29/10/2025
DR. BULLE – Khabiir ku Takhasusay Caafimaadka Ilkaha
Dr. Bulle waa dhakhtar ku takhasusay caafimaadka iyo daawaynta ilkaha, kana howl-gala xarunta Al-Ihsan Optical and Clinic ee magaalada Laascaanood, caasimadda Gobolka Sool.
Xarunta Al-Ihsan waxa laga helaa dhammaan adeegyada la xiriira ilkaha-fayadhowrka, daawaynta xanuunnada afka iyo ilkaha, adeegyo tayo sare leh iyo qiimo macquul ah.
Dr. Bulle ayaa sharaxaad ka bixiyay xanuunka Suska, isaga oo bulshada uga digay halistiisa iyo muhiimadda nadaafadda afka.
📞 Kala xidhiidh: 0634902489 / 0907819934