Samadeeq Hospital

Samadeeq Hospital SAMADEEQ HOSPITAL IS SPECIALIZED HEALTH FACILITY THAT PROVIDE QUALITY SERVICE LOCATED IN GUBADLEY DISTRICT MOGADISHU SOMALIA

dhaqaatiir iyo shaqaale ucarbisan u adeegidda bulsha ugu imoow samadeeq specialist hospital
isbitaalka waxa uu kuyaalaa deegaanka gubadley ee magaalada muqdisho dhabarka danbe ee qorax kasoobaxa hormuud telecom

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊
24/07/2025

𝐉𝐔𝐌𝐂𝐎 𝐌𝐔𝐁𝐀𝐀𝐑𝐀𝐊

24/07/2025

Xubinta qabsinka waa cad yar oo ku yaala mindhicirada waa weyn iyo kuwa yar-yar Halka ay isaga yimaadaan , wuxuuna inta badan ku dhacaa dadka da'doodu u dhaxeyso 10 ilaa 30 sano, Haddii aan si deg-deg ah qaliin loogu samayn waxa ay keeni karta xaalad caafimaad oo halis ah.

23/07/2025

Labo-labada ku timaada hooyada uurka leh waxaa keeni karo dhowr arimood, hadii aad tahay hooyo uur leh misne la dhiban laba-labo ama matag joogto ah dhameyso muuqaalkan, si aad u ogaato waxyaabaha keeni kara iyo sida aad uga hortagi lahed.

kabitaanka Lafaha  iyo daaweynta dhaawacyada Kala duwannagu soo booqo Samadeeq Hospital. Degmada  Gubadley
23/07/2025

kabitaanka Lafaha iyo daaweynta dhaawacyada Kala duwan
nagu soo booqo Samadeeq Hospital.

Degmada Gubadley

Hadii aad la dhibantahay dhicis soo noq-noqda, nagu soo booqo Samadeeq Hospital waxaa heegan kuugu ah dhaqtarada haweenk...
21/07/2025

Hadii aad la dhibantahay dhicis soo noq-noqda, nagu soo booqo Samadeeq Hospital waxaa heegan kuugu ah dhaqtarada haweenka iyo qaliimadooda.

Qeybteena bukaan socodka waxaa kuugu diyaar ah daryeel joogto ah iyo kalkaaliyayaal heegan kuu ah mar walba, si ay kuu s...
19/07/2025

Qeybteena bukaan socodka waxaa kuugu diyaar ah daryeel joogto ah iyo kalkaaliyayaal heegan kuu ah mar walba, si ay kuu siiyaan daryeel caafimaad oo dhameystiran.

Maka cabaneysaa xanuunada qabsiinka iyo eernada, nagu soo booqo Samadeeq Hospital waxaa heegan kuugu ah dhaqtarka qaliim...
17/07/2025

Maka cabaneysaa xanuunada qabsiinka iyo eernada, nagu soo booqo Samadeeq Hospital waxaa heegan kuugu ah dhaqtarka qaliimada guud iyo kuwa leesarka.

Haddii aad la dhibban tahay burooyin ku samaysma dhuunta, waxaa muhim ah in aad la kulantid dhaqtarka, si loo sameeyo ba...
14/07/2025

Haddii aad la dhibban tahay burooyin ku samaysma dhuunta, waxaa muhim ah in aad la kulantid dhaqtarka, si loo sameeyo baaritaan sax ah iyo daaweyn habboon.

Dr.Ali Mohamed Arif  oo ah qabiir ku taqasusay qaliimada guud, leesarka, dhaawacyada iyo shilalka Ayaa heegan kugu   Ah ...
12/07/2025

Dr.Ali Mohamed Arif oo ah qabiir ku taqasusay qaliimada guud, leesarka, dhaawacyada iyo shilalka Ayaa heegan kugu Ah Samadeeq Hospital.


Balan Qabso oo Hel Adeegii Aad Ubaahneed

Dr. HALIIMA SALAD  oo ku taqasustay cudurada haweenka daaweyntooda iyo qaliimadooda, waxay kaa daaweyneysaa dhamaan xanu...
09/07/2025

Dr. HALIIMA SALAD oo ku taqasustay cudurada haweenka daaweyntooda iyo qaliimadooda, waxay kaa daaweyneysaa dhamaan xanuunada haweynka.

Hadii aad ka cabaneyso dhalmo la'aan, nagu soo booqo Samadeeq Hospital waxaa heegan kuugu ah dhaqaatiir Khibrad sare u l...
07/07/2025

Hadii aad ka cabaneyso dhalmo la'aan, nagu soo booqo Samadeeq Hospital waxaa heegan kuugu ah dhaqaatiir Khibrad sare u leh daaweynta haweeynka iyo qaliimadooda.

Dr. Halimo Salad oo ku taqasustay cudurada haweenka daaweyntooda iyo qaliimadooda waxay kaa daaweyneysaa DHICISKA.Hadii ...
02/07/2025

Dr. Halimo Salad oo ku taqasustay cudurada haweenka daaweyntooda iyo qaliimadooda waxay kaa daaweyneysaa DHICISKA.
Hadii aad isku aragto dhicis soo laa laabto lakulan dhaqtarada.

Address

Mogadishu

Telephone

+252615978615

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Samadeeq Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to Samadeeq Hospital:

Share

Category