DUCO Community Hospital

DUCO Community Hospital Ku soo dhawaaw Duco Community Hospital

19/03/2026

CIID MUBARAK.

19/03/2026

Ciid Wanaagsan | Ciidul Fidriga 🌙✨

Maamulka, Dhakhaatiirta iyo Howlwadeennada Duco Community Hospital, waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaan guud ahaan bulshada Soomaaliyeed munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga.

Ku soo dhawaaw Duco Community Hospital

14/03/2026

Dhakhaatiirta Qeybta Lafaha iyo adeegyada ay kuu qabanayaan.

08/03/2026

Qeybta Daweynta iyo Baxnaaninta Dhaawacyada soo gaara lafaha.

Ku soo dhawaaw Duco Community Hospital

28/02/2026

Qiimo Dhimis 30%

Bisha barakaysan ee Ramadaan awgeed, waxaan idiin sameeynay fursad gaar ah. Si aad u heshaan daryeel caafimaad oo tayo leh, waxaanu ku samaynay qiimo dhimis 30% dhammaan adeegyada isbitaalka.

Ka faa’iidayso fursaddan gaarka ah oo nagu soo booqo Duco Community Hospital – oo ku yaalla Tabeelaha Sheikh Ibrahim. Ama si aad faahfaahin u hesho nagala soo xiriir lambarada shaashadda kaaga muuqda 0613220016 – 061322001."

"Duco Community Hospital – Caafimaadkaaga Waa Mudnaanteena Koowaad."

17/02/2026

Ramadan Mubarak.

Ku soo dhawaaw Duco Community Hospital

14/02/2026

Dr.Raqia Ali Farah Dhaqtarka cudurada haweenka iyo qaliimadooda.

Ku soo dhawaaw Duco Community Hospital

Daryeelka Hooyada Uurka leh, Waa muhiim. Si aad u hesho baaritaano iyo latalin joogto ah fadlan booqo qeybta Hooyada iyo...
07/02/2026

Daryeelka Hooyada Uurka leh, Waa muhiim. Si aad u hesho baaritaano iyo latalin joogto ah fadlan booqo qeybta Hooyada iyo Dhalaanka .

QAYBTA GARGAARKA DEG-DEGGA AH (EMERGENCY), waxay kuu furan tahay 24 Saac ah – Maalin & Habeen.
05/02/2026

QAYBTA GARGAARKA DEG-DEGGA AH (EMERGENCY), waxay kuu furan tahay 24 Saac ah – Maalin & Habeen.

Jimco Wanaagsan.
05/02/2026

Jimco Wanaagsan.

Qeybta Hooyada iyo Dhalaanka, 24 saac waa kuu furantahay mar kasta – si degdeg ah ayaa laguu gu adeegayaa.📍 Tabeelaha Sh...
01/02/2026

Qeybta Hooyada iyo Dhalaanka, 24 saac waa kuu furantahay mar kasta – si degdeg ah ayaa laguu gu adeegayaa.

📍 Tabeelaha Sheikh Ibraahim, Mogadishu – Somalia
📞 +252 613220016 / +252 613002217

Duco Community Hospital – Caafimaadka Bulshadaada waa mudnaanta koowaad! ❤️

27/12/2025

Tiir muhiim u ah badbaadada hooyada iyo korinta jiil caafimaad qaba.

KU SOO DHAWAAW DUCO Community Hospital QEYBTA HOOYADA IYO DHALAANKA.

Address

Tabeelaha Sh Ibrahim
Mogadisho
12345

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DUCO Community Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Practice

Send a message to DUCO Community Hospital:

Share

Category