๐‘จ๐‘จ๐‘ต ๐‘ด๐‘ผ๐‘ฉ๐‘จ๐‘จ๐‘น๐‘จ๐‘ฒ

11/02/2026

faaiido cunista...(6)faaiidoโ™ฆ

20/01/2026

๐ŸŒŸ ALFIRDAWZ ONLINE QURAN ๐ŸŒŸ
https://wa.me/252634206458
โ€‹Baro Quraanka iyo Diintaada adigoo gurigaaga jooga! Akadeemiyada waxay idiin diyaarisay adeegyo tayo leh:
โ€‹โœ… 1. Xifdiga quraanka kariimka
โœ… 2. Higaada akhris iyo qoraalba
โœ… 3. Barashada luuqada carabiga
โœ… 4. Barashada caqiidada islamka
โœ… 5. Barshada adkaarta salaadda
โœ… 6. Qaybta barashada siirada iyo fiqiga

๐Ÿ–MAXAA NOO GAARA?
โ€‹โœ… Tayada: Macallimiin khibrad leh
โ€‹โœ… Waqtiga: Saacado kugu habboon
โ€‹โœ… Online: Gurigaaga ku baro
โ€‹โœ… Qiimaha: Kharash aad u jaban

โ€‹๐Ÿ“ข ( Dadka o dhan ayay u furantahay!)
Wawayn iyo yaryarba way ka faiidysankaraan.
โ€‹๐Ÿ“ž Wixii faahfaahina nagala soo xiriir:
๐ŸŸข WhatsApp (Riix halkan): https://wa.me/252634206458

13/01/2026

AL-FIRDAWZ ONLINE QUR'AN
https://wa.me/+252634206458
โ€‹๐Ÿ“š BARASHADA DIINTA:
โ€‹๐Ÿ“– Qur'aanka: Higgaad & Xifdi
โ€‹โœจ Tajwiidka: Akhriska saxda ah
โ€‹โœ๏ธ Af-Carabiga: Qoraal & Hadal
โ€‹๐ŸŒ™ Axaadiista: Sunnaha Nabiga
โ€‹๐ŸŒŸ MAXAA NOO GAARA?
โ€‹โœ… Tayada: Macallimiin khibrad leh
โ€‹โœ… Waqtiga: Saacado kugu habboon
โ€‹โœ… Online: Gurigaaga ku baro
โ€‹โœ… Qiimaha: Kharash aad u jaban
โ€‹๐ŸŸข NAGALA SOO XIRIIR:
โ€‹Taabo calaamadda ama lambarka hoose si aad noogu soo dirto WhatsApp:
โ€‹๐Ÿ‘‰ ๐ŸŸข WhatsApp :
https://wa.me/+252634206458

26/12/2025

jumca MUBARAK

MUQAL CAJIIBAD AH....... DHAMAYSOโญ•

03/12/2025

@ุงู„ู‚ุฑุขู† ุงู„ูƒุฑูŠู… ๐Ÿ”ด ุณูˆุฑุฉ ุงู„ุฐู‘ุงุฑูŠุงุช ุจุตูˆุช ุงู„ุนุฐุจ ุงู„ุฌู…ูŠู„
ุงู„ุดูŠุฎ ุณุนูˆุฏ ุงู„ุดุฑูŠู… ุงู…ุงู… ุงู„ู…ุณุฌุฏ ุงู„ุญุฑู… ุงู„ู…ูƒูŠ........

20/11/2025




05/07/2025

ู…ุงุดุงุก ู„ู„ู‡ ุชุจุงุฑูƒ ุงู„ุฑุญู…ู†โ™ฅ@ #

Address

Laascaanood

Telephone

+252907777850

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when ๐—๐€๐‘๐”๐๐“๐€ ๐๐”๐‘๐€๐€๐ ๐’๐€๐€๐‘๐Š๐€ ๐„๐„ ๐——๐—”๐—”๐—ฅ๐—จ๐—Ÿ ๐—™๐—œ๐—ฅ๐——๐—ข๐—ช๐—ฆ posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to ๐—๐€๐‘๐”๐๐“๐€ ๐๐”๐‘๐€๐€๐ ๐’๐€๐€๐‘๐Š๐€ ๐„๐„ ๐——๐—”๐—”๐—ฅ๐—จ๐—Ÿ ๐—™๐—œ๐—ฅ๐——๐—ข๐—ช๐—ฆ:

Share