City Health Science & Training Center

City Health Science & Training Center Kusoo dhawoow Mac-hadka Caafimaadka ee City Health Science & Training Center. Mac-hadka waxaa kaheli doontaa Doploma Courses and Trainings

جمعه مبارك
22/08/2025

جمعه مبارك

15/08/2025

Group-kii 8aad oo Galabta loobilaabay Tababarka Talaalka

=============𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐓𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚============Mac-hadka Caafimaadka ee City Health Science & Training Center wuxu qabanayaa...
12/08/2025

=============𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐓𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚============
Mac-hadka Caafimaadka ee City Health Science & Training Center wuxu qabanayaa Tababarka Talaalka (𝐕𝐚𝐜𝐜𝐢𝐧𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐓𝐫𝐚𝐢𝐧𝐢𝐧𝐠) Group-kii 8aad. Tababarku wuxu socondoonaa muddo 𝟑 𝐜𝐢𝐬𝐡𝐨 ah, maalmaha Khamiista iyo Jimcaha bacdal Casar 04:00PM.

Tababarkan waxaa h**e uga faa'ideystay 𝟕 𝐆𝐫𝐨𝐮𝐩 kuwaas oo lagu tababaray qaybaha kala duwan ee Talaalka sida:
▪︎𝐁𝐂𝐆
▪︎𝐎𝐏𝐕
▪︎𝐈𝐏𝐕
▪︎𝐏𝐄𝐍𝐓𝐀
▪︎𝐌𝐞𝐚𝐬𝐥𝐞𝐬

Sidoo kale Tababarkan waxaa lagusoo daray hadda 𝟐 𝐓𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥 𝐨𝐨 𝐜𝐮𝐬𝐮𝐛 kuwaas oo hadda kamid ah 𝐁𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐤𝐚 𝐓𝐚𝐥𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝 waxayna kala yihiin:
▪︎𝐏𝐂𝐕
▪︎𝐑𝐨𝐭𝐚𝐯𝐢𝐫𝐮𝐬 𝐕𝐚𝐜𝐜𝐢𝐧𝐞

Isdiwaangelintu waxay kasocotaa xafiiska Mac-hadka ama iskadiiwangali WhatsApp Number-kan: https://www.whatsapp.com/business/
𝐅𝐚𝐚𝐡𝐟𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧: 063-4935809/063-4269967/090-7818638
𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Wadada Manhal Hospital

===𝐇𝐨𝐰 𝐭𝐨 𝐄𝐟𝐟𝐞𝐜𝐭𝐢𝐯𝐞𝐥𝐲 𝐃𝐞𝐟𝐞𝐧𝐝 𝐚 𝐓𝐡𝐞𝐬𝐢𝐬 𝐁𝐨𝐨𝐤===Mac-hadka Caafimaadka ee City Health Science & Training Center wuxu qabanay...
29/07/2025

===𝐇𝐨𝐰 𝐭𝐨 𝐄𝐟𝐟𝐞𝐜𝐭𝐢𝐯𝐞𝐥𝐲 𝐃𝐞𝐟𝐞𝐧𝐝 𝐚 𝐓𝐡𝐞𝐬𝐢𝐬 𝐁𝐨𝐨𝐤===

Mac-hadka Caafimaadka ee City Health Science & Training Center wuxu qabanayaa Tababar kusaabsan Buug Difaacashada kaas oo Cinwaankiisu yahay "𝐇𝐨𝐰 𝐭𝐨 𝐄𝐟𝐟𝐞𝐜𝐭𝐢𝐯𝐞𝐥𝐲 𝐃𝐞𝐟𝐞𝐧𝐝 𝐚 𝐓𝐡𝐞𝐬𝐢𝐬 𝐁𝐨𝐨𝐤". Tababarkan waxaa loogu talogalay Ardayda Qortay Buugga Qalinjabinta ee 𝐓𝐡𝐞𝐬𝐢𝐬-𝐤𝐚 waxaana lagu tababari doonaa siday udifaacan lahaayeen Buuggooda.

Tababarku wuxu soconayaa 2 Maalmood diwaangelintuna waxay kasocotaa Xafiiska Mac-hadka.

𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐚𝐩𝐩𝐤𝐚: https://wa.me/252907818638
𝐅𝐚𝐚𝐡𝐟𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧: 063-4935809/063-4269967
𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐝𝐚: 01-Aug-2025
𝐆𝐨𝐨𝐫𝐭𝐚: 06:30PM
𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Las'anod, Wadada Manhal Hospital

28/07/2025

=============𝐌𝐢𝐝𝐰𝐢𝐟𝐞𝐫𝐲 𝐒𝐤𝐢𝐥𝐥𝐬===============

=============𝐌𝐢𝐝𝐰𝐢𝐟𝐞𝐫𝐲 𝐒𝐤𝐢𝐥𝐥𝐬===============Ardayda Mac-hadka Caafimaadka ee City Health Science & Training Center qaybt...
28/07/2025

=============𝐌𝐢𝐝𝐰𝐢𝐟𝐞𝐫𝐲 𝐒𝐤𝐢𝐥𝐥𝐬===============
Ardayda Mac-hadka Caafimaadka ee City Health Science & Training Center qaybta Midwifery Skills ka oo qaadanaya qaababka kala duwan ee Delivery-ga.

Sidoo kale waxaa socota bishan Diwaangelinta Group cusub kala xidhiidh WhatsAppNumber-kan: https://wa.me/252907818638
Faahfaahin: 063-4935809/063-4269967

10/07/2025

==========𝐏𝐡𝐚𝐫𝐦𝐚𝐜𝐨𝐥𝐨𝐠𝐲 𝟑 𝐌𝐨𝐧𝐭𝐡𝐬===========
Mac-hadka Caafimaadka ee City Health Science & Training Center wuxu bilaabayaa Fasal cusub oo Practical Dawooyinka ah (𝐏𝐡𝐚𝐫𝐦𝐚𝐜𝐨𝐥𝐨𝐠𝐲) kaas oo lagu baran doono
▪︎𝐒𝐲𝐬𝐭𝐞𝐦𝐢𝐜 𝐏𝐡𝐚𝐫𝐦𝐚𝐜𝐨𝐥𝐨𝐠𝐲 𝐢𝐲𝐨
•𝐃𝐫𝐮𝐠 𝐂𝐚𝐥𝐜𝐮𝐥𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧

Class-ku wuxu ubixi doonaa qaab Itus oo Itaabsii ah (𝐏𝐫𝐚𝐜𝐭𝐢𝐜𝐚𝐥) Mudaduna waa 𝐒𝐚𝐝𝐝𝐞𝐱 𝐛𝐢𝐥𝐨𝐨𝐝 oo keliya. Isdiwaangelintu waxay kasocotaa Xafiiska Mac-hadka.

𝐈𝐬𝐤𝐚𝐝𝐢𝐢𝐰𝐚𝐧𝐠𝐚𝐥𝐢 𝐖𝐡𝐚𝐭𝐬𝐀𝐩𝐩-𝐤𝐚𝐧: https://wa.me/252907818638
𝐅𝐚𝐚𝐡𝐟𝐚𝐚𝐡𝐢𝐧: 063-4935809/063-4269967/090-7818638
𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Wadada Manhal Hospital

============𝐌𝐢𝐝𝐰𝐢𝐟𝐞𝐫𝐲 𝐒𝐤𝐢𝐥𝐥𝐬============Mac-hadka Caafimaadka ee City Health Science & Training Center wuxu bilaabayaa X...
08/07/2025

============𝐌𝐢𝐝𝐰𝐢𝐟𝐞𝐫𝐲 𝐒𝐤𝐢𝐥𝐥𝐬============

Mac-hadka Caafimaadka ee City Health Science & Training Center wuxu bilaabayaa Xirfadda Gacankaqabashada Ardayda Midwife-ka ee dhigta Jaamacadaha Gobolka (Midwifery Skills) kaas oo socon doona muddo 3 bilood ah Lana dhigan doona Khamiista iyo Jimcaha.
Kafaa'ideysi Haboon
WhatsApp: 0907-818638

====𝐍𝐞𝐰 𝐂𝐥𝐚𝐬𝐬𝐞𝐬 𝐈𝐧𝐭𝐚𝐤𝐞====Kusoo dhawoow Mac-hadka Caafimaadka ee City Health Science & Training Center Mac-hadku wuxu bi...
01/07/2025

====𝐍𝐞𝐰 𝐂𝐥𝐚𝐬𝐬𝐞𝐬 𝐈𝐧𝐭𝐚𝐤𝐞====
Kusoo dhawoow Mac-hadka Caafimaadka ee City Health Science & Training Center
Mac-hadku wuxu bixiyaa 𝐂𝐨𝐮𝐫𝐬𝐞𝐬 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 kuwaas oo isugu jira labo qaybood oo kala ah;
𝐐𝐚𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐃𝐢𝐛𝐥𝐨𝐨𝐦𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚 𝐬𝐢𝐝𝐚;
1. Diploma of Nursing
2. Diploma of Midwifery
3. Diploma of Nutrition
4. Diploma of Laboratory iyo
5. Diploma of Pharmacology
𝐐𝐚𝐲𝐛𝐭𝐚 𝐓𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐢𝐝𝐚:
1. Tababarka Gacankaqabashada Ardayda Nursing-ka iyo Midwife-ka ee dhigta Jaamacadaha Gobolka sida;
●Catheterization
●NG tube insertion
●CPR ( adult, and child)
●Wound dressing & bandaging
●Cannulation
●Drug adminstration & Injections
●Neonatal resuscitation
●ANC & PNC Guidelines
●PPH Management
●Labor & Normal delivery
●Shock management
2. Tababarka Dawooyinka sida;
●Drug Calculation
●Systemic Pharmacology
3. Tababarka Shaybaadhka
Saddexdaas Tababar Mac-hadku wuxu kubixinayaa Muddo 𝟑 𝐛𝐢𝐥𝐨𝐨𝐝 ah.

Mac-hadku wuxuu kuyaalaa Wadada Manhal Hospital
Faahfaahin Nagalasoo xidhiidh WhatsAppNumber-kan: 0907-818638

Dabaaldegga Xuska Sannad guuradii 65aad
26/06/2025

Dabaaldegga Xuska Sannad guuradii 65aad

Tababarada Gacan Kaqabashada ee Laboratory-ga, Pharmacology-ga iyo Vaccination-ka.
24/06/2025

Tababarada Gacan Kaqabashada ee Laboratory-ga, Pharmacology-ga iyo Vaccination-ka.

Address

Wadada Manhal Hospital Halka Ay Kaleexato Wadada Boarding School-ka
Laascaanood

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when City Health Science & Training Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram