Dahraan Mental Hospital

Dahraan Mental Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dahraan Mental Hospital, Hospital, wajeer Street, Merca.

Mos
20/07/2025

Mos

Ogeeysiis Muhiim ah ,   &
30/04/2025

Ogeeysiis Muhiim ah
, &

28/04/2025

"We would like to remind you of the activities of Dahraan Psychiatric and Neurological Hospital in recent years. These include the treatment of mental and neurological disorders, raising public awareness about mental health, providing training to enhance mental health knowledge, and offering services to impoverished individuals living in refugee camps who are unable to access mental health care."

Ciid Mubarak dhamaan umadda islaamka gaar ahaan umadda soomaaliyeed meel kastoo aad dunidda ka joogtaan sanadkaan sanadk...
29/03/2025

Ciid Mubarak dhamaan umadda islaamka gaar ahaan umadda soomaaliyeed meel kastoo aad dunidda ka joogtaan sanadkaan sanadkiisa ku gaara nabad barwaaqo iyo caafimaaf inshaa Allah

Juma Mubarak
27/03/2025

Juma Mubarak

Juma Mubarak all Muslims
13/03/2025

Juma Mubarak all Muslims

Ramadaan Mubaarak dhamaan Umadda islaamka gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeeneynaa bilashadda bisha bar...
28/02/2025

Ramadaan Mubaarak dhamaan Umadda islaamka gaar ahaan Umadda Soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeeneynaa bilashadda bisha barakeysan ramadaan aynu kawada faaideysano qeyrka weyn alaah nagu maneystay

Tacsi Tiiraanyo Leh‎إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونAgaasimaha Isbitaalka dhimirka iyo neerfaha ee Dahraan, dh...
28/02/2025

Tacsi Tiiraanyo Leh

‎إِنَّا لِلَّهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُون

Agaasimaha Isbitaalka dhimirka iyo neerfaha ee Dahraan, dhaqaatiirta kalaaliyaasha iyo dhamaan hoolwadeenada isku duuban waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan bahda waxbarashada, dhaqaatiirta Soomaaliyeed, qoyskiisa, qaraabadiisa, iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, geerida ku timid Prof. Dr. Mohamed Yusuf.

Prof. Dr. Mohamed Yusuf wuxuu ahaa dhaqtar muddo dheer si hagar la’aan ah ugu adeegay bulshada Soomaaliyeed, isla markaana door weyn ka qaatay horumarinta aqoonta caafimaadka, isagoo bare sare ka ahaa Jaamacaddaha.

Allaah ha u naxariisto, Jannatul Firdowsana ha ka waraabiyo. Dhamaanteenna samir iyo iimaan ha inaga siiyo.

Aamiin, Aamiin.

22/02/2025
Hambalyo dhalasho farxad leh Dhamaan dhaqaatiirta kalkaalishaa iyo dhamaan hoolwadeenada isbitaalka isku duuban waxeey H...
22/02/2025

Hambalyo dhalasho farxad leh
Dhamaan dhaqaatiirta kalkaalishaa iyo dhamaan hoolwadeenada isbitaalka isku duuban waxeey Hambalyo dhalasho farxad leh u dirayaan Agaasimaha isbitaalka dhimirka ee Dahraan prof. Dr. Mohamed Muhumad Abdi iyo Marwadiisa Seynab Aweys oo caawa wiil ugu dhashay deegaanka Ceelasha biyaha waxaan loo bixiyay Ilyaas Maxamed Muxumad Adeer soo barbaar noqo kii DDD anfaca aamiin ducada waa dhankiina

Address

Wajeer Street
Merca
252

Opening Hours

Thursday 08:00 - 16:00
Saturday 08:00 - 16:00

Telephone

+252615896065

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dahraan Mental Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Dahraan Mental Hospital:

Share

Share on Facebook Share on Twitter Share on LinkedIn
Share on Pinterest Share on Reddit Share via Email
Share on WhatsApp Share on Instagram Share on Telegram

Category