Gar-gaar Hospital Las-anod

Gar-gaar Hospital Las-anod Gargaar Hospital is a leading healthcare institution committed to delivering compassionate, high-quality medical care to our community.

07/08/2025

OGAYSIIS OGAYSIIS

Gargaar Hospital Las'anod WAXAA KUUGU DIYAARA DR. XASAN JEEBO oi ah DHAQTARKA KU TAQAQUSAY, CUDURADA NEERFAHA IYO DHIMIRKA WAXA UUNA DAWAYNAYAA CUDURADA DHABAR XANUUNKA, QALALKA, ISKUBUUQA, SUUXDINTA, DHAMAAN XANUUNADA KU DHACA NEERFAHA IYO DHIMIRKA BOQO AMA WAC O634108080

Wargelin muhiim ah wxaa la gu wargelinayaa bulshawaynta kudhaqan caasimada lascanod in gargaar hospital kugu diyaar yaha...
28/07/2025

Wargelin muhiim ah wxaa la gu wargelinayaa bulshawaynta kudhaqan caasimada lascanod in gargaar hospital kugu diyaar yahay Dr.xasan jeebo oo ku oo Takhasusay xanuunada kudhaca neerafaha iyo dhimirka waxa uu daawaynayaa xanuunka madaxa Dhinac qalalka
Dhabar xanuunka lowya xanuunka
Faaliga Dhimirka Suux dinta Afqalooca
Dhamaan xanuunada ku dhaca neerfaha iyo dhimirka

booqo gargaar si aad u hesho xog intaa ka fah faahsan
Ama wac 0634108080

28/07/2025

Waxaa la ogaysaiinayaa dhamaan bulshada kudhaqan gobolka sool iyo nawaaxigiisa in gargaar hospital lascanod uu shaqada ka wado DR. Xasan jeebo oo ku takhasuusay dawaynta xal u radinta cudurada ku dhaca neerfaha iyo dhibirka sidaA. Neerfa xanuunka madaxa joogtada ahB. Dhinac qalalkaC. Dhabar xanuunkaD. lowya xanuunka E. Faaliga F. xasuusta luntaG. welwelka / hurdo la aanta / isla hadalkaH. Waalida / suuxdinta /afqalooca Dhamaan xanuunada ku dhaca neerfaha iyo dhimirkaDR. wuxuu shaqaynaya malinta arbacada iyo khamiista isbuucwalba wuxuuna isticmalaya kombayutarada madaxa / Boqo Gargaar Hopital Lascanod ama wac numbaradanTELL: 754445/ 0634108080

Waxaa la ogaysaiinayaa dhamaan bulshada kudhaqan gobolka sool iyo nawaaxigiisa in gargaar hospital lascanod uu shaqada k...
20/07/2025

Waxaa la ogaysaiinayaa dhamaan bulshada kudhaqan gobolka sool iyo nawaaxigiisa in gargaar hospital lascanod uu shaqada ka wado
DR. Xasan jeebo oo ku takhasuusay dawaynta xal u radinta cudurada ku dhaca neerfaha iyo dhibirka sida
A. Neerfa xanuunka madaxa joogtada ah
B. Dhinac qalalka
C. Dhabar xanuunka
D. lowya xanuunka
E. Faaliga
F. xasuusta lunta
G. welwelka / hurdo la aanta / isla hadalka
H. Waalida / suuxdinta /afqalooca
Dhamaan xanuunada ku dhaca neerfaha iyo dhimirka
DR. wuxuu shaqaynaya malinta arbacada iyo khamiista isbuucwalba wuxuuna isticmalaya kombayutarada madaxa /
Boqo Gargaar Hopital Lascanod ama wac numbaradan
TELL: 754445/ 0634108080

20/07/2025
14/07/2025

Wargelin muhiim ah wxaa la gu wargelinayaa bulshawaynta kudhaqan caasimada lascanod in gargaar hospital kugu diyaar yahay Dr.xasan jeebo oo ku oo Takhasusay xanuunada kudhaca neerafaha iyo dhimirka waxa uu daawaynayaa xanuunka madaxa Dhinac qalalkaDhabar xanuunka lowya xanuunkaFaaliga Dhimirka Suux dinta Afqalooca Dhamaan xanuunada ku dhaca neerfaha iyo dhimirkabooqo gargaar si aad u hesho xog intaa ka fah faahsanAma wac 0634108080

04/07/2025

Waxaa la ogaysiinaya dhamaan bulshada ku dhaqan gobolka sool iyo nawaaxigisa in gargaar hospita las'anod 6/7/2025 uu shaqada ka bilaabayo
Dhakhtarka ku takhasusay uur ku jirta kaadi mareenka iyo taranka booqo gargaar si aad u hesho xog intaa dheer

Kala xidhiidh 4108080/75-4445 ama booqo Cusbitaalka Gargaar

Hospital Las-anod

04/07/2025

Waxaa la ogaysiinaya dhamaan bulshada ku dhaqan gobolka sool iyo nawaaxigisa in gargaar hospita las'anod 6/7/2025 uu shaqada ka bilaabayo
Dhakhtarka ku takhasusay uur ku jirta kaadi mareenka iyo taranka booqo gargaar si aad u hesho xog intaa dheer

Gargaar Hospital is a leading healthcare institution committed to delivering compassionate, high-quality medical care to our community.

Address

Hantiwadag
Laascaanood
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gar-gaar Hospital Las-anod posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category