IDIL Medical Center

  • Home
  • IDIL Medical Center

IDIL Medical Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from IDIL Medical Center, Medical and health, .

31/12/2025

Kusoo dhawaada xarunta Idil medical center
Ee Magaalada waxaa la ifiin keenay dhamaan Supplements kii oo dhan

26/12/2025

Ku soo dhowaada xarunta idil medical center
Waxaa maanta na soo booqatay gabadh xarunta idil medical center mudo ku xidhnayd waxayna nooga mahad celisay sida fcn ee loosoo dhaweeyay iyo dhamaan adeegyada aan u qabanay

19/12/2025

Idil medical center waxay kuu soo kordhisay Supplements kii oo dhamays tiran xarunta waxa kale oo kuugu doyaar ah dhakhtarka dumarka iyo dhakhtarka caruurta kusoo dhawaada.

Jidh firfircoon, maskax feejigan, hurdo deggan… waxaas oo dhan waxay ka bilaabmaan fiitamiino sax ah. IDIL MEDICAL CENTE...
10/12/2025

Jidh firfircoon, maskax feejigan, hurdo deggan… waxaas oo dhan waxay ka bilaabmaan fiitamiino sax ah.

IDIL MEDICAL CENTER waxay idiin soo kordhisay fiitamiino tayo sare leh oo:
• Tamarta kaa kordhiya – si aad maalintaada ugu dhamaysato xoog iyo firfircooni
• Difaaca jidhka xoojiya – kaa caawiya in aad iska difaacdo xanuunnada soo noqnoqda
• Timaha & maqaarka hagaajiya – timo dhumuc leh & maqaarkaaga oo ifaya
• Lafaha & murqaha taageera – gaar ahaan dadka shaqooyinka adag & hablaha/hooyooyinka
• Dhiigga kordhiya – waxtar u leh dadka daalka badan, wareerka iyo dhiig-yarida
• Neerfaha & hurdada hagaajiya – dejin, nasasho iyo hurdo qoto dheer

Ku soo dhowaada IDIL MEDICAL CENTER
👉 La-talin caafimaad
👉 Fiitamiino la tijaabiyay oo ammaan ah

Caafimaadkaaga ilaali 🫶💚

29/11/2025

Dr maxamuud ahmed abdirahman oo ka hawl gala xarunta idil medical center ayaa baraarujin iyo talooyin siinaya hooyooyinka uurka leh

22/11/2025

Kusoo dhawaada idil medical center waxaa idiinku diyaar ah dhakhtarka haweenka iyo dhakhtarka guud nagu soo booqda xarunta laascaanod

14/11/2025

Kusoo dhawaada xarunta idil medical center
Waxaa idiinku diyaar ah dhakhtarka xanuunada guud iyo dhakhtarka dumarka
Waxaa kale oo aad naga helaysaan Qaybta dhalmada sidoo kale maalinta khamiista waxaa si bilaash ah computer ka uur ku jirta
Kusoo dhawaada xarunta waxay ku taal golis laascaanod dhabarkeeda dambe

09/11/2025

Xaruntu waxay kutaalaa dhabarka dambe ee shirkada Golis laascaanod
Laxidhiidh
Telesom. 0633093366
Golis. 0905640990

07/11/2025

Kuso dhawada idil medical center xaruntu waxay kutaalaa dhabarka dambe ee golis dhanka masjid jaamaca kaso horjeedka hilaac electronics .

25/05/2025

Kuso dhawada idil medical center xaruntu waxay kutaalaa dhabarka dambe ee golis dhanka masjid jaamaca kaso horjeedka hilaac electronics

20/05/2025
20/05/2025

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when IDIL Medical Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your practice to be the top-listed Clinic?

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram