DR bakar herbal

DR bakar herbal Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from DR bakar herbal, Medical and health, Mogadisho.

πŸ‘‹XANUUNKA GALAHA IYO XALKIISA varicocele (Gale ) waa ballaarinta[Bararida] xididdada ku dhex jira boorsada dabacsan ee m...
16/09/2023

πŸ‘‹XANUUNKA GALAHA IYO XALKIISA

varicocele (Gale ) waa ballaarinta[Bararida] xididdada ku dhex jira boorsada dabacsan ee maqaarka ee qabta xiniinyahaaga varicocele wuxuu la mid yahay xididka varicose ee laga yaabo inaad ku aragto lugtaada. Varicoceles waa sababta caadiga ah ee soo saarista shahwada hoose iyo hoos u dhaca tayada shahwada, taas oo keeni karta dhalmo la'aan.
FIIRO GAAR AH
DOCTOR AQON DURUGSAN U LEH IYO BAARITAAN AYAAD MARI DONTAA DAAWADUNA WAA DABIICI ORGANIC AH OO CIRIBTIRAAYA GABI AHAANBA XANUUNKAAN
Si toos ah ayey dibada uga timid
HA FUDUDEYSANIN EE LA XARIIR
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
: +252617137918
wa.me/+252617137918
Ama 0617137918

Ma tahay qof ka cawanaaya xanuunka macaanka ama sokorta diabetes (diabetes type 1 insulin)(diabetes type 2 non insulin) ...
16/09/2023

Ma tahay qof ka cawanaaya xanuunka macaanka ama sokorta diabetes (diabetes type 1 insulin)(diabetes type 2 non insulin) waxaan kuu haynaaa daawo aad oga bogsaneyso xanuunka macaanka insha allah oo waliba herbal ah oo kaa zuulinayso sokorta
Waxayna dawadas kaa Ma tahay qof ka cawanaayo xanuunka macaanka ama sokorta diabetes (diabetes type 1 insulin)(diabetes type 2 non insulin) waxaan kuu haynaaa daawo aad oga bogsaneyso xanuunka macaanka insha allah oo waliba herbal ah oo kaa zuulinayso sokorta
Waxayna dawadas kaa caawinaysaa inay sokorta mar danbe kugu soo laaban oo adi iyo sokor Aad is daysaan oo sokorta si walba aad u isticmaashid waxba kuu dhimin i.a
Dal iyo dibadba meshaa joogtid waa diyaar oo dawada waa la heli karaa

Fadlan nagala soo xiriir WhatsApp linge sotabo
πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡
wa.me/+252617137918
Ama 0617137918

  = DILAAGA QARSOON EE DUMARKAQanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qaybta h*...
16/09/2023

= DILAAGA QARSOON EE DUMARKA

Qanjirka thyroid ka waa qanjir u samaysan sidii balan baalisti oo kale waxa uuna qaybta h**e kaga yalaaa cunaha ( hawa marenka )waxa uuna dhuunta kaga yalaa dhan ka hoose. Qanjirkaan marka uu cadiga yahy lama daremo. Waxa uuna leeyahy 2 dhinac.

FG = DUMRKA QABAN CUDURKA KUDHOCO QANJIRKAAN WAXA AY MARAN XALADO
Ku bilawdaan tartiib tartiib kadibna isu badala halis cafimaad

●Astaamaha qanjirka 'thyroid' (hypothyroidism)

πŸ‘‰Calaamaduhu si tartiib tartiib ah ayey u kobcaan oo ma ogaan kartid inaad dhibaato caafimaad qabto dhowr sano.

Calaamadaha ugu h**eyo waxaa ka mid ah:

● daallanaan
● u nuglaansho qabow
● miisaanka oo kordha
● calool istaag
● niyad jab
●dhaqdhaqaaq oo dhiba
● fikir gaabis ah
● murqo xanuun iyo daciifnimo
● maqaar qalalan oo fiiqan
● timo jajaban iyo ciddiyaha oo siibta
● kabuubyo iyo dareemid la aan gacanta iyo faraha
● qufac iyo hergab soolaalabta ayan kadiba
● hurdo badan oo xad dhaaf ah

πŸ€” Xaaladaha halista ah πŸ€”

● indhaha oo soo barara
● Isha iyo baarka inta udhaxaysa oo midabku isbadala
● Kansar dhuunta ah

🀲🀲Iska Dawee Qaliin La'aan🀲🀲
Waxa lagaga daweynayaa daawo organic ama herbal ah oo lasoo warshadeyay.

Nagala so xiriir wixi faahfaahin ah numberka hoose ku qoran..
πŸ“ž WhatsApp: wa.me/+252617137918
Ama call 0617137918

Dal io dibadba waa diyar hadaa jogtid numberadas kur Ku xusan nagala soo xiriir mahadsanidiin

Markaa tahay shaqaale qaadata mushaar laga rabo; masruuf, kiro, waxbarasho, qaaraan,  caafimaad iyo qarashaad kale oo ba...
28/07/2023

Markaa tahay shaqaale qaadata mushaar laga rabo; masruuf, kiro, waxbarasho, qaaraan, caafimaad iyo qarashaad kale oo badan waa adagtahay inaad gaarto hurumar dhaqaale.

Weligaa haku fekerin inaad ahaato shaqaale ku feker inaad noqoto loo shaqeeye waxayna kaaga xirantahay inaad hurto mid lamida juhdiga uu bixiyey qofka aad u shaqayso.

Hadaba wxaan kuhyaa fursad ganacsi oo cajiib ah kusameyn karto dhaqaale badan oo xalal ah
Si kuugu hago fursadaas oo aad iila soo xiriirto taabo linkigaan hoose
Wa.me/+252617137918

πŸ₯‡ AMA igala soo xariir lamparkaan +252 617137918

Mahadsnidiin
FG Meel kasto Aad jogtid waad Ka faidesan kartaa shaqadan By online

Address

Mogadisho

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DR bakar herbal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share