08/06/2023
Bilahii la soo dhaafay iyo tan hada socota waxaa aad uso badatay cabuqa qumanka taaso sababtay xiliga kulul an ku jirno iyo wacyi galin la aanta bushadeena somaliyeed , maanta waxaa ka hadleen waxa qumanka aay noo qabtan oo faido ah iyo waxyabaha keena cabuqa ku dhaca qumanka .
Tonsils (Quumanka) waa labo xabo oo ku kala yaala labada dacal ee danbe ee dhuunta.
SHAQADA UU INOO QABTA QUMANKA:
* waa ka qayb ka mid ah difaaca jirka ,
* waxay Jojiyaan jermiska so galaayo jirka asaga u so maraayo dhuunta iyo sanka .
* waxaay ka samaysanyihiin WBC Kuwaas oo masuul ka ah dilida jirmiska .
βͺοΈQUMANKA waxaa ku dhaca cabuq(infection) kaas aa kenaan Bacteria Ama Virus .
Waxa uu ku dhici karaa caabuqa Qumanka cidkasta caruurta iyo dadka waaweynba balse waxa uu aad ugu badanyahay caruurta xiliga iskoolka ay dhiganayaan iyo haweenka,
CALAAMADAHA LAGU ARKI KARO QOFKA QUMANKIISA AY CABUQSANYIHIIN AMA AY KACSANYIHIIN
- Dhuun xanuun daran
- Cunto liqida oo dhibta
- Barar dhuunta ah
- Qandho badan
- Dhaxan
- Codka oo dhibaya
- Dhuunta meesha ay kaga yaalaan oo gaduud ama barar noqota
- Dhago xanuun
- Quurada Xiliga hordada .
inta badan xanuunka xabuqa Qumaka waa wax la daween kara sidoo klana qofka ayaa iska controli kara oon dawa u bahnaneen
DAWADA
1): ANTIBIOTIC IYO ANTI PAINS
2): Daily oral care ( Jogteeya Nadafada Afkaaga )Ku Luqluqa biya Diran oo Cusbo leh si joogta ah
3): tonsilectomy ( in laga saro qumanka ) in laga saaro qumanka guud ahaneed hadaayba daawada shaqayn wayso oo qumanka aay xiraan meesha hawada marayso sidoo kalana cunista iyo cabidan ay dhibaysa , xanuunka iyo qandhada joogta tahay
KA HORTAGA CABUQA QUMANKA
1): Fadlan jooji cabista cabitanada qaboowga ah iyo Jalatada
2): JOOJI CUNTOOYINKA BASBAASKA BADAN LEH
3): Iska jooyi cuntooyinka Xasaasiyada ku qabta qumak iyo jirkaba uma Ficno
4): jooji isticmaalka cabitaanada asidka le sida Coca Spirate and Fantada
3): isticmaal waji dabool(facemask )
AWERNESS
CABUQA QUMANKA