
29/11/2023
MIDWIFERY 👩🍼🤱
Waa qeeby kamid ah caafimadka LAxariira xirfadda deryeelka hooyada xiliga dhalmada kahor iyo dhalmada kadib
Dad badan oo aduunyada kunool ayaa ku shaqeesta xirfadda umulidanimada
balse dadkas ayaa is kugu jira 2nooc o kale ah
* umuloso aqoon dhameys Tirana leh
*umuliso dhaqameed 🤱🤰
Waa maxay umuliso
What is a midwife 🤱👩🍼
Umuliso marka aan si kooban uqeexno umuliso
Waa shaqsi qoon iyo xirfad uleh dhalmada iyo
Daryelka hooyada iyo canugeeda umulisada
Aqoonta leh waa badbaadada
Canuga
Iyo hooyada