
16/07/2025
U fiirso tirooyinkan!!
Holland waxay leedahay 2 milyan sac 🐄, waxayna u dhoofisaa caanahaas adduunka oo dhan...
Sudan waxay leedahay 8 milyan oo sac 🐄, haddana dadkeedu waa faqiir...
Xitaa waxay ka soo dhoofsataa caano iyo farmaajo 🥛🧀 Holland, oo qiimahoodu gaarayo $100 milyan sanadkii.
Dhulka daaqsinka ah ee Suudaan 🇸🇩 wuxuu afar jibaar ka weyn dhulka Holland 🇱🇺...
Haddana dakhliga ay Holland 🐮 kasoo xareeyaan caanaha (14 bilyan USD) waa ku dhowaad nus miisaaniyadda Sudan oo ah 24 bilyan USD.
👉 Farsamada maamulka 👨💼... waa ka muhiimsan tahay lahaanshaha khayraadka.!!!