
26/05/2025
Waxaa sharaf ii ahayd in aan ka qeybgalo xuska maalinta qaliimada aduunka oo ku beegneyd 25 -may-2025, qaliin hufan oo badqaba ayaa ah baahiyaha ugu badan ee kajira dalkeena .
Qaliimada waxee ka midyihiin waxyaabaha lagu daawooyeyo ama lagu badbaadiyo dhibaatooyinka soogaara bani’aadamka sida , hooyada dhaliweeso , dhawacyada shilalka , burooyinka iyo waxyaabo kale oo badan oo lamid ah . Dadka somaliyeed oo ku nool dhamaan dalka gaarka ahaan baadiyaha waa kuwa ugu nugul oo ubaahan in ee helaan adeeg qaliin oo badqaba .
.