Arag-bila optical

Arag-bila optical Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Arag-bila optical, Medical and health, masjid Cali bare, Laascaanood.

14/11/2025

Caafimaadka Indhahaagu waa furaha noloshaada!
Ma dareemaysaa:
daal, Aragti daciif ah, ama madax-xanuun markaad wax akhrinayso?
Kusoo dhowow xarunta daryeelo caafimaadka indhahaaga!
Arag-bila optical
Waxaad ka helaysaa
Baaritaan indhaha ah oo casri ah Muraayado tayo sare leh (optic & sun glasses)

Frames naqshado cusub oo qurux badan

Goobta: [laascaanood ka soo horjeedka masjid Cali bare]

Furantahy: Maalin kasta 7:00 subaxnimo 10:00 fiidnimo



Arag-bila optical

👁️Caafimaadka Indhahaagu waa furaha noloshaada!Ma dareemaysaa daal, aragti daciif ah, ama madax-xanuun markaad wax akhri...
07/11/2025

👁️Caafimaadka Indhahaagu waa furaha noloshaada!
Ma dareemaysaa daal, aragti daciif ah, ama madax-xanuun markaad wax akhrinayso?
Kusoo dhowow [ Arag-bila optical ]
— xarunta lagu daryeelo caafimaadka indhahaaga!

✅ Baaritaan indhaha ah oo casri ah
✅ Muraayado tayo sare leh (optic & sun glasses)
✅ Naqshado cusub oo qurux badan
✅ adeeg caafimad oo degdeg ah

📍 Goobta: [laascaanood ka soo horjeedka masjid Cali bare]
📞 Https://wa.me/+252905187072
📅 Furantahy: Maalin kasta 7:00 subaxnimo – 10:00 fiidnimo

23/10/2025

Jumma Mubarak
Arag-bila optical laascaanood

** Arag-bila optical    —macamiil waxan kuu keenay frame cusub — halka quruxda iyo caafimaadka indhahaagu ku kulmaan wa ...
20/10/2025

** Arag-bila optical

—macamiil waxan kuu keenay frame cusub
— halka quruxda iyo caafimaadka indhahaagu ku kulmaan wa arag-bila optical 💙
**Waxaan kuu haynaa adeeg indhahaaga ku habboon!
**Baadhitaan, frames cusub, iyo insurance!
— Tayo, kalsooni & daryeel dhab ah 👁️
—Arag-bila Optical Eyes Care ayaa kuu diyaarsan 💙
Kusoo dhowow.

👓 Ku soo dhawoowArag-bila optical  Waxaan idiin soo kordhinay adeegyo cusub oo si gaar ah loogu talagalay macaamiisheena...
22/08/2025

👓 Ku soo dhawoow
Arag-bila optical
Waxaan idiin soo kordhinay adeegyo cusub oo si gaar ah loogu talagalay macaamiisheena qaaliga ah:

✅ Amaana Insurance – Indhahaaga ku daryeel caymis ammaan iyo adeeg caafimaad oo la isku halayn karo.
✅ Frames Casri ah oo Qurux Badan – Doorashooyin cusub oo fashion iyo tayo leh.

✨ Hadda waa waqtigii quruxda iyo ilaalinta indhaha.
Ka faa’iidayso adeegga cusub.

📞 0905187072
📍 Goobta laascaanood-masjid Cali bare

27/06/2025

Jumma Mubarak
Arag-bila optical laascaanood

21/06/2025

Macamiil waxaan kuu keenay Safar cusub oo
Frame ah
Arag-bila optical

Macamiil waxaan kuu keenay muraayado cusub Arag-bila optical laascaanood
18/04/2025

Macamiil waxaan kuu keenay muraayado cusub
Arag-bila optical laascaanood

08/12/2024

Arag-bila optical and eye care laascaanood
Ugu Kalay frame qurux badan 🕶️

Address

Masjid Cali Bare
Laascaanood
0905187072

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arag-bila optical posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Arag-bila optical:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram