Royal medical training and diagnostic center luuq Branch

  • Home
  • Somalia
  • Luuq
  • Royal medical training and diagnostic center luuq Branch

Royal medical training and diagnostic center luuq Branch Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Royal medical training and diagnostic center luuq Branch, Medical and health, jiirobay, Luuq.

Waxan idin leenahay Ciid mubaarak Ciidan ciideeda farxad iyo barwaaqo Alle hanagu gaarsiiyo Insha Allah
29/03/2025

Waxan idin leenahay Ciid mubaarak Ciidan ciideeda farxad iyo barwaaqo Alle hanagu gaarsiiyo Insha Allah

27/03/2025

Kediska su aalaha bisha batakaysan Ramadan. Waxaa taba gellisay royal medical training and diagnostic center luuq Branch

01/03/2025

Mid kamid ah ardada wax ku barata Royal medical training and diagnostic center luuq Branch ayaa soo bandhigtay waxyaabaha ay ka fahantay intay wax baraahada collegka ku jirtay runtii wax badan ayeey soo bandhigtay dadaal wacan ayaanu leenahay dreysa Nimco

01/03/2025

Royal medical training and diagnostic center luuq Branch ardada io macalimiinta oo qadanayo waqti qurux badan taas OO lagu soo dhawaynaayo bisha barakaysan ee Ramadaan sida looga fa idaysan lahaa

Waxan idinku hambalyeey naynaa bisha barakaysan ee Ramadaanka waxanu idin leenahay Ramadaan Kariim alle kan kiisa nabad ...
01/03/2025

Waxan idinku hambalyeey naynaa bisha barakaysan ee Ramadaanka waxanu idin leenahay Ramadaan Kariim alle kan kiisa nabad hanagu gaarsiiyo Insha Allah

Fasalo cusub iyo sanad cusub royal medical training and diagnostic center brunch luuq horey u gaar yaa lagaa buuxin.
30/01/2025

Fasalo cusub iyo sanad cusub royal medical training and diagnostic center brunch luuq horey u gaar yaa lagaa buuxin.

19/01/2025

Ogeysiis dhamaan bulshada Ku dhaqan degamada luuq Io nawaaxigeeda Iyo bahda jecel wax barasho Tayo sare leh waxa ogay siinaynaa in Royall medical training and diagnostic center xarunta tababarka iyo baratanada ay qabaynayso fasalo cusub sanadkan tirada ardada laqaban doonana ay kooban tahay fadlan yaa lagaa buuxin horey u gaar xarunta wixii fahfaahin ah kalla xariir lambarada shashada Ku qoran. welcome as soon as possible

10/01/2025

Teamka royal college oo idi leh chumco Mubarak

04/01/2025

Mid Ka mid ah ardada wax Ka barata Royal medical training and diagnostic center ayaa soo ban dhigay presentation loo dhiibay waxanu leenhy hor usocod wngsan

04/01/2025

Ardada waa in ay samraan Kuna adkastaan safarka wax barashada guul ay gaari doonanan Insha Allah

Kusoo dhawaaw Royal medical training and diagnostic qebta laboratory science
02/01/2025

Kusoo dhawaaw Royal medical training and diagnostic qebta laboratory science

Address

Jiirobay
Luuq

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+252618759591

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Royal medical training and diagnostic center luuq Branch posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Royal medical training and diagnostic center luuq Branch:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram