10/02/2026
Ogaysiis ogaysiis
Waxaan dhamaan bulshada ku nool caasimada maamulka waqooyi bari ee Laascaanood iyo nawaxigeed La ogaysinanaya in Dr Abdinaasir oo ah Dhakhtar ku takhasusey cudurada ku dhaca maskaxda iyo xangulaha (Neurosurgeon Doctor) uu shaqadii dib uga bilaabi doono bari subax oo arbaca ah oo taariikhdu ay tahey 11-02-2026 waxan La ogaysinaya bulshada reer waqooyi bari iney ka faidaystaan Dr Abdinasir.